{"id":123255,"date":"2019-02-11T08:35:22","date_gmt":"2019-02-11T06:35:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123255"},"modified":"2019-02-11T08:35:22","modified_gmt":"2019-02-11T06:35:22","slug":"shabaabka-oo-billaabay-in-ay-beelo-u-adeegsadaan-jabhada-macawiisley","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabka-oo-billaabay-in-ay-beelo-u-adeegsadaan-jabhada-macawiisley\/","title":{"rendered":"Shabaabka oo billaabay in ay beelo u adeegsadaan jabhada Macawiisley"},"content":{"rendered":"<p>Ururka Al Shabaab ayaa bilaabay inay qaab qabaa\u2019ileed u abaabulaan dadka ku dhaqan deegaanada Shabeellaha Dhexe, iyaga oo doonaya inay ku jibiyaan awoodda ciidamada abaabulan ee Macaawiisleey.<\/p>\n<p>Banaanbaxyo abaabulan ayaa ka dhacay deegaanka Xaaji Cali, oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana beelaha dega deegaankaasi ay sheegeen inaysan taageersaneyn kooxda Macaawiisleey oo dagaal kula jirta Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Xubnaha ka qeyb galay banaanbaxa ayaa sheegay inaysan taageersaneyn Maleeshiyaadka Macaawiisleey.<\/p>\n<p>Shabaabka ayaa u muuqda inay soo kiciyeen beesha Cabdalla Caroone oo ka tirsan Harti Abgaal, si ay ugu jebiyaan beesha Warsangeli ee Harti-Abgaal, oo Macawiisleyda ku badan.<\/p>\n<p>Odayaasha dhaqanka ee ka qeyb galay banaanbaxa ayaa sidoo kale sheegay inay iyaga ka saari doonaan maleeshiyaadka Macaawiisleey deegaanada Xaruur, Xaaji Cali deegaanka Ceel Xarar, degaanka Bursha Shiikh iyo deegaano kale.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa marar badan dagaal kala kulmay Macaawiisleey, balse hadda waxaa muuqata inay doonayaan inay qaab qabiil ahaa u wajahaan kooxda Macaawiisleey si ay kaga horkeenaan dadka deegaanka.<\/p>\n<p>Maamulka Hirshabeelle iyo dowladda Soomaaliya ayaa horey u balanqaaday inay taageerayaan kooxda Macaawiisleey oo maalmihii ugu dambeeyay dagaalo la galayay Al Shabaab.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-123255 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabka-oo-billaabay-in-ay-beelo-u-adeegsadaan-jabhada-macawiisley\/1-1316\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"543\" height=\"824\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1-6.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1-6.png 543w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1-6-198x300.png 198w\" sizes=\"(max-width: 543px) 100vw, 543px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabka-oo-billaabay-in-ay-beelo-u-adeegsadaan-jabhada-macawiisley\/2-1188\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"539\" height=\"918\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-5.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-5.png 539w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-5-176x300.png 176w\" sizes=\"(max-width: 539px) 100vw, 539px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabka-oo-billaabay-in-ay-beelo-u-adeegsadaan-jabhada-macawiisley\/skjermbilde-1549\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"540\" height=\"863\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-19.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-19.png 540w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-19-188x300.png 188w\" sizes=\"(max-width: 540px) 100vw, 540px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Al Shabaab ayaa bilaabay inay qaab qabaa\u2019ileed u abaabulaan dadka ku dhaqan deegaanada Shabeellaha Dhexe, iyaga oo doonaya inay ku jibiyaan awoodda ciidamada abaabulan ee Macaawiisleey. Banaanbaxyo abaabulan ayaa ka dhacay deegaanka Xaaji Cali, oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana beelaha dega deegaankaasi ay sheegeen inaysan taageersaneyn kooxda Macaawiisleey oo dagaal kula jirta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123256,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123255","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shabaabka oo billaabay in ay beelo u adeegsadaan jabhada Macawiisley - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabka-oo-billaabay-in-ay-beelo-u-adeegsadaan-jabhada-macawiisley\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shabaabka oo billaabay in ay beelo u adeegsadaan jabhada Macawiisley - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ururka Al Shabaab ayaa bilaabay inay qaab qabaa\u2019ileed u abaabulaan dadka ku dhaqan deegaanada Shabeellaha Dhexe, iyaga oo doonaya inay ku jibiyaan awoodda ciidamada abaabulan ee Macaawiisleey. Banaanbaxyo abaabulan ayaa ka dhacay deegaanka Xaaji Cali, oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana beelaha dega deegaankaasi ay sheegeen inaysan taageersaneyn kooxda Macaawiisleey oo dagaal kula jirta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabka-oo-billaabay-in-ay-beelo-u-adeegsadaan-jabhada-macawiisley\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-11T06:35:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1-6.