{"id":123245,"date":"2019-02-10T23:28:42","date_gmt":"2019-02-10T21:28:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123245"},"modified":"2019-02-10T23:33:40","modified_gmt":"2019-02-10T21:33:40","slug":"golaha-wasiirada-puntland-oo-lagu-dhawaaqay-magacyadooda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-lagu-dhawaaqay-magacyadooda\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Golaha wasiirada Puntland oo lagu dhawaaqay"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Saciid C\/llaahi Deni ayaa caawa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban Wasiiro, Wasiir kuxigeen iyo Wasiiru dowlayaal, iyadoo magacaabidan aheyd mid lagu saleeyay hab qeybsiga beelaha dega Puntland.<\/p>\n<p>Golaha Wasiirada Puntland ayaa ka kooban 18 wasiir, 20 wasiir ku xigeen iyo 9 wasiir dowle, waxaana ka dhex muuqda wajiyo cusub.<\/p>\n<p>Xubnaha Golaha Wasiirada ayaa waxaa ka mid ah qaar ka mid ah Musharaxiintii isku soo sharaxday xilka Madaxweynaha Puntland.<\/p>\n<p>Warbaahinta madaxa banaan ayaa loo diiday inay tabiyaan ku dhawaaqista Golaha Wasiirada, waxaana magacaabida Golaha Wasiirada laga sii daayay Telefishinka Puntland.<\/p>\n<p><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>Wasiiro<\/strong><\/span><\/p>\n<p>1. Wasiiirka Wasaaradda Cadaaladda Cawil Sheikh Xaamud<br \/>\n2. Wasiirka Arimaha Gudaha Federalka Mohamed Abdirahman Dhabancad<br \/>\n3. Wasiirka Amniga iyo DDRTa Cabdisamad maxamed Gallan<br \/>\n4. Wasiirka Maaliyadda Xassan Shire Abgaal<br \/>\n5. Wasiirka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah Cabdiqafaar Cilmi Xaange<br \/>\n6. Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Cabdullaahi maxamed Xassan<br \/>\n7. Wasiirka Caafimaadka Dr, Jaamac Faarax Xassan<br \/>\n8. Wasiirka Howlaha guud, gaadiidka iyo guryeynta Axmed Bashiir Muuse<br \/>\n9. Wasiirka Dekeddaha &amp; Gaadiidka Badda Maxamed Cabdi Cismaan Majaajiyo.<br \/>\n10. Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xusseen Cismaan Lugatoor (Gabilay)<br \/>\n11. Wasiirka Haweenka &amp; Horumarinta Qoyska Aamina cisman Xaaji Jaamac<br \/>\n12. Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta &amp; Dalxiiska Cali Xassan Axmed Sabareey<br \/>\n13. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Siciid Cismaan Aden<br \/>\n14. Wasiirka Deegaanka, Beeraha &amp; Waraabka Ismaaciil Diiriye Gacmadiid<br \/>\n15. Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashuga Cabdullaahi Cabdi Xirsi<br \/>\n16. Wasiirka Kalluumeysiga &amp; Kheyraadka Badda Faarax Maxamuud Cawaash<br \/>\n17. Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda &amp; Ciyaaraha Jaamac Faarax Muuse<br \/>\n18. Wasiirka Tamarta, Macdanta &amp; Biyaha Axmed Maxamed Yuusuf (Taaran)<\/p>\n<p><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>Wasiir kuxigeeno<\/strong><\/span><\/p>\n<p>1- Wasiir kuxigeenka Cadaaladda &amp; Arrimaha Diinta Maxamed Cali Faarax<br \/>\n2- Wasiir kuxigeenka Arrimaha gudaha, Faderaalka &amp; Dimuquraadiyadda Cabdiweli Mire Xirsi iyo Maxamed Musadaq Maxamed<br \/>\n3- Wasiir kuxigeenka Amniga &amp; DDRTA Yuusuf Maxamed Ismaaciil.<br \/>\n4- Wasiir kuxigeenka Maaliyadda Cumar Xassan Fiqi iyo Yaasiin Ibraahin Ciise.<br \/>\n5- Wasiir kuxigeenka Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha &amp; Iskaashiga caalamiga Yaasiin Mire Maxamuud.<br \/>\n6- Wasiir kuxigeenka Waxbarashada &amp; Tacliinta Sare Mukhtaar Maxamuud Xassan Jayte<br \/>\n7- Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Cabdinaasir Yuusuf Xaaji Xirsi<br \/>\n8- Wasiir kuxigeenka Howlaha guud &amp; Guryeynta Maxamed Xuseen Xaashi<br \/>\n9- Wasiir kuxigeenka Dekeddaha iyo Gaadiidka Badda Yaasiin Cartan Maxamed<br \/>\n10- Wasiir kuxigeenka Duulista Hawada iyo Garoomada Sucaad Saalax Nuur<br \/>\n11- Wasiir kuxigeenka Horumarinta Qoyska &amp; Haweenka Sahro Cabdi Xirsi<br \/>\n12- Wasiir kuxigeenka Warfaafinta, Isgaarsiinta &amp; Dalxiiska Cabdisalaan Xaaji Siciid Faarax<br \/>\n13- Wasiir kuxigeenka Xanaanada Xoolaha Cabdiweli Seed Cali<br \/>\n14- Wasiir kuxigeenka Beeraha iyo Waraabka Maxamed Xassan Ciise iyo Faaisa Cali ismaaciil.<br \/>\n15- Wasiir kuxigeenka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Mustafa Daahir Aden<br \/>\n16- Wasiir kuxigeenka Kalluumeysiga &amp; Kheyraadka badda Cabdikhaaliq Maxamed Maxamuud<br \/>\n17- Wasiir kuxigeenka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda &amp; Ciyaaraha Axmed Cabdiraxmaan Xirsi<br \/>\n18- Wasiir kuxigeenka Tamarta, Macdanta &amp; Biyaha Maxamed Bashiir Cabdullaahi<\/p>\n<p><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>Wasiiru dowlayaasha<\/strong><\/span><\/p>\n<p>1- Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ee Arrimaha Dastuurka Saalax Xabiib Jaamac<br \/>\n2- Wasiiru dowlaha Arrimaha gudaha, Faderaalka &amp; Dimuquraadiyadda Maxamed Axmed Kunle<br \/>\n3- Wasiiru dowlaha Maaliyadda Maxamed Cabdulqaadir Cismaan<br \/>\n4- Wasiiru dowlaha Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalah iyo Iskaashiga caalamiga ah Cabdiraxmaan Caydiid Ibraahim<br \/>\n5- Wasiiru dowlaha Waxbarashada &amp; Tacliinta Sare Cabdullaahi Xassan Roobke.<br \/>\n6- Wasiiru dowlaha Caafimaadka Sayid Cumar Guuleed<br \/>\n7- Wasiiru dowlaha Duulista Hawada &amp; Garoomada Maxamed Xassan Kiili.<br \/>\n8- Wasiiru dowlaha Deegaanka, Beeraha &amp; Waraabka Cabdirashiid Cali Geelle.<br \/>\n9- Wasiiru dowlaha Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Cabdiqani Geelle Max\u2019ed.