{"id":123164,"date":"2019-02-08T08:44:05","date_gmt":"2019-02-08T06:44:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123164"},"modified":"2019-02-08T08:44:05","modified_gmt":"2019-02-08T06:44:05","slug":"nin-waalidkii-ku-dacweynaya-sababta-ay-u-dhaleen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-waalidkii-ku-dacweynaya-sababta-ay-u-dhaleen\/","title":{"rendered":"Nin waalidkii ku dacweynaya sababta ay u dhaleen"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa la soo bandhigay sawirka nin u dhashay dalka Hindiya oo sheegay inuu maxkamad ka dacweynayo waalidkii sababta ay isagoo ogolaansho ka helin ay u dhaleen.<\/p>\n<p>Raphael Samuel oo 27 sano jir ah kuna nool magaalada Mumbai ayaa la arkay muuqaalkiisa isagoo aan xirneyn gar macmal ah.<\/p>\n<p>\u201cWaa qalad in ilmo adduunka la keeno kadibna noloshiisa inta ka dhiman uu dhibaato ku dhamaysto.\u201dayuu yiri Raphael.<\/p>\n<p>Ninkan hooyadii oo magaceeda lagu sheegay Kavita Karnad Samuel ayaa sheegtay in ay ku ammaaneyso wiilkeeda in uu maxkamad geeyo, isaga oo og in hooyadii iyo aabihiiba ay yihiin qareeno.<\/p>\n<p>Samuel ayaa maxkamadda ka codsanaya in ay u xukunto magdhow ay waalidkiisa siiyaan.<br \/>\nFikradda ninkan waxa ay salka ku haysaa aragti falsafadeed oo sheegaysa in nolosha ay tahay mid dhibaato badan, sidaasi darteedna la\u2019iskaba dhaafo.<\/p>\n<p>\u201cMa jirto wax faa\u2019iido ah oo ku jirta nolosha, dad badan ayaa dhibaateysan, haddii bini\u2019aadamka laga dhamayn lahaa adduunka, ciidda iyo xayawaankaba waxa ay noqon lahaayeen kuwa faraxsan\u201d.ayuu yiri Raphael.<\/p>\n<p>Waxa uu sameystey ninkan bog Facebook ah oo uu afkaarihiisa ku faafiyo, iyo sawiraddiisa isaga oo gashan gar macmal ah.<\/p>\n<p>Hase yeeshee dad badan oo ka dhiibtay aragtiyo, waxay qaar kula taliyeen in uu isaga is dilo marka hore.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-123164 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-waalidkii-ku-dacweynaya-sababta-ay-u-dhaleen\/1-1313\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"715\" height=\"696\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1-3.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1-3.png 715w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1-3-300x292.png 300w\" sizes=\"(max-width: 715px) 100vw, 715px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-waalidkii-ku-dacweynaya-sababta-ay-u-dhaleen\/2-1185\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"917\" height=\"868\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-2.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-2.png 917w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-2-300x284.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-2-768x727.png 768w\" sizes=\"(max-width: 917px) 100vw, 917px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.dailymail.co.uk\/news\/article-6673897\/Mother-man-suing-parents-giving-birth-without-consent-responds.html\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa la soo bandhigay sawirka nin u dhashay dalka Hindiya oo sheegay inuu maxkamad ka dacweynayo waalidkii sababta ay isagoo ogolaansho ka helin ay u dhaleen. Raphael Samuel oo 27 sano jir ah kuna nool magaalada Mumbai ayaa la arkay muuqaalkiisa isagoo aan xirneyn gar macmal ah. \u201cWaa qalad in ilmo adduunka la keeno kadibna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123166,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123164","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Nin waalidkii ku dacweynaya sababta ay u dhaleen - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-waalidkii-ku-dacweynaya-sababta-ay-u-dhaleen\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Nin waalidkii ku dacweynaya sababta ay u dhaleen - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa la soo bandhigay sawirka nin u dhashay dalka Hindiya oo sheegay inuu maxkamad ka dacweynayo waalidkii sababta ay isagoo ogolaansho ka helin ay u dhaleen. Raphael Samuel oo 27 sano jir ah kuna nool magaalada Mumbai ayaa la arkay muuqaalkiisa isagoo aan xirneyn gar macmal ah. \u201cWaa qalad in ilmo adduunka la keeno kadibna [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-waalidkii-ku-dacweynaya-sababta-ay-u-dhaleen\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-08T06:44:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-2.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"917\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"868\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-waalidkii-ku-dacweynaya-sababta-ay-u-dhaleen\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-waalidkii-ku-dacweynaya-sababta-ay-u-dhaleen\/\",\"name\":\"Nin waalidkii ku dacweynaya sababta ay u dhaleen - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-waalidkii-ku-dacweynaya-sababta-ay-u-dhaleen\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-waalidkii-ku-dacweynaya-sababta-ay-u-dhaleen\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-2.png\",\"datePublished\":\"2019-02-08T06:44:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-waalidkii-ku-dacweynaya-sababta-ay-u-dhaleen\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-waalidkii-ku-dacweynaya-sababta-ay-u-dhaleen\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-waalidkii-ku-dacweynaya-sababta-ay-u-dhaleen\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-2.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-2.png\",\"width\":917,\"height\":868},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-waalidkii-ku-dacweynaya-sababta-ay-u-dhaleen\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Nin waalidkii ku dacweynaya sababta ay u dhaleen\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Nin waalidkii ku dacweynaya sababta ay u dhaleen - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-waalidkii-ku-dacweynaya-sababta-ay-u-dhaleen\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Nin waalidkii ku dacweynaya sababta ay u dhaleen - Wardoon","og_description":"Waxaa la soo bandhigay sawirka nin u dhashay dalka Hindiya oo sheegay inuu maxkamad ka dacweynayo waalidkii sababta ay isagoo ogolaansho ka helin ay u dhaleen. Raphael Samuel oo 27 sano jir ah kuna nool magaalada Mumbai ayaa la arkay muuqaalkiisa isagoo aan xirneyn gar macmal ah. \u201cWaa qalad in ilmo adduunka la keeno kadibna [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-waalidkii-ku-dacweynaya-sababta-ay-u-dhaleen\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-08T06:44:05+00:00","og_image":[{"width":917,"height":868,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-2.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-waalidkii-ku-dacweynaya-sababta-ay-u-dhaleen\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-waalidkii-ku-dacweynaya-sababta-ay-u-dhaleen\/","name":"Nin waalidkii ku dacweynaya sababta ay u dhaleen - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-waalidkii-ku-dacweynaya-sababta-ay-u-dhaleen\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-waalidkii-ku-dacweynaya-sababta-ay-u-dhaleen\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-2.png","datePublished":"2019-02-08T06:44:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-waalidkii-ku-dacweynaya-sababta-ay-u-dhaleen\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-waalidkii-ku-dacweynaya-sababta-ay-u-dhaleen\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-waalidkii-ku-dacweynaya-sababta-ay-u-dhaleen\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-2.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-2.png","width":917,"height":868},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nin-waalidkii-ku-dacweynaya-sababta-ay-u-dhaleen\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Nin waalidkii ku dacweynaya sababta ay u dhaleen"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123164"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123164"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123164\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123167,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123164\/revisions\/123167"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123166"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123164"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123164"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123164"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}