{"id":123276,"date":"2019-02-13T08:05:34","date_gmt":"2019-02-13T06:05:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123276"},"modified":"2019-02-13T08:05:34","modified_gmt":"2019-02-13T06:05:34","slug":"daawo-trump-oo-ilhan-cumar-ugu-baaqay-inay-iscasisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-ilhan-cumar-ugu-baaqay-inay-iscasisho\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Trump oo Ilhan Cumar ugu baaqay inay iscasisho"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu rumeysan yahay in Ilhan Cumar oo ka mid ah xisbiga Dimuqraadiga kana mid ah Aqalka Senatka ay is casisho sababo la xiriira ereyo Yuhuud naceyb ah oo ay ku qortay boggeeda Twitterka.<\/p>\n<p>\u201cYuhuud Naceybku meelna kuma laha Congresska dalka Maraykanka.\u201dayuu yiri Madaxweyne Trump oo isaga laftiisa hore loogu eedeeyay hadalo qadaf ku ah isirka iyo dadka laga tirada badan yahay.<\/p>\n<p>\u201cWaa inay iska casishaa Kongresska amaba hubaal guddiga arrimaha dibada oo ay xubinta ka tahay.\u201dayuu yiri Trump oo kutilmaamay cudurdaarka ay ka bixisay hadaladeeda Ilhan Cumar in uu yahay mid daciif ah.<\/p>\n<p>\u201cWaxa ay sheegtay waxa uu kaga yaalaa gunta hoose ee qalbigeeda,cudurdaarkeedana waa mid daciif ah oo aysan daacad ka ahayn.\u201dayuu sii raaciyay Donald Trump.<\/p>\n<p>Ilhan Cumar oo ah gabar asalkeedu Soomaali yahay kana mid ah xubina ka ah Congresska dalka Maraykanka ayaa eedeyn kala kulantay xisbiga Dimuqraadiga iyo Jamhuurigaba kadib markii ay sheegtay in ururka Aipac oo ah guddi u qaabilsan arrimaha Yuhuuda Maraykanka ee ay uu lacag ku bixiyo taageerada Israa\u2019iil.<\/p>\n<p>Afhayeenka Kongresska Nancy Pelosi iyo hogaamiyaasha kale ee xisbiga Dimuqraadiga ayaa sidoo kale cambaareyay hadalka Ilhan waxana ay ugu baaqeen inay cudurdaar ka bixiso taasoo ay aqbashay Ilhan cudurdaarna ka bixisay hadaladii ay ku weerartay ururada Yuhuuda taageera.<\/p>\n<p>Si kasta ha ahaatee, Ilhan Cumar ayaa u muuqata siyaasi geesi ah mana jirto illaa iyo hadda wax jawaab ah oo ay ka bixisay hadalka ka soo yeeray Madaxweyne Trump.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/nfxrGzaz3WE\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/9688662-6692439-image-a-49_1549918592164.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-123277\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/9688662-6692439-image-a-49_1549918592164.jpg\" alt=\"\" width=\"634\" height=\"716\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/9688662-6692439-image-a-49_1549918592164.jpg 634w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/9688662-6692439-image-a-49_1549918592164-266x300.jpg 266w\" sizes=\"(max-width: 634px) 100vw, 634px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.dailymail.co.uk\/news\/article-6696459\/Now-Trump-says-new-Rep-Ilhan-Omar-RESIGN-calls-unequivocal-apology-lame.html\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu rumeysan yahay in Ilhan Cumar oo ka mid ah xisbiga Dimuqraadiga kana mid ah Aqalka Senatka ay is casisho sababo la xiriira ereyo Yuhuud naceyb ah oo ay ku qortay boggeeda Twitterka. \u201cYuhuud Naceybku meelna kuma laha Congresska dalka Maraykanka.\u201dayuu yiri Madaxweyne Trump oo isaga laftiisa hore [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123278,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123276","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Trump oo Ilhan Cumar ugu baaqay inay iscasisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-ilhan-cumar-ugu-baaqay-inay-iscasisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Trump oo Ilhan Cumar ugu baaqay inay iscasisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu rumeysan yahay in Ilhan Cumar oo ka mid ah xisbiga Dimuqraadiga kana mid ah Aqalka Senatka ay is casisho sababo la xiriira ereyo Yuhuud naceyb ah oo ay ku qortay boggeeda Twitterka. \u201cYuhuud Naceybku meelna kuma laha Congresska dalka Maraykanka.\u201dayuu yiri Madaxweyne Trump oo isaga laftiisa hore [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-ilhan-cumar-ugu-baaqay-inay-iscasisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-13T06:05:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-21.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1034\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"654\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-ilhan-cumar-ugu-baaqay-inay-iscasisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-ilhan-cumar-ugu-baaqay-inay-iscasisho\/\",\"name\":\"DAAWO:-Trump oo Ilhan Cumar ugu baaqay inay iscasisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-ilhan-cumar-ugu-baaqay-inay-iscasisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-ilhan-cumar-ugu-baaqay-inay-iscasisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-21.png\",\"datePublished\":\"2019-02-13T06:05:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-ilhan-cumar-ugu-baaqay-inay-iscasisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-ilhan-cumar-ugu-baaqay-inay-iscasisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-ilhan-cumar-ugu-baaqay-inay-iscasisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-21.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-21.png\",\"width\":1034,\"height\":654},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-ilhan-cumar-ugu-baaqay-inay-iscasisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Trump oo Ilhan Cumar ugu baaqay inay iscasisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Trump oo Ilhan Cumar ugu baaqay inay iscasisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-ilhan-cumar-ugu-baaqay-inay-iscasisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Trump oo Ilhan Cumar ugu baaqay inay iscasisho - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu rumeysan yahay in Ilhan Cumar oo ka mid ah xisbiga Dimuqraadiga kana mid ah Aqalka Senatka ay is casisho sababo la xiriira ereyo Yuhuud naceyb ah oo ay ku qortay boggeeda Twitterka. \u201cYuhuud Naceybku meelna kuma laha Congresska dalka Maraykanka.\u201dayuu yiri Madaxweyne Trump oo isaga laftiisa hore [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-ilhan-cumar-ugu-baaqay-inay-iscasisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-13T06:05:34+00:00","og_image":[{"width":1034,"height":654,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-21.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-ilhan-cumar-ugu-baaqay-inay-iscasisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-ilhan-cumar-ugu-baaqay-inay-iscasisho\/","name":"DAAWO:-Trump oo Ilhan Cumar ugu baaqay inay iscasisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-ilhan-cumar-ugu-baaqay-inay-iscasisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-ilhan-cumar-ugu-baaqay-inay-iscasisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-21.png","datePublished":"2019-02-13T06:05:34+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-ilhan-cumar-ugu-baaqay-inay-iscasisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-ilhan-cumar-ugu-baaqay-inay-iscasisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-ilhan-cumar-ugu-baaqay-inay-iscasisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-21.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-21.png","width":1034,"height":654},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-trump-oo-ilhan-cumar-ugu-baaqay-inay-iscasisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Trump oo Ilhan Cumar ugu baaqay inay iscasisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123276"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123276"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123276\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123279,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123276\/revisions\/123279"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123278"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123276"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123276"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123276"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}