{"id":123076,"date":"2019-02-05T18:48:15","date_gmt":"2019-02-05T16:48:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123076"},"modified":"2019-02-05T18:48:15","modified_gmt":"2019-02-05T16:48:15","slug":"taliyihii-saldhiga-booliiska-xamar-weyne-oo-laxiray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-xamar-weyne-oo-laxiray\/","title":{"rendered":"Taliyihii saldhiga booliiska Xamar Weyne oo laxiray"},"content":{"rendered":"<p>Warar lagu kalsoonaan karo oo Wardoon heshay ayaa sheegaya in xabsiga la dhigay taliyihii saldhiga booliiska degmada Xamar Weyn ee gobolka Banaadir Gaashaanle Dhaxe Siciid Cumar .<\/p>\n<p>Xariga taliyaha ayaa la sheegay in salka ku heyso qaraxiii xooganaa ee shalay ka dhacay Baar ku dhaw Xarunta Ganacsiga ee Miuqdisho Mall sidoo kale aan ka fogeyn saldhiga booliiska Xamar Weyne.<\/p>\n<p>Xarunta dambi baarista CID-da ayaa la sheegay in lagu xiray taliyaha iyo ciidamo kale oo katirsanaa booliiska saldhiga Xamar Weyne, waxaana wax laga weediinayaa sida gaariga qarxay ugu gudbay koontarool laga galo goobta uu qarxa ka dhacay.<\/p>\n<p>Dowlada Soomaaliya ayaa marar badan xirtay saraakiil iyo ciidamo katirsan booliiska Nabad sugida oo lagu eedeeyay in ay kasoo bixi waayeen shaqadii laga rabay halka kuwa kalana lagu tuhmay in ay fududeeyeen qaraxyo dhacay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar lagu kalsoonaan karo oo Wardoon heshay ayaa sheegaya in xabsiga la dhigay taliyihii saldhiga booliiska degmada Xamar Weyn ee gobolka Banaadir Gaashaanle Dhaxe Siciid Cumar . Xariga taliyaha ayaa la sheegay in salka ku heyso qaraxiii xooganaa ee shalay ka dhacay Baar ku dhaw Xarunta Ganacsiga ee Miuqdisho Mall sidoo kale aan ka fogeyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123077,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123076","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyihii saldhiga booliiska Xamar Weyne oo laxiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-xamar-weyne-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyihii saldhiga booliiska Xamar Weyne oo laxiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar lagu kalsoonaan karo oo Wardoon heshay ayaa sheegaya in xabsiga la dhigay taliyihii saldhiga booliiska degmada Xamar Weyn ee gobolka Banaadir Gaashaanle Dhaxe Siciid Cumar . Xariga taliyaha ayaa la sheegay in salka ku heyso qaraxiii xooganaa ee shalay ka dhacay Baar ku dhaw Xarunta Ganacsiga ee Miuqdisho Mall sidoo kale aan ka fogeyn [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-xamar-weyne-oo-laxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-05T16:48:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dayniile.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-xamar-weyne-oo-laxiray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-xamar-weyne-oo-laxiray\/\",\"name\":\"Taliyihii saldhiga booliiska Xamar Weyne oo laxiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-xamar-weyne-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-xamar-weyne-oo-laxiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dayniile.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-05T16:48:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-xamar-weyne-oo-laxiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-xamar-weyne-oo-laxiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-xamar-weyne-oo-laxiray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dayniile.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dayniile.jpg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-xamar-weyne-oo-laxiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyihii saldhiga booliiska Xamar Weyne oo laxiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyihii saldhiga booliiska Xamar Weyne oo laxiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-xamar-weyne-oo-laxiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyihii saldhiga booliiska Xamar Weyne oo laxiray - Wardoon","og_description":"Warar lagu kalsoonaan karo oo Wardoon heshay ayaa sheegaya in xabsiga la dhigay taliyihii saldhiga booliiska degmada Xamar Weyn ee gobolka Banaadir Gaashaanle Dhaxe Siciid Cumar . Xariga taliyaha ayaa la sheegay in salka ku heyso qaraxiii xooganaa ee shalay ka dhacay Baar ku dhaw Xarunta Ganacsiga ee Miuqdisho Mall sidoo kale aan ka fogeyn [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-xamar-weyne-oo-laxiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-05T16:48:15+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dayniile.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-xamar-weyne-oo-laxiray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-xamar-weyne-oo-laxiray\/","name":"Taliyihii saldhiga booliiska Xamar Weyne oo laxiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-xamar-weyne-oo-laxiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-xamar-weyne-oo-laxiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dayniile.jpg","datePublished":"2019-02-05T16:48:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-xamar-weyne-oo-laxiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-xamar-weyne-oo-laxiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-xamar-weyne-oo-laxiray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dayniile.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/dayniile.jpg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-saldhiga-booliiska-xamar-weyne-oo-laxiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyihii saldhiga booliiska Xamar Weyne oo laxiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123076"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123076"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123076\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123078,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123076\/revisions\/123078"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123077"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123076"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123076"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123076"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}