{"id":123261,"date":"2019-02-11T21:11:04","date_gmt":"2019-02-11T19:11:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123261"},"modified":"2019-02-11T21:11:04","modified_gmt":"2019-02-11T19:11:04","slug":"daawo-tarsan-dhaqaale-xumi-ayaa-nairobi-igu-heyso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-tarsan-dhaqaale-xumi-ayaa-nairobi-igu-heyso\/","title":{"rendered":"Daawo:-Tarsan \u201cdhaqaale xumi ayaa Nairobi igu heyso \u201d"},"content":{"rendered":"<p>Maxamed Nuur Tarsan oo dhowr bilood ka hor loo magacaabay safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya ayaa durbadiiba bilaabay in uu eedeeyo dowladii isaga soo magacaawday.<\/p>\n<p>Tarsan oo ay wareeysatay Teleefishinka Universal TV ayaa u sheegay in dhaqaale xumo ku heyso dalka Kenya isla markaana uusan awoodin in uu iska bixiyo waxyaabihii daruuriga ahaa ee lagu maareeyn lahaa shaqada Safaaradda.<\/p>\n<p>Tarzan ayaa yiri \u201d Safiiro ayaa i martiqaado si sharaf leh ii martiqaado nasiib xumo aniga ma martiqaadi karo sababto ah dhaqaale aan ku martiqaado ma ahayso\u201d.<\/p>\n<p>Tarzan ayaa sidoo kale sheegay in dhib badan ka heysto hoygii uu jiifan lahaa. Waxa uu yiri \u201d labo qol waan ka dayactiran karaa safaarada burbursan laakiin waxaan wataa magacii Soomaliya iyo calankii Soomaaliya sidaana ima qabato\u201d.<\/p>\n<p>Tarsan ayaa sidoo kale sheegay in dhaqaale xumidda haysataa ay uga sii dartay ka dib markii baaboorkii Safaarada iibin jirtay oo dhaqaalaha ka soo gali jiray la joojiyay bixintiisa oo uusan soo gaarin safaaradda.<\/p>\n<p>Wareeysiga Tarsan oo dheeraa ayaa sidoo kale uu ku sheegay in dad gaar ah oo ka tirsan dowladda Soomaaliya oo mas\u2019uuliyiin ah ay yimaadaan dalka Kenya oo shirar gooni gooni ah la qaata qaar ka mid mas\u2019uuliyiinta ama madaxda dalka Kenya ayada oo aan lala soo socodiin Safaarada. Tarsan ayaa yiri \u201cwaxa ay naga dhigeen howlgab\u201d. Waxa uu ku daray, \u201cMa aha sharaf in shirarka looga hadlaya danaha dowlada laga qariyo qofkii wakiilka u ahaa dowlada\u201d.<\/p>\n<p>Hadalka ka soo yeeray Safiirka ayaa u muuqda mid uu ku dhaga hadlaayo Fahad Yasin oo mudo labo asbuuc ah ku sugnaa dalka Kenya shirar gaar-gaar ahna la ahaa madaxda amniga dalka Kenya isaga oo aan la socodsiin Safaaradda Soomaaliya ama safiirka.<\/p>\n<p>Tarsan ayaa u muuqda mid shalaay ka joogo magacaabistii loo soo magacaabay Safiirka Soomalaiya u fadhiya dalka Kenya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F2059502494342584%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxamed Nuur Tarsan oo dhowr bilood ka hor loo magacaabay safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya ayaa durbadiiba bilaabay in uu eedeeyo dowladii isaga soo magacaawday. Tarsan oo ay wareeysatay Teleefishinka Universal TV ayaa u sheegay in dhaqaale xumo ku heyso dalka Kenya isla markaana uusan awoodin in uu iska bixiyo waxyaabihii daruuriga ahaa ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123262,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123261","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo:-Tarsan \u201cdhaqaale xumi ayaa Nairobi igu heyso \u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-tarsan-dhaqaale-xumi-ayaa-nairobi-igu-heyso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo:-Tarsan \u201cdhaqaale xumi ayaa Nairobi igu heyso \u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxamed Nuur Tarsan oo dhowr bilood ka hor loo magacaabay safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya ayaa durbadiiba bilaabay in uu eedeeyo dowladii isaga soo magacaawday. Tarsan oo ay wareeysatay Teleefishinka Universal TV ayaa u sheegay in dhaqaale xumo ku heyso dalka Kenya isla markaana uusan awoodin in uu iska bixiyo waxyaabihii daruuriga ahaa ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-tarsan-dhaqaale-xumi-ayaa-nairobi-igu-heyso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-11T19:11:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/tarsan.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-tarsan-dhaqaale-xumi-ayaa-nairobi-igu-heyso\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-tarsan-dhaqaale-xumi-ayaa-nairobi-igu-heyso\/\",\"name\":\"Daawo:-Tarsan \u201cdhaqaale xumi ayaa Nairobi igu heyso \u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-tarsan-dhaqaale-xumi-ayaa-nairobi-igu-heyso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-tarsan-dhaqaale-xumi-ayaa-nairobi-igu-heyso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/tarsan.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-11T19:11:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-tarsan-dhaqaale-xumi-ayaa-nairobi-igu-heyso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-tarsan-dhaqaale-xumi-ayaa-nairobi-igu-heyso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-tarsan-dhaqaale-xumi-ayaa-nairobi-igu-heyso\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/tarsan.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/tarsan.jpg\",\"width\":1920,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-tarsan-dhaqaale-xumi-ayaa-nairobi-igu-heyso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo:-Tarsan \u201cdhaqaale xumi ayaa Nairobi igu heyso \u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo:-Tarsan \u201cdhaqaale xumi ayaa Nairobi igu heyso \u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-tarsan-dhaqaale-xumi-ayaa-nairobi-igu-heyso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo:-Tarsan \u201cdhaqaale xumi ayaa Nairobi igu heyso \u201d - Wardoon","og_description":"Maxamed Nuur Tarsan oo dhowr bilood ka hor loo magacaabay safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya ayaa durbadiiba bilaabay in uu eedeeyo dowladii isaga soo magacaawday. Tarsan oo ay wareeysatay Teleefishinka Universal TV ayaa u sheegay in dhaqaale xumo ku heyso dalka Kenya isla markaana uusan awoodin in uu iska bixiyo waxyaabihii daruuriga ahaa ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-tarsan-dhaqaale-xumi-ayaa-nairobi-igu-heyso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-11T19:11:04+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1080,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/tarsan.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-tarsan-dhaqaale-xumi-ayaa-nairobi-igu-heyso\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-tarsan-dhaqaale-xumi-ayaa-nairobi-igu-heyso\/","name":"Daawo:-Tarsan \u201cdhaqaale xumi ayaa Nairobi igu heyso \u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-tarsan-dhaqaale-xumi-ayaa-nairobi-igu-heyso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-tarsan-dhaqaale-xumi-ayaa-nairobi-igu-heyso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/tarsan.jpg","datePublished":"2019-02-11T19:11:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-tarsan-dhaqaale-xumi-ayaa-nairobi-igu-heyso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-tarsan-dhaqaale-xumi-ayaa-nairobi-igu-heyso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-tarsan-dhaqaale-xumi-ayaa-nairobi-igu-heyso\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/tarsan.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/tarsan.jpg","width":1920,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-tarsan-dhaqaale-xumi-ayaa-nairobi-igu-heyso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo:-Tarsan \u201cdhaqaale xumi ayaa Nairobi igu heyso \u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123261"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123261"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123261\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123263,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123261\/revisions\/123263"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123262"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123261"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123261"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123261"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}