{"id":123347,"date":"2019-02-15T15:18:38","date_gmt":"2019-02-15T13:18:38","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123347"},"modified":"2019-02-15T15:18:38","modified_gmt":"2019-02-15T13:18:38","slug":"dhagayso-goodax-bare-hantida-lasoo-celinayo-xamar-kaliya-kama-dhaceyso","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-goodax-bare-hantida-lasoo-celinayo-xamar-kaliya-kama-dhaceyso\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-Goodax Bare Hantida lasoo celinayo  Xamar kaliya kama dhaceyso"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay waxyaabaha ugu horeeya ee ay qaban doonaan guddiga soo celinta hantida qaranka.<\/p>\n<p>Wasiir Goodax oo sidoo kale ah guddoomiyaha guddigaasi oo uu dhawaan magacaabay ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in hantida lasoo celinayo kaliya inaan laga celin doonin magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Dhamaan gobolada dalka Soomaaliya ayuu sheegay in hantidaasi laga soo celin doono, islamarkaana wuxuu cadeeyay in gobolada waqooyi \u201cSomaliland\u201d ay ku jiraan meelaha laga soo celinayo hantida.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga soo celinta Hantida qaranka ayaa sidoo kale sheegay in la isla gartay in wasaarad walbaa laga doonayo ugu yaraan inay soo celiso kana shaqeysiiso seddex hanti qaran oo cidna aysan ku jirin iyo ugu yaraan labo Hanti Qaran oo shaqsiyaad ama shirkado ay gacanta ku hayaan.<\/p>\n<p>Taasi ayaa ka dhigan in wasaarad walbaa laga doonayo inay soo celiso seddex Hanti qaran islamarkaana ka shaqeysiiso.<\/p>\n<p>Waxaa la isweydiinayaa sida xukuumadda Soomaaliya ay usoo celin doonto goobaha dowladda ee ku yaala gobolada waqooyi ee dalka, iyadoo la og yahay in gobolada waqooyi ka dhismay maamulka Somaliland tan iyo burburkii dalka.<\/p>\n<p>Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda ma uusan sheegin hanaanka ay dhaqan gelinta qorshahaasi u mari doonaan, balse wuxuu cadeeyay inay ku jiraan qorshayaasha ay isku fahmeen guddigan.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-123347-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Goodax-Hantida-lasoo-celinayo-kaliya-Xamar-kama-dhaceyso-gobolada.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Goodax-Hantida-lasoo-celinayo-kaliya-Xamar-kama-dhaceyso-gobolada.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Goodax-Hantida-lasoo-celinayo-kaliya-Xamar-kama-dhaceyso-gobolada.mp3<\/a><\/audio>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-36.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-123349\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-36.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-36.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-36-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-36-768x512.jpg 768w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay waxyaabaha ugu horeeya ee ay qaban doonaan guddiga soo celinta hantida qaranka. Wasiir Goodax oo sidoo kale ah guddoomiyaha guddigaasi oo uu dhawaan magacaabay ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in hantida lasoo celinayo kaliya inaan laga celin doonin magaalada Muqdisho. Dhamaan gobolada dalka Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123350,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123347","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-Goodax Bare Hantida lasoo celinayo Xamar kaliya kama dhaceyso - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-goodax-bare-hantida-lasoo-celinayo-xamar-kaliya-kama-dhaceyso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-Goodax Bare Hantida lasoo celinayo Xamar kaliya kama dhaceyso - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay waxyaabaha ugu horeeya ee ay qaban doonaan guddiga soo celinta hantida qaranka. Wasiir Goodax oo sidoo kale ah guddoomiyaha guddigaasi oo uu dhawaan magacaabay ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in hantida lasoo celinayo kaliya inaan laga celin doonin magaalada Muqdisho. Dhamaan gobolada dalka Soomaaliya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-goodax-bare-hantida-lasoo-celinayo-xamar-kaliya-kama-dhaceyso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-15T13:18:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Goodax.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"787\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-goodax-bare-hantida-lasoo-celinayo-xamar-kaliya-kama-dhaceyso\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-goodax-bare-hantida-lasoo-celinayo-xamar-kaliya-kama-dhaceyso\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-Goodax Bare Hantida lasoo celinayo Xamar kaliya kama dhaceyso - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-goodax-bare-hantida-lasoo-celinayo-xamar-kaliya-kama-dhaceyso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-goodax-bare-hantida-lasoo-celinayo-xamar-kaliya-kama-dhaceyso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Goodax.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-15T13:18:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-goodax-bare-hantida-lasoo-celinayo-xamar-kaliya-kama-dhaceyso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-goodax-bare-hantida-lasoo-celinayo-xamar-kaliya-kama-dhaceyso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-goodax-bare-hantida-lasoo-celinayo-xamar-kaliya-kama-dhaceyso\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Goodax.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Goodax.jpg\",\"width\":1180,\"height\":787},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-goodax-bare-hantida-lasoo-celinayo-xamar-kaliya-kama-dhaceyso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-Goodax Bare Hantida lasoo celinayo Xamar kaliya kama dhaceyso\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-Goodax Bare Hantida lasoo celinayo Xamar kaliya kama dhaceyso - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-goodax-bare-hantida-lasoo-celinayo-xamar-kaliya-kama-dhaceyso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-Goodax Bare Hantida lasoo celinayo Xamar kaliya kama dhaceyso - Wardoon","og_description":"Wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay waxyaabaha ugu horeeya ee ay qaban doonaan guddiga soo celinta hantida qaranka. Wasiir Goodax oo sidoo kale ah guddoomiyaha guddigaasi oo uu dhawaan magacaabay ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in hantida lasoo celinayo kaliya inaan laga celin doonin magaalada Muqdisho. Dhamaan gobolada dalka Soomaaliya [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-goodax-bare-hantida-lasoo-celinayo-xamar-kaliya-kama-dhaceyso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-15T13:18:38+00:00","og_image":[{"width":1180,"height":787,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Goodax.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-goodax-bare-hantida-lasoo-celinayo-xamar-kaliya-kama-dhaceyso\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-goodax-bare-hantida-lasoo-celinayo-xamar-kaliya-kama-dhaceyso\/","name":"DHAGAYSO:-Goodax Bare Hantida lasoo celinayo Xamar kaliya kama dhaceyso - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-goodax-bare-hantida-lasoo-celinayo-xamar-kaliya-kama-dhaceyso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-goodax-bare-hantida-lasoo-celinayo-xamar-kaliya-kama-dhaceyso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Goodax.jpg","datePublished":"2019-02-15T13:18:38+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-goodax-bare-hantida-lasoo-celinayo-xamar-kaliya-kama-dhaceyso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-goodax-bare-hantida-lasoo-celinayo-xamar-kaliya-kama-dhaceyso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-goodax-bare-hantida-lasoo-celinayo-xamar-kaliya-kama-dhaceyso\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Goodax.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Goodax.jpg","width":1180,"height":787},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-goodax-bare-hantida-lasoo-celinayo-xamar-kaliya-kama-dhaceyso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-Goodax Bare Hantida lasoo celinayo Xamar kaliya kama dhaceyso"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123347"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123347"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123347\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123351,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123347\/revisions\/123351"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123350"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123347"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123347"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123347"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}