{"id":123287,"date":"2019-02-13T18:20:08","date_gmt":"2019-02-13T16:20:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123287"},"modified":"2019-02-13T18:20:08","modified_gmt":"2019-02-13T16:20:08","slug":"gaari-uu-lahaa-xildhibaan-cali-cartan-bidaar-oo-lagu-qarxiyay-muqdisho-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-uu-lahaa-xildhibaan-cali-cartan-bidaar-oo-lagu-qarxiyay-muqdisho-sawirro\/","title":{"rendered":"Gaari uu lahaa Xildhibaan Cali Cartan Bidaar oo lagu qarxiyay Muqdisho +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah waxa ayaa ka soo baxayaan qarax duhurnimadii maanta ka dhacay agagaarka Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Qaraxa oo ahaa nooca Dhejiska ayaa laggu xiray gaari nuuca aan xabada karin, kaasoo la sheegay inuu leeyahay Xildhibaan katirsan baarlamaanka maamulka Koofur Galbeed oo lagu magacaabo Cali Cartan Bidaar.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan laamaha amaanka ayaa sheegay in qaraxa oo ahaa mid xooggan uu ku geeriyooday wadihii gaariga, iyadoo xilliga gaariga qarxayay uusan saarneyn Xildhibaan Cali Cartan Bidaar.<\/p>\n<p>Afar ruux ayaa ku dhaawacantay qaraxa, kuwaasoo labo ka mid ah ay ahaayeen darawalada mooto bajaaj oo wadada marayay, xilliga qaraxa dhacayay, sidoo kale labo kale ayaa ku dhaawacantay oo saarnaa gaadiidka dadweynaha.<\/p>\n<p>Wadihii gaariga ayaa ku dhintay qaraxa, waxaa la sheegayaa inuu ahaa askar ka tirsan ciidanka dowladda.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa la tuhusan yahay in lagu xiray gudaha gaariga, gaar ahaan kursiga darawalka, waxaana ka dhashay su\u2019aalo fara badan sida ay u suura gashay in gaadiid kuwa aan xabadaha karin in gudihiisa qarax loogu xiro,<\/p>\n<p>Shalay ayay aheyd markii sidan oo kale gaari Booliska uu lahaa lagu xiray qarax, waxaana ku dhintay Sarkaal lagu magacaabayay Xasan Dheere.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-123287 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-uu-lahaa-xildhibaan-cali-cartan-bidaar-oo-lagu-qarxiyay-muqdisho-sawirro\/a1-1-696x522-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"522\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/A1-1-696x522-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/A1-1-696x522-1.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/A1-1-696x522-1-300x225.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-uu-lahaa-xildhibaan-cali-cartan-bidaar-oo-lagu-qarxiyay-muqdisho-sawirro\/skjermbilde-1552\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"692\" height=\"519\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-22.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-22.png 692w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-22-300x225.png 300w\" sizes=\"(max-width: 692px) 100vw, 692px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-uu-lahaa-xildhibaan-cali-cartan-bidaar-oo-lagu-qarxiyay-muqdisho-sawirro\/skjermbilde1-106\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"693\" height=\"516\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde1-4.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde1-4.png 693w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde1-4-300x223.png 300w\" sizes=\"(max-width: 693px) 100vw, 693px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah waxa ayaa ka soo baxayaan qarax duhurnimadii maanta ka dhacay agagaarka Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa oo ahaa nooca Dhejiska ayaa laggu xiray gaari nuuca aan xabada karin, kaasoo la sheegay inuu leeyahay Xildhibaan katirsan baarlamaanka maamulka Koofur Galbeed oo lagu magacaabo Cali Cartan Bidaar. Saraakiil [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123288,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123287","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gaari uu lahaa Xildhibaan Cali Cartan Bidaar oo lagu qarxiyay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-uu-lahaa-xildhibaan-cali-cartan-bidaar-oo-lagu-qarxiyay-muqdisho-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gaari uu lahaa Xildhibaan Cali Cartan Bidaar oo lagu qarxiyay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah waxa ayaa ka soo baxayaan qarax duhurnimadii maanta ka dhacay agagaarka Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa oo ahaa nooca Dhejiska ayaa laggu xiray gaari nuuca aan xabada karin, kaasoo la sheegay inuu leeyahay Xildhibaan katirsan baarlamaanka maamulka Koofur Galbeed oo lagu magacaabo Cali Cartan Bidaar. Saraakiil [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-uu-lahaa-xildhibaan-cali-cartan-bidaar-oo-lagu-qarxiyay-muqdisho-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-13T16:20:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/A1-1-696x522.