{"id":123315,"date":"2019-02-14T17:49:44","date_gmt":"2019-02-14T15:49:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123315"},"modified":"2019-02-14T17:49:44","modified_gmt":"2019-02-14T15:49:44","slug":"daawo-beyle-waxaa-jira-shirkado-waa-weyn-oo-aan-canshuurta-bixin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beyle-waxaa-jira-shirkado-waa-weyn-oo-aan-canshuurta-bixin\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Beyle \u201cWaxaa jira shirkado waa weyn oo aan Canshuurta bixin\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C\/raxmaan Ducaale Beyle oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay inay jiraan Shirkado waa weyn oo aan canshuurta dowladda bixin.<\/p>\n<p>Mr Beyle ayaa sheegay inay jiraan illaa 20 shirkado oo aan canshuur bixin, isagoo u digay shirkadahaa, kuna wargeliyay in haddii ay bixin waayaan ay sharciga ku kala baxayaan.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in aanay haatan sheegi doonin ganacsatada iyo shirkadaha aan canshuurta bixin, balse marka xiga ay soo bandhigi doonaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu uu sheegay in wada hadal u socdo shirkadaha aan canshuurta bixin, waxaana uu ugu baaqay inay iska bixiyaan canshuurta ku waajibtay sida uu yiri.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa jira shirkado waa weyn oo labaatameeyo aan canshuur bixin, waa idin digeynaa canshuurta bixiya, haddii kale waa idin magac dhabayaa, sharciga ayaa ku kala baxeynaa\u201dayuu yiri Wasiir Beyle.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa dakhliga ugu badan waxay ka soo gashaa magaalada Muqdisho, waana halka kaliya ee canshuurta looga qaado shacabka, hadana ma jirto in canshuurtaas dib loogu celiyo shacabka, looguna sameeyo adeegyada aas aasiga ee ay u baahan yihiin.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F245436079692303%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C\/raxmaan Ducaale Beyle oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay inay jiraan Shirkado waa weyn oo aan canshuurta dowladda bixin. Mr Beyle ayaa sheegay inay jiraan illaa 20 shirkado oo aan canshuur bixin, isagoo u digay shirkadahaa, kuna wargeliyay in haddii ay bixin waayaan ay sharciga ku kala baxayaan. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123316,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123315","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Beyle \u201cWaxaa jira shirkado waa weyn oo aan Canshuurta bixin\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beyle-waxaa-jira-shirkado-waa-weyn-oo-aan-canshuurta-bixin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Beyle \u201cWaxaa jira shirkado waa weyn oo aan Canshuurta bixin\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C\/raxmaan Ducaale Beyle oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay inay jiraan Shirkado waa weyn oo aan canshuurta dowladda bixin. Mr Beyle ayaa sheegay inay jiraan illaa 20 shirkado oo aan canshuur bixin, isagoo u digay shirkadahaa, kuna wargeliyay in haddii ay bixin waayaan ay sharciga ku kala baxayaan. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beyle-waxaa-jira-shirkado-waa-weyn-oo-aan-canshuurta-bixin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-14T15:49:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/bayle.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beyle-waxaa-jira-shirkado-waa-weyn-oo-aan-canshuurta-bixin\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beyle-waxaa-jira-shirkado-waa-weyn-oo-aan-canshuurta-bixin\/\",\"name\":\"DAAWO:-Beyle \u201cWaxaa jira shirkado waa weyn oo aan Canshuurta bixin\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beyle-waxaa-jira-shirkado-waa-weyn-oo-aan-canshuurta-bixin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beyle-waxaa-jira-shirkado-waa-weyn-oo-aan-canshuurta-bixin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/bayle.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-14T15:49:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beyle-waxaa-jira-shirkado-waa-weyn-oo-aan-canshuurta-bixin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beyle-waxaa-jira-shirkado-waa-weyn-oo-aan-canshuurta-bixin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beyle-waxaa-jira-shirkado-waa-weyn-oo-aan-canshuurta-bixin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/bayle.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/bayle.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beyle-waxaa-jira-shirkado-waa-weyn-oo-aan-canshuurta-bixin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Beyle \u201cWaxaa jira shirkado waa weyn oo aan Canshuurta bixin\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Beyle \u201cWaxaa jira shirkado waa weyn oo aan Canshuurta bixin\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beyle-waxaa-jira-shirkado-waa-weyn-oo-aan-canshuurta-bixin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Beyle \u201cWaxaa jira shirkado waa weyn oo aan Canshuurta bixin\u201d - Wardoon","og_description":"Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C\/raxmaan Ducaale Beyle oo maanta shir jaraa\u2019id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay inay jiraan Shirkado waa weyn oo aan canshuurta dowladda bixin. Mr Beyle ayaa sheegay inay jiraan illaa 20 shirkado oo aan canshuur bixin, isagoo u digay shirkadahaa, kuna wargeliyay in haddii ay bixin waayaan ay sharciga ku kala baxayaan. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beyle-waxaa-jira-shirkado-waa-weyn-oo-aan-canshuurta-bixin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-14T15:49:44+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/bayle.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beyle-waxaa-jira-shirkado-waa-weyn-oo-aan-canshuurta-bixin\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beyle-waxaa-jira-shirkado-waa-weyn-oo-aan-canshuurta-bixin\/","name":"DAAWO:-Beyle \u201cWaxaa jira shirkado waa weyn oo aan Canshuurta bixin\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beyle-waxaa-jira-shirkado-waa-weyn-oo-aan-canshuurta-bixin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beyle-waxaa-jira-shirkado-waa-weyn-oo-aan-canshuurta-bixin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/bayle.jpg","datePublished":"2019-02-14T15:49:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beyle-waxaa-jira-shirkado-waa-weyn-oo-aan-canshuurta-bixin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beyle-waxaa-jira-shirkado-waa-weyn-oo-aan-canshuurta-bixin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beyle-waxaa-jira-shirkado-waa-weyn-oo-aan-canshuurta-bixin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/bayle.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/bayle.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-beyle-waxaa-jira-shirkado-waa-weyn-oo-aan-canshuurta-bixin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Beyle \u201cWaxaa jira shirkado waa weyn oo aan Canshuurta bixin\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123315"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123315"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123315\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123317,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123315\/revisions\/123317"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123316"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123315"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123315"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123315"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}