{"id":123269,"date":"2019-02-12T08:22:58","date_gmt":"2019-02-12T06:22:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123269"},"modified":"2019-02-12T08:22:58","modified_gmt":"2019-02-12T06:22:58","slug":"ilhaan-cumar-oo-kalaabatay-hadal-ay-kuqortay-twitterkeeda","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-kalaabatay-hadal-ay-kuqortay-twitterkeeda\/","title":{"rendered":"Ilhaan Cumar oo kalaabatay hadal ay kuqortay Twitterkeeda."},"content":{"rendered":"<p>Ilhaan Cumar oo ah gabadh Soomaali ah oo dhawaan ka mid noqotay Aqalka Congresska ee dalka Maraykanka ayaa raali galin ka bixisay Twitter ay qortay oo tilmaamaya in xildhibaannada Maraykanku ay Israa\u2019iil u taageeraan ururrada u ol\u2019oleeya awgeed.<\/p>\n<p>Cambarayn ballaaran ayay kala kulantay in ay tilmaantay in ururka Aipac ee ay Yuhuuddu leeyihiin uu lacag ku bixiyo taageerada Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Xusbno ka tirsan xisbiga Jamhuuriga iyo kan dimuqraadiga ayaa sheegay in Twitterkaasi uu sii hurinayo Yuhuud nacaybka.<\/p>\n<p>Xildhibaannadan oo laga soo doorto Minnesota ayaa horay loogu eedeeyay Yuhuud nacayb.<\/p>\n<p>Warnaahinta Khaliijka ma loollan ayay kula jirtaa Ilhan Cumar ?<\/p>\n<p>Waxyaabaha taariikhda galay ee ku gedaaman dhaarinta Ilhaan Cumar<\/p>\n<p>Doorashada xilliga dhexe ee Maraykanka: Soomaalida iyo siyaasadda<\/p>\n<p>Ilhaan ayaa baahisay qoraal ay \u201csi cad\u201d raali galin uga bixinayso Twitterkii Isniintii, arrintaas oo u muuqata in ay dhacday ka dib markii ay wada hadleen gudoomiyaha aqalka Congress-ka Nancy Pelosi<\/p>\n<p>\u201cYuhuud nacaybku waa wax dhab ah oo jira, waxaana abaal u hayaa xulafada Yuhuudda iyo saaxiibbada kale ee wax iiga bidhaamiyay taariikhda xanuunka badan ee Yuhuud nacaybka,\u201d ayay tiri Ilhaan.<\/p>\n<p>\u201cWaa in uu markaste jiraa rabitaan ku saabsan in aad dib u istaagno aana ka fikirno dhaleecaynta la inoo soo jeediyo, sida aniguba aan u rajaynayo in dadku ay maqlaan marka kuwa kale ay aniga wax iga sheegaan.<\/p>\n<p>Ilhaan waxay sheegtay in ay wali rumaysan tahay in kuwa ol\u2019oleeya ay \u201cdhibaato u keenaan\u201d siyaasadda Maraykanka ama ha noqdo ururka Aipac ama NRA.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.aljazeera.com\/news\/2019\/02\/politician-ilhan-omar-apologises-israel-tweet-190211194722858.html\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ilhaan Cumar oo ah gabadh Soomaali ah oo dhawaan ka mid noqotay Aqalka Congresska ee dalka Maraykanka ayaa raali galin ka bixisay Twitter ay qortay oo tilmaamaya in xildhibaannada Maraykanku ay Israa\u2019iil u taageeraan ururrada u ol\u2019oleeya awgeed. Cambarayn ballaaran ayay kala kulantay in ay tilmaantay in ururka Aipac ee ay Yuhuuddu leeyihiin uu lacag [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123270,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123269","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ilhaan Cumar oo kalaabatay hadal ay kuqortay Twitterkeeda. - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-kalaabatay-hadal-ay-kuqortay-twitterkeeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ilhaan Cumar oo kalaabatay hadal ay kuqortay Twitterkeeda. - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ilhaan Cumar oo ah gabadh Soomaali ah oo dhawaan ka mid noqotay Aqalka Congresska ee dalka Maraykanka ayaa raali galin ka bixisay Twitter ay qortay oo tilmaamaya in xildhibaannada Maraykanku ay Israa\u2019iil u taageeraan ururrada u ol\u2019oleeya awgeed. Cambarayn ballaaran ayay kala kulantay in ay tilmaantay in ururka Aipac ee ay Yuhuuddu leeyihiin uu lacag [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-kalaabatay-hadal-ay-kuqortay-twitterkeeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-12T06:22:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-20.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1036\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"565\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-kalaabatay-hadal-ay-kuqortay-twitterkeeda\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-kalaabatay-hadal-ay-kuqortay-twitterkeeda\/\",\"name\":\"Ilhaan Cumar oo kalaabatay hadal ay kuqortay Twitterkeeda. - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-kalaabatay-hadal-ay-kuqortay-twitterkeeda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-kalaabatay-hadal-ay-kuqortay-twitterkeeda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-20.png\",\"datePublished\":\"2019-02-12T06:22:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-kalaabatay-hadal-ay-kuqortay-twitterkeeda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-kalaabatay-hadal-ay-kuqortay-twitterkeeda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-kalaabatay-hadal-ay-kuqortay-twitterkeeda\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-20.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-20.png\",\"width\":1036,\"height\":565},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-kalaabatay-hadal-ay-kuqortay-twitterkeeda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ilhaan Cumar oo kalaabatay hadal ay kuqortay Twitterkeeda.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ilhaan Cumar oo kalaabatay hadal ay kuqortay Twitterkeeda. - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-kalaabatay-hadal-ay-kuqortay-twitterkeeda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ilhaan Cumar oo kalaabatay hadal ay kuqortay Twitterkeeda. - Wardoon","og_description":"Ilhaan Cumar oo ah gabadh Soomaali ah oo dhawaan ka mid noqotay Aqalka Congresska ee dalka Maraykanka ayaa raali galin ka bixisay Twitter ay qortay oo tilmaamaya in xildhibaannada Maraykanku ay Israa\u2019iil u taageeraan ururrada u ol\u2019oleeya awgeed. Cambarayn ballaaran ayay kala kulantay in ay tilmaantay in ururka Aipac ee ay Yuhuuddu leeyihiin uu lacag [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-kalaabatay-hadal-ay-kuqortay-twitterkeeda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-12T06:22:58+00:00","og_image":[{"width":1036,"height":565,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-20.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-kalaabatay-hadal-ay-kuqortay-twitterkeeda\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-kalaabatay-hadal-ay-kuqortay-twitterkeeda\/","name":"Ilhaan Cumar oo kalaabatay hadal ay kuqortay Twitterkeeda. - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-kalaabatay-hadal-ay-kuqortay-twitterkeeda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-kalaabatay-hadal-ay-kuqortay-twitterkeeda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-20.png","datePublished":"2019-02-12T06:22:58+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-kalaabatay-hadal-ay-kuqortay-twitterkeeda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-kalaabatay-hadal-ay-kuqortay-twitterkeeda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-kalaabatay-hadal-ay-kuqortay-twitterkeeda\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-20.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-20.png","width":1036,"height":565},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-kalaabatay-hadal-ay-kuqortay-twitterkeeda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ilhaan Cumar oo kalaabatay hadal ay kuqortay Twitterkeeda."}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123269"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123269"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123269\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123271,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123269\/revisions\/123271"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123270"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123269"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123269"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123269"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}