{"id":123094,"date":"2019-02-06T10:01:15","date_gmt":"2019-02-06T08:01:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123094"},"modified":"2019-02-06T10:18:08","modified_gmt":"2019-02-06T08:18:08","slug":"xildhiban-fiqi-xaraashka-xirmooyinka-shidaalka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-xaraashka-xirmooyinka-shidaalka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"XILDHIBAN FIQI:-XARAASHKA XIRMOOYINKA SHIDAALKA SOOMAALIYA."},"content":{"rendered":"<p>Shirka London 07 Febraayo ka dhacaya ee ajendahiisu yahay xaraashka xirmooyinka ka mid ah shidaalka Soomaaliya, waxaa hareeyey mugdi weyn, waxaana jirta oo uusan shirkaas u noqonayn xalaal ama sharci:<\/p>\n<p>1. Shuruucdii kala duwanayd iyo hey&#8217;adihii maamuli lahaa khayraadka shidaalka Soomaaliya oo aanba jirin.<\/p>\n<p>2. Waxaa umadda Soomaaliyeed u kala caddaan la&#8217;, Xukuumadda Soomaaliya iyo shirkadda ugu weyn kuwa xaraashka loo samaynayo ee SOMA OIL &amp; GAS, oo la tuhunsan yahay in raysulwasaaruhu saxiixii dawladda Somalia iyo milkiyaddii Shirkadaas uu asagu wada leeyahay (confilct of interst).<\/p>\n<p>3. Waxaa muuqata in kooxda mashruucaan ku lugta leh aysan wax tixgalin ah siinayn codka dadka Soomaaliyeed ee dalbanaya in la joojiyo xaraashka, iyo in shidaalka dalka oo ah khayraad umadda ka dhexeeya iaan si mugdi ah loo maamulin ama si gaar ah oo dano qarsoon ah la isaga maamulanin.<\/p>\n<p>Sidaas awgeed, waxaan taageerayaa wadaniyiinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka UK iyo dalalka kale ee Yurub ee go&#8217;aansaday in maalinta khamiista 07 Febraayo la muujiyo dareenka dadka Soomaaliyeed ayagoo qabanaya banaanbax lagu diidayo in si raqiis ah oo sharci-darro ah ay dalaaliin danley ah ay isku dayaan in xaraash ay galiyaan xirmooyin ka mid shidaalka Soomaaliya. waxaan madaxda villa Somalia ee daaha gadaashiisa ka maamulaysa shirkaas ugu baaqaynaa in ay joojiyaan shirkaas, oo ay gartaan in la isku fahmay arrinta, ayna tixgaliyaan baaqyada ka soo baxaya dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Waxaan codkayga ku biirinayaa in banaanbaxaas lagu badbaadinayo khayraadka dalkeena laga wada qeybgalo, waxaana mas&#8217;uuliyad gaar ahi saaran tahay maaliyadda weyn ee London ku dhaqan.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/51518384_10156836275302319_8277905076211679232_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-123095\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/51518384_10156836275302319_8277905076211679232_n.jpg\" alt=\"\" width=\"940\" height=\"788\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/51518384_10156836275302319_8277905076211679232_n.jpg 940w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/51518384_10156836275302319_8277905076211679232_n-300x251.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/51518384_10156836275302319_8277905076211679232_n-768x644.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 940px) 100vw, 940px\" \/><\/a><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-123094 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-xaraashka-xirmooyinka-shidaalka-soomaaliya\/1-1309\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"600\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1-1.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1-1-300x188.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1-1-768x480.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-xaraashka-xirmooyinka-shidaalka-soomaaliya\/2-1183\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"960\" height=\"601\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-1.jpg 960w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-1-300x188.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-1-768x481.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirka London 07 Febraayo ka dhacaya ee ajendahiisu yahay xaraashka xirmooyinka ka mid ah shidaalka Soomaaliya, waxaa hareeyey mugdi weyn, waxaana jirta oo uusan shirkaas u noqonayn xalaal ama sharci: 1. Shuruucdii kala duwanayd iyo hey&#8217;adihii maamuli lahaa khayraadka shidaalka Soomaaliya oo aanba jirin. 2. Waxaa umadda Soomaaliyeed u kala caddaan la&#8217;, Xukuumadda Soomaaliya iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123095,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123094","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>XILDHIBAN FIQI:-XARAASHKA XIRMOOYINKA SHIDAALKA SOOMAALIYA. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-xaraashka-xirmooyinka-shidaalka-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"XILDHIBAN FIQI:-XARAASHKA XIRMOOYINKA SHIDAALKA SOOMAALIYA. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shirka London 07 Febraayo ka dhacaya ee ajendahiisu yahay xaraashka xirmooyinka ka mid ah shidaalka Soomaaliya, waxaa hareeyey mugdi weyn, waxaana jirta oo uusan shirkaas u noqonayn xalaal ama sharci: 1. Shuruucdii kala duwanayd iyo hey&#8217;adihii maamuli lahaa khayraadka shidaalka Soomaaliya oo aanba jirin. 