{"id":123168,"date":"2019-02-08T09:37:51","date_gmt":"2019-02-08T07:37:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123168"},"modified":"2019-02-08T09:37:51","modified_gmt":"2019-02-08T07:37:51","slug":"al-shabaab-oo-mar-kale-gubay-gaadiid-dhuxulsiday-duleedka-degmada-afgooye","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-mar-kale-gubay-gaadiid-dhuxulsiday-duleedka-degmada-afgooye\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab oo mar kale gubay gaadiid dhuxulsiday duleedka degmada Afgooye"},"content":{"rendered":"<p>Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan gaadiid Xamuul ah oo lagu gubay gobolka Shabeellaha Hoose, islamarkaana dadka degaanka ay sheegeen in ay gubeen Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Falkaan ayaa ka dhacay degaanka Doonka oo ku yaalla duleedka degmada Afgooye, waxaana la sheegay in gaadiidkaan ay sideen dhuxul, islamarkaana ay joojiyeen Ciidamo ka tirsan Shabaab ka dibna ay dabqabadsiiyeen.<\/p>\n<p>Sababta loo gubay Gaadiidkaan ayaa lagu sheegay in ay tahay, in Shabaab ay horay u mamnuuceen in dhuxul laga shido degaanada ay maamulaan.<\/p>\n<p>Gudoomiye ku xigeenka gobolka Shabeellaha Hoose Cabdifitaax Xaaji Cabdulle ayaa xaqiijiyay in gaadiidkaan la gubay qaarkood xalay kuwana shalay galinkii dambe.<\/p>\n<p>Todobaadkii hore ayay aheyd markii Al-Shabaab ay ku gubeen 7 gaari oo xamuul ah oo la sheegay in ay waddeen dhuxul.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan gaadiid Xamuul ah oo lagu gubay gobolka Shabeellaha Hoose, islamarkaana dadka degaanka ay sheegeen in ay gubeen Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab. Falkaan ayaa ka dhacay degaanka Doonka oo ku yaalla duleedka degmada Afgooye, waxaana la sheegay in gaadiidkaan ay sideen dhuxul, islamarkaana ay joojiyeen Ciidamo ka tirsan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123169,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123168","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Al-Shabaab oo mar kale gubay gaadiid dhuxulsiday duleedka degmada Afgooye - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-mar-kale-gubay-gaadiid-dhuxulsiday-duleedka-degmada-afgooye\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Al-Shabaab oo mar kale gubay gaadiid dhuxulsiday duleedka degmada Afgooye - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan gaadiid Xamuul ah oo lagu gubay gobolka Shabeellaha Hoose, islamarkaana dadka degaanka ay sheegeen in ay gubeen Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab. Falkaan ayaa ka dhacay degaanka Doonka oo ku yaalla duleedka degmada Afgooye, waxaana la sheegay in gaadiidkaan ay sideen dhuxul, islamarkaana ay joojiyeen Ciidamo ka tirsan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-mar-kale-gubay-gaadiid-dhuxulsiday-duleedka-degmada-afgooye\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-08T07:37:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/4E4380A0-609C-4EE5-AEDE-55C5CFAA4B35_w1200_r1_s.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"675\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-mar-kale-gubay-gaadiid-dhuxulsiday-duleedka-degmada-afgooye\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-mar-kale-gubay-gaadiid-dhuxulsiday-duleedka-degmada-afgooye\/\",\"name\":\"Al-Shabaab oo mar kale gubay gaadiid dhuxulsiday duleedka degmada Afgooye - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-mar-kale-gubay-gaadiid-dhuxulsiday-duleedka-degmada-afgooye\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-mar-kale-gubay-gaadiid-dhuxulsiday-duleedka-degmada-afgooye\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/4E4380A0-609C-4EE5-AEDE-55C5CFAA4B35_w1200_r1_s.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-08T07:37:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-mar-kale-gubay-gaadiid-dhuxulsiday-duleedka-degmada-afgooye\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-mar-kale-gubay-gaadiid-dhuxulsiday-duleedka-degmada-afgooye\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-mar-kale-gubay-gaadiid-dhuxulsiday-duleedka-degmada-afgooye\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/4E4380A0-609C-4EE5-AEDE-55C5CFAA4B35_w1200_r1_s.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/4E4380A0-609C-4EE5-AEDE-55C5CFAA4B35_w1200_r1_s.jpg\",\"width\":1200,\"height\":675},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-mar-kale-gubay-gaadiid-dhuxulsiday-duleedka-degmada-afgooye\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Al-Shabaab oo mar kale gubay gaadiid dhuxulsiday duleedka degmada Afgooye\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Al-Shabaab oo mar kale gubay gaadiid dhuxulsiday duleedka degmada Afgooye - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-mar-kale-gubay-gaadiid-dhuxulsiday-duleedka-degmada-afgooye\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Al-Shabaab oo mar kale gubay gaadiid dhuxulsiday duleedka degmada Afgooye - Wardoon","og_description":"Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan gaadiid Xamuul ah oo lagu gubay gobolka Shabeellaha Hoose, islamarkaana dadka degaanka ay sheegeen in ay gubeen Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab. Falkaan ayaa ka dhacay degaanka Doonka oo ku yaalla duleedka degmada Afgooye, waxaana la sheegay in gaadiidkaan ay sideen dhuxul, islamarkaana ay joojiyeen Ciidamo ka tirsan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-mar-kale-gubay-gaadiid-dhuxulsiday-duleedka-degmada-afgooye\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-08T07:37:51+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":675,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/4E4380A0-609C-4EE5-AEDE-55C5CFAA4B35_w1200_r1_s.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-mar-kale-gubay-gaadiid-dhuxulsiday-duleedka-degmada-afgooye\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-mar-kale-gubay-gaadiid-dhuxulsiday-duleedka-degmada-afgooye\/","name":"Al-Shabaab oo mar kale gubay gaadiid dhuxulsiday duleedka degmada Afgooye - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-mar-kale-gubay-gaadiid-dhuxulsiday-duleedka-degmada-afgooye\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-mar-kale-gubay-gaadiid-dhuxulsiday-duleedka-degmada-afgooye\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/4E4380A0-609C-4EE5-AEDE-55C5CFAA4B35_w1200_r1_s.jpg","datePublished":"2019-02-08T07:37:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-mar-kale-gubay-gaadiid-dhuxulsiday-duleedka-degmada-afgooye\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-mar-kale-gubay-gaadiid-dhuxulsiday-duleedka-degmada-afgooye\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-mar-kale-gubay-gaadiid-dhuxulsiday-duleedka-degmada-afgooye\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/4E4380A0-609C-4EE5-AEDE-55C5CFAA4B35_w1200_r1_s.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/4E4380A0-609C-4EE5-AEDE-55C5CFAA4B35_w1200_r1_s.jpg","width":1200,"height":675},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-mar-kale-gubay-gaadiid-dhuxulsiday-duleedka-degmada-afgooye\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Al-Shabaab oo mar kale gubay gaadiid dhuxulsiday duleedka degmada Afgooye"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123168"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123168"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123168\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123170,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123168\/revisions\/123170"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123169"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123168"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123168"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123168"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}