{"id":123083,"date":"2019-02-06T09:39:33","date_gmt":"2019-02-06T07:39:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123083"},"modified":"2019-02-06T09:39:33","modified_gmt":"2019-02-06T07:39:33","slug":"daawo-ciidamo-hubaysan-oo-l-wareegay-xarunta-baarlamaanka-hirshabeelle","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-hubaysan-oo-l-wareegay-xarunta-baarlamaanka-hirshabeelle\/","title":{"rendered":"Daawo: Ciidamo hubaysan oo l wareegay Xarunta Baarlamaanka Hirshabeelle"},"content":{"rendered":"<p>Ilaalada Madaxtooyada Hirshabeelle ayaa maanta la wareegay xarunta Baarlamaanka Hirshabeelle, iyagoo joojiyay kulan ay lahaayeen Guddiyada joogtada ee Baarlamaanka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare inuu adeegsado awood ciidan, isla markaana Xildhibaanada loo diiday inay galaan xarunta<\/p>\n<p>Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa maalmihii u dambeeyay eedeymo u jeediyay Madaxda Hirshabeelle, iyagoo ka dalbaday inuu hor-yimaado, si loola xisaabtamo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, ayaa 3-dii bishan dib ugu laabtay magaalada Jowhar oo uu mudo ka maqnaa, xili Qaar ka mid ah Xildhibaanada Hirshabeelle ay ku eedeeyeen Madaxda Hirshabeelle musuq maasuq baahsan, iyadoo aan la ogeyn halka ay ku baxeen lacagihii mushaarka Xildhibaanada.<\/p>\n<p>Baarlamaanka Hirshabeelle oo aan xasilneyn ayaa dhowr jeer oo hore mooshin is-daba joog ah ka keenay madaxda maamulkaas, iyadoo lagu xusuustay in Madaxweynihii u horeeyay ee Hirshabeelle Cali C\/llaahi Cosoble in isagoo aan muddo sanad ah dhameysan in xilka laga tuuray.<\/p>\n<div style=\"width: 400px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-123083-1\" width=\"400\" height=\"222\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Ciidamo-isugu-jira-Amison-iyo-kuwa-Hon-Mohamed-Cali.mp4?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Ciidamo-isugu-jira-Amison-iyo-kuwa-Hon-Mohamed-Cali.mp4\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Ciidamo-isugu-jira-Amison-iyo-kuwa-Hon-Mohamed-Cali.mp4<\/a><\/video><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ilaalada Madaxtooyada Hirshabeelle ayaa maanta la wareegay xarunta Baarlamaanka Hirshabeelle, iyagoo joojiyay kulan ay lahaayeen Guddiyada joogtada ee Baarlamaanka Hirshabeelle. Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare inuu adeegsado awood ciidan, isla markaana Xildhibaanada loo diiday inay galaan xarunta Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa maalmihii u dambeeyay eedeymo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123085,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123083","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: Ciidamo hubaysan oo l wareegay Xarunta Baarlamaanka Hirshabeelle - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-hubaysan-oo-l-wareegay-xarunta-baarlamaanka-hirshabeelle\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: Ciidamo hubaysan oo l wareegay Xarunta Baarlamaanka Hirshabeelle - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ilaalada Madaxtooyada Hirshabeelle ayaa maanta la wareegay xarunta Baarlamaanka Hirshabeelle, iyagoo joojiyay kulan ay lahaayeen Guddiyada joogtada ee Baarlamaanka Hirshabeelle. Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare inuu adeegsado awood ciidan, isla markaana Xildhibaanada loo diiday inay galaan xarunta Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa maalmihii u dambeeyay eedeymo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-hubaysan-oo-l-wareegay-xarunta-baarlamaanka-hirshabeelle\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-06T07:39:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/HirShabelle.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"519\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-hubaysan-oo-l-wareegay-xarunta-baarlamaanka-hirshabeelle\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-hubaysan-oo-l-wareegay-xarunta-baarlamaanka-hirshabeelle\/\",\"name\":\"Daawo: Ciidamo hubaysan oo l wareegay Xarunta Baarlamaanka Hirshabeelle - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-hubaysan-oo-l-wareegay-xarunta-baarlamaanka-hirshabeelle\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-hubaysan-oo-l-wareegay-xarunta-baarlamaanka-hirshabeelle\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/HirShabelle.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-06T07:39:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-hubaysan-oo-l-wareegay-xarunta-baarlamaanka-hirshabeelle\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-hubaysan-oo-l-wareegay-xarunta-baarlamaanka-hirshabeelle\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-hubaysan-oo-l-wareegay-xarunta-baarlamaanka-hirshabeelle\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/HirShabelle.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/HirShabelle.jpg\",\"width\":768,\"height\":519},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-hubaysan-oo-l-wareegay-xarunta-baarlamaanka-hirshabeelle\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: Ciidamo hubaysan oo l wareegay Xarunta Baarlamaanka Hirshabeelle\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: Ciidamo hubaysan oo l wareegay Xarunta Baarlamaanka Hirshabeelle - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-hubaysan-oo-l-wareegay-xarunta-baarlamaanka-hirshabeelle\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: Ciidamo hubaysan oo l wareegay Xarunta Baarlamaanka Hirshabeelle - Wardoon","og_description":"Ilaalada Madaxtooyada Hirshabeelle ayaa maanta la wareegay xarunta Baarlamaanka Hirshabeelle, iyagoo joojiyay kulan ay lahaayeen Guddiyada joogtada ee Baarlamaanka Hirshabeelle. Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare inuu adeegsado awood ciidan, isla markaana Xildhibaanada loo diiday inay galaan xarunta Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa maalmihii u dambeeyay eedeymo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-hubaysan-oo-l-wareegay-xarunta-baarlamaanka-hirshabeelle\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-06T07:39:33+00:00","og_image":[{"width":768,"height":519,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/HirShabelle.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-hubaysan-oo-l-wareegay-xarunta-baarlamaanka-hirshabeelle\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-hubaysan-oo-l-wareegay-xarunta-baarlamaanka-hirshabeelle\/","name":"Daawo: Ciidamo hubaysan oo l wareegay Xarunta Baarlamaanka Hirshabeelle - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-hubaysan-oo-l-wareegay-xarunta-baarlamaanka-hirshabeelle\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-hubaysan-oo-l-wareegay-xarunta-baarlamaanka-hirshabeelle\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/HirShabelle.jpg","datePublished":"2019-02-06T07:39:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-hubaysan-oo-l-wareegay-xarunta-baarlamaanka-hirshabeelle\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-hubaysan-oo-l-wareegay-xarunta-baarlamaanka-hirshabeelle\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-hubaysan-oo-l-wareegay-xarunta-baarlamaanka-hirshabeelle\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/HirShabelle.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/HirShabelle.jpg","width":768,"height":519},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ciidamo-hubaysan-oo-l-wareegay-xarunta-baarlamaanka-hirshabeelle\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: Ciidamo hubaysan oo l wareegay Xarunta Baarlamaanka Hirshabeelle"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123083"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123083"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123083\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123086,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123083\/revisions\/123086"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123085"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123083"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123083"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123083"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}