{"id":123253,"date":"2019-02-11T08:30:48","date_gmt":"2019-02-11T06:30:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123253"},"modified":"2019-02-11T08:30:48","modified_gmt":"2019-02-11T06:30:48","slug":"akhriso-magacyada-wasiirada-beesha-dhulbahante-ee-u-magacaabay-madaxwaynaha-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-wasiirada-beesha-dhulbahante-ee-u-magacaabay-madaxwaynaha-puntland\/","title":{"rendered":"Akhriso magacyada Wasiirada Beesha Dhulbahante ee u magacaabay Madaxwaynaha Puntland"},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni uu magacaabay Wasiirada Cusub ee Puntland, ayaa waxaa Bilaabatay Falanqayn ku saabsan.<\/p>\n<p>Siciid Deni ayaa Markiiba lagu dhaliilay Inuu Beesha uu kasoo jeedo ee Haysata madaxwyanaha uu siiyey Wasiirada, Arimaha Gudaha, Maaliyadda, iyo Amniga.<\/p>\n<p>Sido kale waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Xilalka iyo Sawirada Wasiirada Beesha Dhulbahante ee kasoo dhex muuqday Xukuumadda cusub ee Puntland.<\/p>\n<p>1- Wasiirka Caafimaadka Dr. Jaamac Faarax Xassan oo kasoo jeeda Gobolka Sool. \/ Kalabaydh.<\/p>\n<p>2- Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Xusseen Cismaan Lugatoor (Gabilay) oo kasoo jeeda Gobolka Sool \/ Boocame.<\/p>\n<p>3- Wasiirka Warfaafinta iyo Isgaadhsiinta Cali Xassan Axmed (Sabarey) oo kasoo jeeda Gobolka Sool, Kana mid ahaa Hogaankii Sare ee Jabhadii SSC. Gobolka Sool \/ Gambadhe.<\/p>\n<p>4- Wasiirka Deegaanka, Beeraha iyo Waraabka Ismaaciil Diiriye Gamaadiid oo kasoo jeeda \/ Buuhoodle.<\/p>\n<p>5- Wasiirka Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Jaamac Faarax Muuse \/ Buuhoodle.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni uu magacaabay Wasiirada Cusub ee Puntland, ayaa waxaa Bilaabatay Falanqayn ku saabsan. Siciid Deni ayaa Markiiba lagu dhaliilay Inuu Beesha uu kasoo jeedo ee Haysata madaxwyanaha uu siiyey Wasiirada, Arimaha Gudaha, Maaliyadda, iyo Amniga. Sido kale waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Xilalka iyo Sawirada Wasiirada Beesha Dhulbahante ee kasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123183,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123253","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso magacyada Wasiirada Beesha Dhulbahante ee u magacaabay Madaxwaynaha Puntland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-wasiirada-beesha-dhulbahante-ee-u-magacaabay-madaxwaynaha-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso magacyada Wasiirada Beesha Dhulbahante ee u magacaabay Madaxwaynaha Puntland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Iyadoo Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni uu magacaabay Wasiirada Cusub ee Puntland, ayaa waxaa Bilaabatay Falanqayn ku saabsan. Siciid Deni ayaa Markiiba lagu dhaliilay Inuu Beesha uu kasoo jeedo ee Haysata madaxwyanaha uu siiyey Wasiirada, Arimaha Gudaha, Maaliyadda, iyo Amniga. Sido kale waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Xilalka iyo Sawirada Wasiirada Beesha Dhulbahante ee kasoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-wasiirada-beesha-dhulbahante-ee-u-magacaabay-madaxwaynaha-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-11T06:30:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Siciid-Deni-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1250\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"833\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-wasiirada-beesha-dhulbahante-ee-u-magacaabay-madaxwaynaha-puntland\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-wasiirada-beesha-dhulbahante-ee-u-magacaabay-madaxwaynaha-puntland\/\",\"name\":\"Akhriso magacyada Wasiirada Beesha Dhulbahante ee u magacaabay Madaxwaynaha Puntland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-wasiirada-beesha-dhulbahante-ee-u-magacaabay-madaxwaynaha-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-wasiirada-beesha-dhulbahante-ee-u-magacaabay-madaxwaynaha-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Siciid-Deni-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-11T06:30:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-wasiirada-beesha-dhulbahante-ee-u-magacaabay-madaxwaynaha-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-wasiirada-beesha-dhulbahante-ee-u-magacaabay-madaxwaynaha-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-wasiirada-beesha-dhulbahante-ee-u-magacaabay-madaxwaynaha-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Siciid-Deni-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Siciid-Deni-1.jpg\",\"width\":1250,\"height\":833},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-wasiirada-beesha-dhulbahante-ee-u-magacaabay-madaxwaynaha-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso magacyada Wasiirada Beesha Dhulbahante ee u magacaabay Madaxwaynaha Puntland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso magacyada Wasiirada Beesha Dhulbahante ee u magacaabay Madaxwaynaha Puntland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-wasiirada-beesha-dhulbahante-ee-u-magacaabay-madaxwaynaha-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso magacyada Wasiirada Beesha Dhulbahante ee u magacaabay Madaxwaynaha Puntland - Wardoon","og_description":"Iyadoo Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni uu magacaabay Wasiirada Cusub ee Puntland, ayaa waxaa Bilaabatay Falanqayn ku saabsan. Siciid Deni ayaa Markiiba lagu dhaliilay Inuu Beesha uu kasoo jeedo ee Haysata madaxwyanaha uu siiyey Wasiirada, Arimaha Gudaha, Maaliyadda, iyo Amniga. Sido kale waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Xilalka iyo Sawirada Wasiirada Beesha Dhulbahante ee kasoo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-wasiirada-beesha-dhulbahante-ee-u-magacaabay-madaxwaynaha-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-11T06:30:48+00:00","og_image":[{"width":1250,"height":833,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Siciid-Deni-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-wasiirada-beesha-dhulbahante-ee-u-magacaabay-madaxwaynaha-puntland\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-wasiirada-beesha-dhulbahante-ee-u-magacaabay-madaxwaynaha-puntland\/","name":"Akhriso magacyada Wasiirada Beesha Dhulbahante ee u magacaabay Madaxwaynaha Puntland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-wasiirada-beesha-dhulbahante-ee-u-magacaabay-madaxwaynaha-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-wasiirada-beesha-dhulbahante-ee-u-magacaabay-madaxwaynaha-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Siciid-Deni-1.jpg","datePublished":"2019-02-11T06:30:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-wasiirada-beesha-dhulbahante-ee-u-magacaabay-madaxwaynaha-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-wasiirada-beesha-dhulbahante-ee-u-magacaabay-madaxwaynaha-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-wasiirada-beesha-dhulbahante-ee-u-magacaabay-madaxwaynaha-puntland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Siciid-Deni-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Siciid-Deni-1.jpg","width":1250,"height":833},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-magacyada-wasiirada-beesha-dhulbahante-ee-u-magacaabay-madaxwaynaha-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso magacyada Wasiirada Beesha Dhulbahante ee u magacaabay Madaxwaynaha Puntland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123253"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123253"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123253\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123254,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123253\/revisions\/123254"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123183"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123253"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123253"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123253"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}