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"543\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"824\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabka-oo-billaabay-in-ay-beelo-u-adeegsadaan-jabhada-macawiisley\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabka-oo-billaabay-in-ay-beelo-u-adeegsadaan-jabhada-macawiisley\/\",\"name\":\"Shabaabka oo billaabay in ay beelo u adeegsadaan jabhada Macawiisley - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabka-oo-billaabay-in-ay-beelo-u-adeegsadaan-jabhada-macawiisley\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabka-oo-billaabay-in-ay-beelo-u-adeegsadaan-jabhada-macawiisley\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1-6.png\",\"datePublished\":\"2019-02-11T06:35:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabka-oo-billaabay-in-ay-beelo-u-adeegsadaan-jabhada-macawiisley\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabka-oo-billaabay-in-ay-beelo-u-adeegsadaan-jabhada-macawiisley\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabka-oo-billaabay-in-ay-beelo-u-adeegsadaan-jabhada-macawiisley\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1-6.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1-6.png\",\"width\":543,\"height\":824},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabka-oo-billaabay-in-ay-beelo-u-adeegsadaan-jabhada-macawiisley\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shabaabka oo billaabay in ay beelo u adeegsadaan jabhada Macawiisley\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shabaabka oo billaabay in ay beelo u adeegsadaan jabhada Macawiisley - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabka-oo-billaabay-in-ay-beelo-u-adeegsadaan-jabhada-macawiisley\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shabaabka oo billaabay in ay beelo u adeegsadaan jabhada Macawiisley - Wardoon","og_description":"Ururka Al Shabaab ayaa bilaabay inay qaab qabaa\u2019ileed u abaabulaan dadka ku dhaqan deegaanada Shabeellaha Dhexe, iyaga oo doonaya inay ku jibiyaan awoodda ciidamada abaabulan ee Macaawiisleey. Banaanbaxyo abaabulan ayaa ka dhacay deegaanka Xaaji Cali, oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana beelaha dega deegaankaasi ay sheegeen inaysan taageersaneyn kooxda Macaawiisleey oo dagaal kula jirta [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabka-oo-billaabay-in-ay-beelo-u-adeegsadaan-jabhada-macawiisley\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-11T06:35:22+00:00","og_image":[{"width":543,"height":824,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1-6.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabka-oo-billaabay-in-ay-beelo-u-adeegsadaan-jabhada-macawiisley\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabka-oo-billaabay-in-ay-beelo-u-adeegsadaan-jabhada-macawiisley\/","name":"Shabaabka oo billaabay in ay beelo u adeegsadaan jabhada Macawiisley - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabka-oo-billaabay-in-ay-beelo-u-adeegsadaan-jabhada-macawiisley\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabka-oo-billaabay-in-ay-beelo-u-adeegsadaan-jabhada-macawiisley\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1-6.png","datePublished":"2019-02-11T06:35:22+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabka-oo-billaabay-in-ay-beelo-u-adeegsadaan-jabhada-macawiisley\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabka-oo-billaabay-in-ay-beelo-u-adeegsadaan-jabhada-macawiisley\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabka-oo-billaabay-in-ay-beelo-u-adeegsadaan-jabhada-macawiisley\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1-6.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/1-6.png","width":543,"height":824},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaabka-oo-billaabay-in-ay-beelo-u-adeegsadaan-jabhada-macawiisley\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shabaabka oo billaabay in ay beelo u adeegsadaan jabhada Macawiisley"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123255"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123255"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123255\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123259,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123255\/revisions\/123259"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123256"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123255"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123255"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123255"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}