{"id":123127,"date":"2019-02-07T08:52:37","date_gmt":"2019-02-07T06:52:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123127"},"modified":"2019-02-07T08:52:37","modified_gmt":"2019-02-07T06:52:37","slug":"lafta-gareen-oo-la-kulmay-mukhtaar-roobow","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-la-kulmay-mukhtaar-roobow\/","title":{"rendered":"Lafta Gareen oo la kulmay Mukhtaar Roobow"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed C\/Casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa la kulmay Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo bishii December ee sanadkii hore laga soo xiray magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa ka dhacay guri uu xabsi ku yahay Mukhtaar Roobow oo ay gacanta ku heyso Hey\u2019adda NISA, kaasoo ku dhow xarunta Dhexe ee NISA ee loo yaqaano Guriga Habar Khadiijo.<\/p>\n<p>Ilo wareedyo ayaa xaqiijinaya in kulanka la isku soo qaaday arrimaha xarigiisa, shaqaaqooyinkii ka dhashay sidii loo xalin lahaa iyo qaabkii lagu sii deyn lahaa.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Koofur Galbeed C\/casiis Lafta Gareen ayaa la sheegay in Mukhtaar Roobow ka raalli geliyay qaabkii loola dhaqmay iyo dhibaatooyinkii ka dhashay markii la soo xisay, isagoo u sheegay inuu diyaar u yahay in wax kasta oo tabasho ah miiska wada hadalka lagu dhameeyo.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in xilligii la soo xiraya aanu isaga xil heyn, isla markaana haatan uu dadaal ugu jiro sidii loo sii deyn lahaa, Madaxda dowladda Federaalka kala hadlay<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegay in kulanka ka hor uu Madaxweynaha Koofur Galbeed uu la kulmay Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p>Rooboow ayaa la sheegay inuu markii hore diiday la kulanka C\/casiis Lafta Gareen, balse dambe lagu qanciyay inuu la kulmo, si loo bilaabo wada hadalada lagu sii deynayo.<\/p>\n<p>Mukhtaar Roobow oo ahaa Musharax ayaa 13 bishii december ee sanadkii hore 2018 laga soo xiray magaalada Baydhabo, iyadoo Ciidamo Itoobiyaan ah ay ka soo qabteen Madaxtooyada Baydhabo, waxaana rabshado ka dhashay xarigiisa ku dhintay 15 qof oo uu ku jiray Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Koofur Galbeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed C\/Casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa la kulmay Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo bishii December ee sanadkii hore laga soo xiray magaalada Baydhabo. Kulanka ayaa ka dhacay guri uu xabsi ku yahay Mukhtaar Roobow oo ay gacanta ku heyso Hey\u2019adda NISA, kaasoo ku dhow xarunta Dhexe [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123128,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123127","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Lafta Gareen oo la kulmay Mukhtaar Roobow - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-la-kulmay-mukhtaar-roobow\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Lafta Gareen oo la kulmay Mukhtaar Roobow - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed C\/Casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa la kulmay Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo bishii December ee sanadkii hore laga soo xiray magaalada Baydhabo. Kulanka ayaa ka dhacay guri uu xabsi ku yahay Mukhtaar Roobow oo ay gacanta ku heyso Hey\u2019adda NISA, kaasoo ku dhow xarunta Dhexe [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-la-kulmay-mukhtaar-roobow\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-07T06:52:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-la-kulmay-mukhtaar-roobow\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-la-kulmay-mukhtaar-roobow\/\",\"name\":\"Lafta Gareen oo la kulmay Mukhtaar Roobow - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-la-kulmay-mukhtaar-roobow\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-la-kulmay-mukhtaar-roobow\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-07T06:52:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-la-kulmay-mukhtaar-roobow\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-la-kulmay-mukhtaar-roobow\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-la-kulmay-mukhtaar-roobow\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-la-kulmay-mukhtaar-roobow\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Lafta Gareen oo la kulmay Mukhtaar Roobow\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Lafta Gareen oo la kulmay Mukhtaar Roobow - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-la-kulmay-mukhtaar-roobow\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Lafta Gareen oo la kulmay Mukhtaar Roobow - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed C\/Casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa la kulmay Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo bishii December ee sanadkii hore laga soo xiray magaalada Baydhabo. Kulanka ayaa ka dhacay guri uu xabsi ku yahay Mukhtaar Roobow oo ay gacanta ku heyso Hey\u2019adda NISA, kaasoo ku dhow xarunta Dhexe [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-la-kulmay-mukhtaar-roobow\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-07T06:52:37+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-la-kulmay-mukhtaar-roobow\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-la-kulmay-mukhtaar-roobow\/","name":"Lafta Gareen oo la kulmay Mukhtaar Roobow - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-la-kulmay-mukhtaar-roobow\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-la-kulmay-mukhtaar-roobow\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page.jpg","datePublished":"2019-02-07T06:52:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-la-kulmay-mukhtaar-roobow\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-la-kulmay-mukhtaar-roobow\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-la-kulmay-mukhtaar-roobow\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-la-kulmay-mukhtaar-roobow\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Lafta Gareen oo la kulmay Mukhtaar Roobow"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123127"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123127"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123127\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123129,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123127\/revisions\/123129"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123128"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123127"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123127"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123127"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}