{"id":123352,"date":"2019-02-15T15:23:49","date_gmt":"2019-02-15T13:23:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123352"},"modified":"2019-02-15T15:23:49","modified_gmt":"2019-02-15T13:23:49","slug":"daawo-weriye-cabdinur-sheekh-maxamad-isxaaq-oo-ka-tagaya-bbc-da","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-cabdinur-sheekh-maxamad-isxaaq-oo-ka-tagaya-bbc-da\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Weriye Cabdinur Sheekh Maxamad Isxaaq oo ka tagaya BBC-da"},"content":{"rendered":"<p>Cabdinur Sheekh Maxamad Isxaaq oo BBC ku biiray 1989, ayaa haatan ku jira maalmihii ugu dambeeyay ee shaqada BBC-da.<\/p>\n<p>\u201dMarkii aan ku soo biiray BBC waxaa igu adkaa qalabka iyo farsamadii lagu shaqeynayey oo ka duwaneyd tii Radio Mogadisho, balse tababar ka dib waa la qabsannay oo waxaa nala baray xataa wareysiga aad qaado sida aad u jarjari karto oo aad ugu habeyn karto waqtiga aad u haysato balse Radio Mogadishu ma jirin qof ama laba ka badan oo farsamada yiqiin oo waxaa xadidnaa qalabka,\u2019 ayuu yiri.<\/p>\n<p>Idaacaddii aan ka shaqeyn jirnay ee dawladda Soomaaliya halku dhegeedu wuxuu ahaa \u2018warbaahinta sida xalaasha ah uga tarjunta mabaadida kacaanka\u2019.<\/p>\n<p>\u201cHa yeeshee BBC oo cid walba ra\u2019yigeeda waydiineysa oo dhinacyada oo dhan u dhexeysa ayaa ku soo dhex dhacnay. Waxaa na hagaya waa mabaadi\u2019da asalka ah ee saxaafadda ee BBC ee dhexdhexaadnimo. Waa taas midda keentay in xataa berigii dagaalka sokeeye ee Soomaaliya meesha u xun marayey oo qab-qablayaashii ay caasimadda ku dagaalamayeen in dagaalku is-taagi jiray 5:30 waqtiga ay idaacaddu bilaabto si dhinac walba u helo xogta dhinaca kale, xataa gobolada Soomaaliya oo aan la isu gudbi jirin, BBC ayey ka heli jireen wararka, waa horaantii 90-shameeyadii. Mudadii 30ka sano ku dhaweyd ee aan BBC London iyo Nairobi ka shaqeynayey waxaa walwalka u weyni iga hayey dalka oo colaad iyo kala irdhow aan taariikhda na soo marin uu ka dhacay oo aysanna muuqan 30 sano kadib xal ay dadku isku aamini karaan iyo dib u heshiin dhab ah\u201d.<\/p>\n<p>\u201cIsla mudadaas waxaa is-bedelay dareenkii iyo fakarkii dadka oo waxaa dhacday in si xor ah qofka uu u sheegan karo fikirkiisa, khaas ahaan soo shaac-baxa iyo helitaanka idaacadaha iyo bogaga internetka. Waxaa kale oo si aan caadi ahayn wax weyn u kordhiyey baraha bulshada, ayuu yiri Cabdinuur Sheekh Maxamad Isxaaq.<\/p>\n<p>\u201cDadkii ka qaxay dagaalka sokeeye oo dib ugu noqday dalka oo shar iyo khayrba geeyey, waxaa heer sare gaaray wacyiga dadka oo ku aadan doorka dumarka, oo dagaalkii sokeeye intii uu socday oo dhan ahaa kuwii quudinayey oo barbaarinayey qoyska.\u201d<\/p>\n<p>\u201cBBC London waxaan ugu tagay oo la shaqeeyey wariyayaashii aan ku dayan jirnay oo aan ku taami jirnay sidii aan heerkooda oo kale u gaari lahayn, sida <strong>Cabdullaahi Xaaji Idris, Idris Xasan Diiriye, Maxamuud Sh Dalmar,Aadan Nuux Dhuulle, Yoonis Cali Nuur, Maxamuud Xasan iyo Cabdi Siraad oon aad uga faa\u2019iday khibradoodii\u201d.<\/strong><\/p>\n<p>\u201cBerigaas aniga iyo wariyayaashii kale ee iga dambeeyey waxaa la oran jiray BBC waa la kharibay oo kuwo aan la fahmeyn baa laga soo buuxiyey, balse markii dambe waxaan udub-dhexaad u noqonay warbaahinta Soomaaliyeed, Qiimeyntu maaha aqoontooda ee waa dhageysytaha oo aan la qabsan codka cusub. Shaqaaluhu waa yimaadaa, waana tagaa, waxaase wariye walba lagu qiimeeyaa waxa uu u gudbinayo dhageystaha inuu awalan isagu fahmo, hubiyo oo dheelitiro, si war sugan oo dhexdhexaad ah aad ugu gudbiso dhageystayaasha oo isugu jira heer walba,mid aqoon sare,aqoon dhexe iyo aqoon hoose leh,\u201d ayuu sheegay Cabdinuur Sheekh.<\/p>\n<p>Cabdinuur Sheikh Mohamed oo BBC ka shaqeynayey 30 sano ku dhawaad ayaa haatan ka mid noqday wariyayaasha laanta af Soomaaliga ee dhawaan holwgabka ka noqon doona shaqada maadaamma barnaamijyadii loo soo wareejinayo Nairobi.