{"id":123284,"date":"2019-02-13T11:53:23","date_gmt":"2019-02-13T09:53:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123284"},"modified":"2019-02-13T11:53:23","modified_gmt":"2019-02-13T09:53:23","slug":"musaveni-oo-farmaajo-kula-taliyay-inuu-cidan-beeleed-samaysto","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/musaveni-oo-farmaajo-kula-taliyay-inuu-cidan-beeleed-samaysto\/","title":{"rendered":"Musaveni oo Farmaajo kula taliyay inuu cidan beeleed samaysto"},"content":{"rendered":"<p>Warbaahinta dalka Uganda ayaa baahisay hadal ay kasoo xigteen madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musaveni oo ahaa talooyinka cajiib ahaa oo uu siiyay madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa warbaahinta dalka Uganda waxay ku sheegeen in madaxweynaha Uganda uu kula taliyay madaxweyne Farmaajo inuu sameeyo ciidamo u abaabulan qaab maleeshiyaad ah, kuwaasi oo ugu dambeyn isku badala ciidan qaran.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Uganda ayaa sheegay in ciidamadaasi ay u baahan yihiin inay helaan tababaro kala duwan kuwaasi oo ugu dambeyn la qarameyn karo si ay amaanka ugala wareegaan ciidamada AMISOM.<\/p>\n<p>Kulan gaar ah ayaa magaalada Addis Ababa ku dhexmaray madaxweynaha Uganda iyo madaxweynaha Soomaaliya waxaana kulankaasi ay kaga hadleen xiriirka labada dal iyo sidii loo wanaajin lahaa.<\/p>\n<p>Madaxweyne Musaveni ayaa todobaad kahor Soomaaliya ku tilmaamay dal uusan ka jirin nidaam dowladeed waxaana arintaasi ay dhalisay caro badan oo Soomaalida ay ka qaadeen hadalkaasi.<\/p>\n<p>Uganda waxaa Soomaaliya ka jooga ciidamada ugu badan ee qeybta ka ah AMISOM waxaana hadda socda dadaaladii ugu dambeeyay ee bixitaanka ciidamada AMISOM.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warbaahinta dalka Uganda ayaa baahisay hadal ay kasoo xigteen madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musaveni oo ahaa talooyinka cajiib ahaa oo uu siiyay madaxweyne Farmaajo. Qoraalka ayaa warbaahinta dalka Uganda waxay ku sheegeen in madaxweynaha Uganda uu kula taliyay madaxweyne Farmaajo inuu sameeyo ciidamo u abaabulan qaab maleeshiyaad ah, kuwaasi oo ugu dambeyn isku badala ciidan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123285,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123284","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Musaveni oo Farmaajo kula taliyay inuu cidan beeleed samaysto - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musaveni-oo-farmaajo-kula-taliyay-inuu-cidan-beeleed-samaysto\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Musaveni oo Farmaajo kula taliyay inuu cidan beeleed samaysto - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warbaahinta dalka Uganda ayaa baahisay hadal ay kasoo xigteen madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musaveni oo ahaa talooyinka cajiib ahaa oo uu siiyay madaxweyne Farmaajo. Qoraalka ayaa warbaahinta dalka Uganda waxay ku sheegeen in madaxweynaha Uganda uu kula taliyay madaxweyne Farmaajo inuu sameeyo ciidamo u abaabulan qaab maleeshiyaad ah, kuwaasi oo ugu dambeyn isku badala ciidan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musaveni-oo-farmaajo-kula-taliyay-inuu-cidan-beeleed-samaysto\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-13T09:53:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/large.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"952\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"525\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musaveni-oo-farmaajo-kula-taliyay-inuu-cidan-beeleed-samaysto\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musaveni-oo-farmaajo-kula-taliyay-inuu-cidan-beeleed-samaysto\/\",\"name\":\"Musaveni oo Farmaajo kula taliyay inuu cidan beeleed samaysto - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musaveni-oo-farmaajo-kula-taliyay-inuu-cidan-beeleed-samaysto\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musaveni-oo-farmaajo-kula-taliyay-inuu-cidan-beeleed-samaysto\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/large.jpeg\",\"datePublished\":\"2019-02-13T09:53:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musaveni-oo-farmaajo-kula-taliyay-inuu-cidan-beeleed-samaysto\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musaveni-oo-farmaajo-kula-taliyay-inuu-cidan-beeleed-samaysto\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musaveni-oo-farmaajo-kula-taliyay-inuu-cidan-beeleed-samaysto\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/large.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/large.jpeg\",\"width\":952,\"height\":525},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/musaveni-oo-farmaajo-kula-taliyay-inuu-cidan-beeleed-samaysto\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Musaveni oo Farmaajo kula taliyay inuu cidan beeleed samaysto\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Musaveni oo Farmaajo kula taliyay inuu cidan beeleed samaysto - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musaveni-oo-farmaajo-kula-taliyay-inuu-cidan-beeleed-samaysto\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Musaveni oo Farmaajo kula taliyay inuu cidan beeleed samaysto - Wardoon","og_description":"Warbaahinta dalka Uganda ayaa baahisay hadal ay kasoo xigteen madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musaveni oo ahaa talooyinka cajiib ahaa oo uu siiyay madaxweyne Farmaajo. Qoraalka ayaa warbaahinta dalka Uganda waxay ku sheegeen in madaxweynaha Uganda uu kula taliyay madaxweyne Farmaajo inuu sameeyo ciidamo u abaabulan qaab maleeshiyaad ah, kuwaasi oo ugu dambeyn isku badala ciidan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musaveni-oo-farmaajo-kula-taliyay-inuu-cidan-beeleed-samaysto\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-13T09:53:23+00:00","og_image":[{"width":952,"height":525,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/large.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musaveni-oo-farmaajo-kula-taliyay-inuu-cidan-beeleed-samaysto\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musaveni-oo-farmaajo-kula-taliyay-inuu-cidan-beeleed-samaysto\/","name":"Musaveni oo Farmaajo kula taliyay inuu cidan beeleed samaysto - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musaveni-oo-farmaajo-kula-taliyay-inuu-cidan-beeleed-samaysto\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musaveni-oo-farmaajo-kula-taliyay-inuu-cidan-beeleed-samaysto\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/large.jpeg","datePublished":"2019-02-13T09:53:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musaveni-oo-farmaajo-kula-taliyay-inuu-cidan-beeleed-samaysto\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/musaveni-oo-farmaajo-kula-taliyay-inuu-cidan-beeleed-samaysto\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musaveni-oo-farmaajo-kula-taliyay-inuu-cidan-beeleed-samaysto\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/large.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/large.jpeg","width":952,"height":525},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/musaveni-oo-farmaajo-kula-taliyay-inuu-cidan-beeleed-samaysto\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Musaveni oo Farmaajo kula taliyay inuu cidan beeleed samaysto"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123284"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123284"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123284\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123286,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123284\/revisions\/123286"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123285"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123284"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123284"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123284"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}