2. Waxaa umadda Soomaaliyeed u kala caddaan la&#8217;, Xukuumadda Soomaaliya iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-xaraashka-xirmooyinka-shidaalka-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-06T08:01:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-02-06T08:18:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/51518384_10156836275302319_8277905076211679232_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"940\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"788\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-xaraashka-xirmooyinka-shidaalka-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-xaraashka-xirmooyinka-shidaalka-soomaaliya\/\",\"name\":\"XILDHIBAN FIQI:-XARAASHKA XIRMOOYINKA SHIDAALKA SOOMAALIYA. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-xaraashka-xirmooyinka-shidaalka-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-xaraashka-xirmooyinka-shidaalka-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/51518384_10156836275302319_8277905076211679232_n.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-06T08:01:15+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-06T08:18:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-xaraashka-xirmooyinka-shidaalka-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-xaraashka-xirmooyinka-shidaalka-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-xaraashka-xirmooyinka-shidaalka-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/51518384_10156836275302319_8277905076211679232_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/51518384_10156836275302319_8277905076211679232_n.jpg\",\"width\":940,\"height\":788},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-xaraashka-xirmooyinka-shidaalka-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"XILDHIBAN FIQI:-XARAASHKA XIRMOOYINKA SHIDAALKA SOOMAALIYA.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"XILDHIBAN FIQI:-XARAASHKA XIRMOOYINKA SHIDAALKA SOOMAALIYA. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-xaraashka-xirmooyinka-shidaalka-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"XILDHIBAN FIQI:-XARAASHKA XIRMOOYINKA SHIDAALKA SOOMAALIYA. - Wardoon","og_description":"Shirka London 07 Febraayo ka dhacaya ee ajendahiisu yahay xaraashka xirmooyinka ka mid ah shidaalka Soomaaliya, waxaa hareeyey mugdi weyn, waxaana jirta oo uusan shirkaas u noqonayn xalaal ama sharci: 1. Shuruucdii kala duwanayd iyo hey&#8217;adihii maamuli lahaa khayraadka shidaalka Soomaaliya oo aanba jirin. 2. Waxaa umadda Soomaaliyeed u kala caddaan la&#8217;, Xukuumadda Soomaaliya iyo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-xaraashka-xirmooyinka-shidaalka-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-06T08:01:15+00:00","article_modified_time":"2019-02-06T08:18:08+00:00","og_image":[{"width":940,"height":788,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/51518384_10156836275302319_8277905076211679232_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-xaraashka-xirmooyinka-shidaalka-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-xaraashka-xirmooyinka-shidaalka-soomaaliya\/","name":"XILDHIBAN FIQI:-XARAASHKA XIRMOOYINKA SHIDAALKA SOOMAALIYA. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-xaraashka-xirmooyinka-shidaalka-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-xaraashka-xirmooyinka-shidaalka-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/51518384_10156836275302319_8277905076211679232_n.jpg","datePublished":"2019-02-06T08:01:15+00:00","dateModified":"2019-02-06T08:18:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-xaraashka-xirmooyinka-shidaalka-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-xaraashka-xirmooyinka-shidaalka-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-xaraashka-xirmooyinka-shidaalka-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/51518384_10156836275302319_8277905076211679232_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/51518384_10156836275302319_8277905076211679232_n.jpg","width":940,"height":788},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhiban-fiqi-xaraashka-xirmooyinka-shidaalka-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"XILDHIBAN FIQI:-XARAASHKA XIRMOOYINKA SHIDAALKA SOOMAALIYA."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123094"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123094"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123094\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123101,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123094\/revisions\/123101"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123095"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123094"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123094"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123094"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}