{"id":123264,"date":"2019-02-12T08:12:14","date_gmt":"2019-02-12T06:12:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123264"},"modified":"2019-02-12T08:12:14","modified_gmt":"2019-02-12T06:12:14","slug":"taliyayaasha-amisom-oo-kashiray-qaabkay-somaliya-uga-bixilahaayeen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-amisom-oo-kashiray-qaabkay-somaliya-uga-bixilahaayeen\/","title":{"rendered":"Taliyayaasha Amisom oo kashiray qaabkay Somaliya uga bixilahaayeen"},"content":{"rendered":"<p>Taliyeyaasha howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ayaa waxaa magaalada Muqdisho uga furmay shir soconaya 4 cisho, kaasoo looga hadlayo qorshaha ka bixitaanka Ciidamada AMISOM.<\/p>\n<p>Kuxigeenka Wakiilka Midowga Afrika ee AMISOM Simon Mulongo oo gudoominayay shirka ayaa Taliyeyaasha ku amray in afartaas maalmood ay ku soo saaraan qorshe macquul ah oo la isku halleyn karo, isl amarkaana aan dib u dhac ku keeneyn guulaha laga gaaray dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Taliyaha guud ee Ciidanka Amisom Tigabu Yilma Wondimhunegn ayaa sheegay in howlgalladooda cusub, markan ay noqon doonaan kuwo bartilmaameedyo gaar ah yeesha isla markaana hoos u dhiga Awoodda iyo dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Saraakiisha kulanka ka qeyb galeysa ayaa soo bandhigi doonta howlaha ay tahay in la qabto ka hor inta aysan bixin Ciidanka AMISOM, qorshaha amniga Soomaaliya loogu wareejinayo Ciidamada dowladda ee xilliga kala guurka iyo sida ay tahay in Shabaab gacantooda looga saaro dhamaan degmooyinka ay joogaan.<\/p>\n<p>Arrimaha ugu horeeya ee tahay in la qabto shirka kaddib, ayaa ah shaqada 28-ka bishan ee dalka looga saaro Kun kamid ah Ciidanka Burundi, kuwaasoo laga soo qaadayo gobolka Sh.dhexe.<\/p>\n<p>AMISOM waxaa ay sheegtay in qorshahan sidoo kale ay qeyb ka tahay dib u habeyn lagu sameeyo saldhigyada aagga hore ee difaaca, iyadoo la dhimayo Ciidanka jooga hayeeshee la hagaaginayo tayada saldhigyada qaar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyeyaasha howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ayaa waxaa magaalada Muqdisho uga furmay shir soconaya 4 cisho, kaasoo looga hadlayo qorshaha ka bixitaanka Ciidamada AMISOM. Kuxigeenka Wakiilka Midowga Afrika ee AMISOM Simon Mulongo oo gudoominayay shirka ayaa Taliyeyaasha ku amray in afartaas maalmood ay ku soo saaraan qorshe macquul ah oo la isku halleyn karo, isl amarkaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123265,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123264","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyayaasha Amisom oo kashiray qaabkay Somaliya uga bixilahaayeen - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-amisom-oo-kashiray-qaabkay-somaliya-uga-bixilahaayeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyayaasha Amisom oo kashiray qaabkay Somaliya uga bixilahaayeen - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyeyaasha howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ayaa waxaa magaalada Muqdisho uga furmay shir soconaya 4 cisho, kaasoo looga hadlayo qorshaha ka bixitaanka Ciidamada AMISOM. Kuxigeenka Wakiilka Midowga Afrika ee AMISOM Simon Mulongo oo gudoominayay shirka ayaa Taliyeyaasha ku amray in afartaas maalmood ay ku soo saaraan qorshe macquul ah oo la isku halleyn karo, isl amarkaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-amisom-oo-kashiray-qaabkay-somaliya-uga-bixilahaayeen\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-12T06:12:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/ams1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"533\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-amisom-oo-kashiray-qaabkay-somaliya-uga-bixilahaayeen\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-amisom-oo-kashiray-qaabkay-somaliya-uga-bixilahaayeen\/\",\"name\":\"Taliyayaasha Amisom oo kashiray qaabkay Somaliya uga bixilahaayeen - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-amisom-oo-kashiray-qaabkay-somaliya-uga-bixilahaayeen\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-amisom-oo-kashiray-qaabkay-somaliya-uga-bixilahaayeen\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/ams1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-12T06:12:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-amisom-oo-kashiray-qaabkay-somaliya-uga-bixilahaayeen\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-amisom-oo-kashiray-qaabkay-somaliya-uga-bixilahaayeen\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-amisom-oo-kashiray-qaabkay-somaliya-uga-bixilahaayeen\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/ams1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/ams1.jpg\",\"width\":800,\"height\":533},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-amisom-oo-kashiray-qaabkay-somaliya-uga-bixilahaayeen\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyayaasha Amisom oo kashiray qaabkay Somaliya uga bixilahaayeen\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyayaasha Amisom oo kashiray qaabkay Somaliya uga bixilahaayeen - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-amisom-oo-kashiray-qaabkay-somaliya-uga-bixilahaayeen\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyayaasha Amisom oo kashiray qaabkay Somaliya uga bixilahaayeen - Wardoon","og_description":"Taliyeyaasha howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ayaa waxaa magaalada Muqdisho uga furmay shir soconaya 4 cisho, kaasoo looga hadlayo qorshaha ka bixitaanka Ciidamada AMISOM. Kuxigeenka Wakiilka Midowga Afrika ee AMISOM Simon Mulongo oo gudoominayay shirka ayaa Taliyeyaasha ku amray in afartaas maalmood ay ku soo saaraan qorshe macquul ah oo la isku halleyn karo, isl amarkaana [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-amisom-oo-kashiray-qaabkay-somaliya-uga-bixilahaayeen\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-12T06:12:14+00:00","og_image":[{"width":800,"height":533,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/ams1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-amisom-oo-kashiray-qaabkay-somaliya-uga-bixilahaayeen\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-amisom-oo-kashiray-qaabkay-somaliya-uga-bixilahaayeen\/","name":"Taliyayaasha Amisom oo kashiray qaabkay Somaliya uga bixilahaayeen - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-amisom-oo-kashiray-qaabkay-somaliya-uga-bixilahaayeen\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-amisom-oo-kashiray-qaabkay-somaliya-uga-bixilahaayeen\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/ams1.jpg","datePublished":"2019-02-12T06:12:14+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-amisom-oo-kashiray-qaabkay-somaliya-uga-bixilahaayeen\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-amisom-oo-kashiray-qaabkay-somaliya-uga-bixilahaayeen\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-amisom-oo-kashiray-qaabkay-somaliya-uga-bixilahaayeen\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/ams1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/ams1.jpg","width":800,"height":533},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-amisom-oo-kashiray-qaabkay-somaliya-uga-bixilahaayeen\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyayaasha Amisom oo kashiray qaabkay Somaliya uga bixilahaayeen"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123264"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123264"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123264\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123266,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123264\/revisions\/123266"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123265"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123264"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123264"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123264"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}