{"id":122949,"date":"2019-02-03T14:27:28","date_gmt":"2019-02-03T12:27:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122949"},"modified":"2019-02-03T14:27:28","modified_gmt":"2019-02-03T12:27:28","slug":"mahad-salaad-iscafinta-haddii-ay-dhab-tahay-waxaa-la-rabaa-in-loo-fadhi-badasho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-iscafinta-haddii-ay-dhab-tahay-waxaa-la-rabaa-in-loo-fadhi-badasho\/","title":{"rendered":"Mahad Salaad \u201cIscafinta haddii ay dhab tahay waxaa la rabaa in loo fadhi Badasho\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka dhawaajiyay in madaxda dowladda iyo maamulada looga baahan yahay inay ka dhabeeyaan barnaamijka is cafinta.<\/p>\n<p>Isaga oo ka qeyb galayay munaasabad ka dhacday magaalada Nairobi oo lagu soo dhaweynayay madaxda cusub ee Puntland, ayuu ka sheegay magaalada Garowe inay kulmisay masuuliyiin muddo xurguf siyaasadeed ay ka dhaxeysay.<\/p>\n<p>Xildhibaan Mahad Salaad ayaa sheegay in xafladii ka dhacday magaalada Garowe sido kale ay isku arkeen dad siyaasiyiin ah oo deris ah balse aan sanado wada hadal, isaga oo madaxweynaha Puntland ku amaanay dadaalka uu sameeyay.<\/p>\n<p>Dhinaca kale mar uu ka hadlayay doorashadii ka dhacday magaalada Garowe ayuu weeraray madaxda dowladda Soomaaliya, isaga oo sheegay inaysan u suuragalin sidii ay doonayeen.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale si kaftan ah u sheegay in ciidamo AMISOM ah aysan ku sugnayn deegaanada Puntland, islamarkaana aysan suurogal aheyn ruuxii kahor yimaadaa inay AMISOM xiraan, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka dhawaajiyay in madaxda dowladda iyo maamulada looga baahan yahay inay ka dhabeeyaan barnaamijka is cafinta. Isaga oo ka qeyb galayay munaasabad ka dhacday magaalada Nairobi oo lagu soo dhaweynayay madaxda cusub ee Puntland, ayuu ka sheegay magaalada Garowe inay kulmisay masuuliyiin muddo xurguf [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122950,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122949","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mahad Salaad \u201cIscafinta haddii ay dhab tahay waxaa la rabaa in loo fadhi Badasho\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-iscafinta-haddii-ay-dhab-tahay-waxaa-la-rabaa-in-loo-fadhi-badasho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mahad Salaad \u201cIscafinta haddii ay dhab tahay waxaa la rabaa in loo fadhi Badasho\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka dhawaajiyay in madaxda dowladda iyo maamulada looga baahan yahay inay ka dhabeeyaan barnaamijka is cafinta. Isaga oo ka qeyb galayay munaasabad ka dhacday magaalada Nairobi oo lagu soo dhaweynayay madaxda cusub ee Puntland, ayuu ka sheegay magaalada Garowe inay kulmisay masuuliyiin muddo xurguf [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-iscafinta-haddii-ay-dhab-tahay-waxaa-la-rabaa-in-loo-fadhi-badasho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-03T12:27:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/mahad-salaad.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"541\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-iscafinta-haddii-ay-dhab-tahay-waxaa-la-rabaa-in-loo-fadhi-badasho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-iscafinta-haddii-ay-dhab-tahay-waxaa-la-rabaa-in-loo-fadhi-badasho\/\",\"name\":\"Mahad Salaad \u201cIscafinta haddii ay dhab tahay waxaa la rabaa in loo fadhi Badasho\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-iscafinta-haddii-ay-dhab-tahay-waxaa-la-rabaa-in-loo-fadhi-badasho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-iscafinta-haddii-ay-dhab-tahay-waxaa-la-rabaa-in-loo-fadhi-badasho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/mahad-salaad.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-03T12:27:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-iscafinta-haddii-ay-dhab-tahay-waxaa-la-rabaa-in-loo-fadhi-badasho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-iscafinta-haddii-ay-dhab-tahay-waxaa-la-rabaa-in-loo-fadhi-badasho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-iscafinta-haddii-ay-dhab-tahay-waxaa-la-rabaa-in-loo-fadhi-badasho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/mahad-salaad.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/mahad-salaad.jpg\",\"width\":512,\"height\":541},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-iscafinta-haddii-ay-dhab-tahay-waxaa-la-rabaa-in-loo-fadhi-badasho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mahad Salaad \u201cIscafinta haddii ay dhab tahay waxaa la rabaa in loo fadhi Badasho\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mahad Salaad \u201cIscafinta haddii ay dhab tahay waxaa la rabaa in loo fadhi Badasho\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-iscafinta-haddii-ay-dhab-tahay-waxaa-la-rabaa-in-loo-fadhi-badasho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mahad Salaad \u201cIscafinta haddii ay dhab tahay waxaa la rabaa in loo fadhi Badasho\u201d - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka dhawaajiyay in madaxda dowladda iyo maamulada looga baahan yahay inay ka dhabeeyaan barnaamijka is cafinta. Isaga oo ka qeyb galayay munaasabad ka dhacday magaalada Nairobi oo lagu soo dhaweynayay madaxda cusub ee Puntland, ayuu ka sheegay magaalada Garowe inay kulmisay masuuliyiin muddo xurguf [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-iscafinta-haddii-ay-dhab-tahay-waxaa-la-rabaa-in-loo-fadhi-badasho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-03T12:27:28+00:00","og_image":[{"width":512,"height":541,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/mahad-salaad.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-iscafinta-haddii-ay-dhab-tahay-waxaa-la-rabaa-in-loo-fadhi-badasho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-iscafinta-haddii-ay-dhab-tahay-waxaa-la-rabaa-in-loo-fadhi-badasho\/","name":"Mahad Salaad \u201cIscafinta haddii ay dhab tahay waxaa la rabaa in loo fadhi Badasho\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-iscafinta-haddii-ay-dhab-tahay-waxaa-la-rabaa-in-loo-fadhi-badasho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-iscafinta-haddii-ay-dhab-tahay-waxaa-la-rabaa-in-loo-fadhi-badasho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/mahad-salaad.jpg","datePublished":"2019-02-03T12:27:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-iscafinta-haddii-ay-dhab-tahay-waxaa-la-rabaa-in-loo-fadhi-badasho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-iscafinta-haddii-ay-dhab-tahay-waxaa-la-rabaa-in-loo-fadhi-badasho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-iscafinta-haddii-ay-dhab-tahay-waxaa-la-rabaa-in-loo-fadhi-badasho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/mahad-salaad.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/mahad-salaad.jpg","width":512,"height":541},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/mahad-salaad-iscafinta-haddii-ay-dhab-tahay-waxaa-la-rabaa-in-loo-fadhi-badasho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mahad Salaad \u201cIscafinta haddii ay dhab tahay waxaa la rabaa in loo fadhi Badasho\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122949"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122949"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122949\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122951,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122949\/revisions\/122951"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122950"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122949"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122949"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122949"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}