{"id":122965,"date":"2019-02-03T18:25:47","date_gmt":"2019-02-03T16:25:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=122965"},"modified":"2019-02-03T18:25:47","modified_gmt":"2019-02-03T16:25:47","slug":"daawo-hubka-ciidamada-dowladda-si-qarsoodi-ah-ayaa-loogu-iibiyaa-suuqyada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hubka-ciidamada-dowladda-si-qarsoodi-ah-ayaa-loogu-iibiyaa-suuqyada\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Hubka Ciidamada dowladda si qarsoodi ah ayaa loogu iibiyaa Suuqyada"},"content":{"rendered":"<p>Xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka sida ayaa shaaca ka qaaday in Kiisaska la horkeeno Maxkamadda intooda badan dambiyada lagu galo ay yihiin hubkii Ciidamada oo si qarsoodi ah loogu iibiyo Suuqyada.<\/p>\n<p>G\/Sare C\/llaahi Buule Kamey oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in digniin loo diray xubnaha ka tirsan ciidamada ee sida sharci darada ugu heysta guryahooda hubka noocyadiisa kala duwan oo ka badan difaaca Nafta.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa jira kiisaska la horkeeno Maxkamadda Ciidamada intooda badan hubka dambiyada lagu galo ay yihiin hubka ciidamada qalabka sida oo leh shaabadii iyo astaanti ciidamada, si qarsoodi ahna loogu iibiyo suuqyada sharci darada cirtoogto\u201dayuu yiri G\/sare C\/llaahi Buule.<\/p>\n<p>Waxaa uu ugu baaqay Saraakiisha Ciidamada qalabka in la joojiyo gaadiidka gaashaaman ee iska yaalo xaafadaha, kaasoo loo adeegsano karo dano gaar ah iyo dad ka soo horjeeda nidaamka dowladnimada.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu sheegay in baaritaan lagu sameynayo hantida Ciidamada qalabka sida cid walba oo isticmaashay agabka Ciidanka leeyahay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/rVEf30gCGao\" width=\"860\" height=\"792\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka sida ayaa shaaca ka qaaday in Kiisaska la horkeeno Maxkamadda intooda badan dambiyada lagu galo ay yihiin hubkii Ciidamada oo si qarsoodi ah loogu iibiyo Suuqyada. G\/Sare C\/llaahi Buule Kamey oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in digniin loo diray xubnaha ka tirsan ciidamada ee sida sharci [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122966,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-122965","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Hubka Ciidamada dowladda si qarsoodi ah ayaa loogu iibiyaa Suuqyada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hubka-ciidamada-dowladda-si-qarsoodi-ah-ayaa-loogu-iibiyaa-suuqyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Hubka Ciidamada dowladda si qarsoodi ah ayaa loogu iibiyaa Suuqyada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka sida ayaa shaaca ka qaaday in Kiisaska la horkeeno Maxkamadda intooda badan dambiyada lagu galo ay yihiin hubkii Ciidamada oo si qarsoodi ah loogu iibiyo Suuqyada. G\/Sare C\/llaahi Buule Kamey oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in digniin loo diray xubnaha ka tirsan ciidamada ee sida sharci [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hubka-ciidamada-dowladda-si-qarsoodi-ah-ayaa-loogu-iibiyaa-suuqyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-03T16:25:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-3.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"691\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"386\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hubka-ciidamada-dowladda-si-qarsoodi-ah-ayaa-loogu-iibiyaa-suuqyada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hubka-ciidamada-dowladda-si-qarsoodi-ah-ayaa-loogu-iibiyaa-suuqyada\/\",\"name\":\"DAAWO:-Hubka Ciidamada dowladda si qarsoodi ah ayaa loogu iibiyaa Suuqyada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hubka-ciidamada-dowladda-si-qarsoodi-ah-ayaa-loogu-iibiyaa-suuqyada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hubka-ciidamada-dowladda-si-qarsoodi-ah-ayaa-loogu-iibiyaa-suuqyada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-3.png\",\"datePublished\":\"2019-02-03T16:25:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hubka-ciidamada-dowladda-si-qarsoodi-ah-ayaa-loogu-iibiyaa-suuqyada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hubka-ciidamada-dowladda-si-qarsoodi-ah-ayaa-loogu-iibiyaa-suuqyada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hubka-ciidamada-dowladda-si-qarsoodi-ah-ayaa-loogu-iibiyaa-suuqyada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-3.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-3.png\",\"width\":691,\"height\":386},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hubka-ciidamada-dowladda-si-qarsoodi-ah-ayaa-loogu-iibiyaa-suuqyada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Hubka Ciidamada dowladda si qarsoodi ah ayaa loogu iibiyaa Suuqyada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Hubka Ciidamada dowladda si qarsoodi ah ayaa loogu iibiyaa Suuqyada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hubka-ciidamada-dowladda-si-qarsoodi-ah-ayaa-loogu-iibiyaa-suuqyada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Hubka Ciidamada dowladda si qarsoodi ah ayaa loogu iibiyaa Suuqyada - Wardoon","og_description":"Xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka sida ayaa shaaca ka qaaday in Kiisaska la horkeeno Maxkamadda intooda badan dambiyada lagu galo ay yihiin hubkii Ciidamada oo si qarsoodi ah loogu iibiyo Suuqyada. G\/Sare C\/llaahi Buule Kamey oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in digniin loo diray xubnaha ka tirsan ciidamada ee sida sharci [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hubka-ciidamada-dowladda-si-qarsoodi-ah-ayaa-loogu-iibiyaa-suuqyada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-03T16:25:47+00:00","og_image":[{"width":691,"height":386,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-3.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hubka-ciidamada-dowladda-si-qarsoodi-ah-ayaa-loogu-iibiyaa-suuqyada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hubka-ciidamada-dowladda-si-qarsoodi-ah-ayaa-loogu-iibiyaa-suuqyada\/","name":"DAAWO:-Hubka Ciidamada dowladda si qarsoodi ah ayaa loogu iibiyaa Suuqyada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hubka-ciidamada-dowladda-si-qarsoodi-ah-ayaa-loogu-iibiyaa-suuqyada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hubka-ciidamada-dowladda-si-qarsoodi-ah-ayaa-loogu-iibiyaa-suuqyada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-3.png","datePublished":"2019-02-03T16:25:47+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hubka-ciidamada-dowladda-si-qarsoodi-ah-ayaa-loogu-iibiyaa-suuqyada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hubka-ciidamada-dowladda-si-qarsoodi-ah-ayaa-loogu-iibiyaa-suuqyada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hubka-ciidamada-dowladda-si-qarsoodi-ah-ayaa-loogu-iibiyaa-suuqyada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-3.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-3.png","width":691,"height":386},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hubka-ciidamada-dowladda-si-qarsoodi-ah-ayaa-loogu-iibiyaa-suuqyada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Hubka Ciidamada dowladda si qarsoodi ah ayaa loogu iibiyaa Suuqyada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122965"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=122965"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122965\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":122967,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/122965\/revisions\/122967"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122966"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=122965"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=122965"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=122965"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}