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/mA1KBvNVOVg\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Saciid C\/llaahi Deni ayaa caawa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban Wasiiro, Wasiir kuxigeen iyo Wasiiru dowlayaal, iyadoo magacaabidan aheyd mid lagu saleeyay hab qeybsiga beelaha dega Puntland. Golaha Wasiirada Puntland ayaa ka kooban 18 wasiir, 20 wasiir ku xigeen iyo 9 wasiir dowle, waxaana ka dhex muuqda wajiyo cusub. Xubnaha Golaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123183,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123245","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Golaha wasiirada Puntland oo lagu dhawaaqay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-lagu-dhawaaqay-magacyadooda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Golaha wasiirada Puntland oo lagu dhawaaqay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Puntland Saciid C\/llaahi Deni ayaa caawa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban Wasiiro, Wasiir kuxigeen iyo Wasiiru dowlayaal, iyadoo magacaabidan aheyd mid lagu saleeyay hab qeybsiga beelaha dega Puntland. Golaha Wasiirada Puntland ayaa ka kooban 18 wasiir, 20 wasiir ku xigeen iyo 9 wasiir dowle, waxaana ka dhex muuqda wajiyo cusub. Xubnaha Golaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-lagu-dhawaaqay-magacyadooda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-10T21:28:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-02-10T21:33:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Siciid-Deni-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1250\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"833\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-lagu-dhawaaqay-magacyadooda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-lagu-dhawaaqay-magacyadooda\/\",\"name\":\"DAAWO:-Golaha wasiirada Puntland oo lagu dhawaaqay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-lagu-dhawaaqay-magacyadooda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-lagu-dhawaaqay-magacyadooda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Siciid-Deni-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-10T21:28:42+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-10T21:33:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-lagu-dhawaaqay-magacyadooda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-lagu-dhawaaqay-magacyadooda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-lagu-dhawaaqay-magacyadooda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Siciid-Deni-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Siciid-Deni-1.jpg\",\"width\":1250,\"height\":833},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-lagu-dhawaaqay-magacyadooda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Golaha wasiirada Puntland oo lagu dhawaaqay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Golaha wasiirada Puntland oo lagu dhawaaqay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-lagu-dhawaaqay-magacyadooda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Golaha wasiirada Puntland oo lagu dhawaaqay - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Puntland Saciid C\/llaahi Deni ayaa caawa ku dhawaaqay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban Wasiiro, Wasiir kuxigeen iyo Wasiiru dowlayaal, iyadoo magacaabidan aheyd mid lagu saleeyay hab qeybsiga beelaha dega Puntland. Golaha Wasiirada Puntland ayaa ka kooban 18 wasiir, 20 wasiir ku xigeen iyo 9 wasiir dowle, waxaana ka dhex muuqda wajiyo cusub. Xubnaha Golaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-lagu-dhawaaqay-magacyadooda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-10T21:28:42+00:00","article_modified_time":"2019-02-10T21:33:40+00:00","og_image":[{"width":1250,"height":833,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Siciid-Deni-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-lagu-dhawaaqay-magacyadooda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-lagu-dhawaaqay-magacyadooda\/","name":"DAAWO:-Golaha wasiirada Puntland oo lagu dhawaaqay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-lagu-dhawaaqay-magacyadooda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-lagu-dhawaaqay-magacyadooda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Siciid-Deni-1.jpg","datePublished":"2019-02-10T21:28:42+00:00","dateModified":"2019-02-10T21:33:40+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-lagu-dhawaaqay-magacyadooda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-lagu-dhawaaqay-magacyadooda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-lagu-dhawaaqay-magacyadooda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Siciid-Deni-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Siciid-Deni-1.jpg","width":1250,"height":833},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/golaha-wasiirada-puntland-oo-lagu-dhawaaqay-magacyadooda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Golaha wasiirada Puntland oo lagu dhawaaqay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123245"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123245"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123245\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123247,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123245\/revisions\/123247"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123183"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123245"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123245"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123245"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}