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"522\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-uu-lahaa-xildhibaan-cali-cartan-bidaar-oo-lagu-qarxiyay-muqdisho-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-uu-lahaa-xildhibaan-cali-cartan-bidaar-oo-lagu-qarxiyay-muqdisho-sawirro\/\",\"name\":\"Gaari uu lahaa Xildhibaan Cali Cartan Bidaar oo lagu qarxiyay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-uu-lahaa-xildhibaan-cali-cartan-bidaar-oo-lagu-qarxiyay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-uu-lahaa-xildhibaan-cali-cartan-bidaar-oo-lagu-qarxiyay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/A1-1-696x522.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-13T16:20:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-uu-lahaa-xildhibaan-cali-cartan-bidaar-oo-lagu-qarxiyay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-uu-lahaa-xildhibaan-cali-cartan-bidaar-oo-lagu-qarxiyay-muqdisho-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-uu-lahaa-xildhibaan-cali-cartan-bidaar-oo-lagu-qarxiyay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/A1-1-696x522.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/A1-1-696x522.jpg\",\"width\":696,\"height\":522},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-uu-lahaa-xildhibaan-cali-cartan-bidaar-oo-lagu-qarxiyay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gaari uu lahaa Xildhibaan Cali Cartan Bidaar oo lagu qarxiyay Muqdisho +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gaari uu lahaa Xildhibaan Cali Cartan Bidaar oo lagu qarxiyay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-uu-lahaa-xildhibaan-cali-cartan-bidaar-oo-lagu-qarxiyay-muqdisho-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gaari uu lahaa Xildhibaan Cali Cartan Bidaar oo lagu qarxiyay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah waxa ayaa ka soo baxayaan qarax duhurnimadii maanta ka dhacay agagaarka Isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa oo ahaa nooca Dhejiska ayaa laggu xiray gaari nuuca aan xabada karin, kaasoo la sheegay inuu leeyahay Xildhibaan katirsan baarlamaanka maamulka Koofur Galbeed oo lagu magacaabo Cali Cartan Bidaar. Saraakiil [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-uu-lahaa-xildhibaan-cali-cartan-bidaar-oo-lagu-qarxiyay-muqdisho-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-13T16:20:08+00:00","og_image":[{"width":696,"height":522,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/A1-1-696x522.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-uu-lahaa-xildhibaan-cali-cartan-bidaar-oo-lagu-qarxiyay-muqdisho-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-uu-lahaa-xildhibaan-cali-cartan-bidaar-oo-lagu-qarxiyay-muqdisho-sawirro\/","name":"Gaari uu lahaa Xildhibaan Cali Cartan Bidaar oo lagu qarxiyay Muqdisho +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-uu-lahaa-xildhibaan-cali-cartan-bidaar-oo-lagu-qarxiyay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-uu-lahaa-xildhibaan-cali-cartan-bidaar-oo-lagu-qarxiyay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/A1-1-696x522.jpg","datePublished":"2019-02-13T16:20:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-uu-lahaa-xildhibaan-cali-cartan-bidaar-oo-lagu-qarxiyay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-uu-lahaa-xildhibaan-cali-cartan-bidaar-oo-lagu-qarxiyay-muqdisho-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-uu-lahaa-xildhibaan-cali-cartan-bidaar-oo-lagu-qarxiyay-muqdisho-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/A1-1-696x522.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/A1-1-696x522.jpg","width":696,"height":522},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaari-uu-lahaa-xildhibaan-cali-cartan-bidaar-oo-lagu-qarxiyay-muqdisho-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gaari uu lahaa Xildhibaan Cali Cartan Bidaar oo lagu qarxiyay Muqdisho +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123287"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123287"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123287\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123292,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123287\/revisions\/123292"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123288"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123287"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123287"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123287"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}