<\/p>\n<p><strong>Xigasho: BBC<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/BN_K4_VKBk4\" width=\"850\" height=\"700\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdinur Sheekh Maxamad Isxaaq oo BBC ku biiray 1989, ayaa haatan ku jira maalmihii ugu dambeeyay ee shaqada BBC-da. \u201dMarkii aan ku soo biiray BBC waxaa igu adkaa qalabka iyo farsamadii lagu shaqeynayey oo ka duwaneyd tii Radio Mogadisho, balse tababar ka dib waa la qabsannay oo waxaa nala baray xataa wareysiga aad qaado sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123353,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123352","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Weriye Cabdinur Sheekh Maxamad Isxaaq oo ka tagaya BBC-da - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-cabdinur-sheekh-maxamad-isxaaq-oo-ka-tagaya-bbc-da\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Weriye Cabdinur Sheekh Maxamad Isxaaq oo ka tagaya BBC-da - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cabdinur Sheekh Maxamad Isxaaq oo BBC ku biiray 1989, ayaa haatan ku jira maalmihii ugu dambeeyay ee shaqada BBC-da. \u201dMarkii aan ku soo biiray BBC waxaa igu adkaa qalabka iyo farsamadii lagu shaqeynayey oo ka duwaneyd tii Radio Mogadisho, balse tababar ka dib waa la qabsannay oo waxaa nala baray xataa wareysiga aad qaado sida [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-cabdinur-sheekh-maxamad-isxaaq-oo-ka-tagaya-bbc-da\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-15T13:23:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-32.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"652\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"367\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-cabdinur-sheekh-maxamad-isxaaq-oo-ka-tagaya-bbc-da\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-cabdinur-sheekh-maxamad-isxaaq-oo-ka-tagaya-bbc-da\/\",\"name\":\"DAAWO:-Weriye Cabdinur Sheekh Maxamad Isxaaq oo ka tagaya BBC-da - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-cabdinur-sheekh-maxamad-isxaaq-oo-ka-tagaya-bbc-da\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-cabdinur-sheekh-maxamad-isxaaq-oo-ka-tagaya-bbc-da\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-32.png\",\"datePublished\":\"2019-02-15T13:23:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-cabdinur-sheekh-maxamad-isxaaq-oo-ka-tagaya-bbc-da\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-cabdinur-sheekh-maxamad-isxaaq-oo-ka-tagaya-bbc-da\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-cabdinur-sheekh-maxamad-isxaaq-oo-ka-tagaya-bbc-da\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-32.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-32.png\",\"width\":652,\"height\":367},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-cabdinur-sheekh-maxamad-isxaaq-oo-ka-tagaya-bbc-da\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Weriye Cabdinur Sheekh Maxamad Isxaaq oo ka tagaya BBC-da\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Weriye Cabdinur Sheekh Maxamad Isxaaq oo ka tagaya BBC-da - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-cabdinur-sheekh-maxamad-isxaaq-oo-ka-tagaya-bbc-da\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Weriye Cabdinur Sheekh Maxamad Isxaaq oo ka tagaya BBC-da - Wardoon","og_description":"Cabdinur Sheekh Maxamad Isxaaq oo BBC ku biiray 1989, ayaa haatan ku jira maalmihii ugu dambeeyay ee shaqada BBC-da. \u201dMarkii aan ku soo biiray BBC waxaa igu adkaa qalabka iyo farsamadii lagu shaqeynayey oo ka duwaneyd tii Radio Mogadisho, balse tababar ka dib waa la qabsannay oo waxaa nala baray xataa wareysiga aad qaado sida [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-cabdinur-sheekh-maxamad-isxaaq-oo-ka-tagaya-bbc-da\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-15T13:23:49+00:00","og_image":[{"width":652,"height":367,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-32.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-cabdinur-sheekh-maxamad-isxaaq-oo-ka-tagaya-bbc-da\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-cabdinur-sheekh-maxamad-isxaaq-oo-ka-tagaya-bbc-da\/","name":"DAAWO:-Weriye Cabdinur Sheekh Maxamad Isxaaq oo ka tagaya BBC-da - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-cabdinur-sheekh-maxamad-isxaaq-oo-ka-tagaya-bbc-da\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-cabdinur-sheekh-maxamad-isxaaq-oo-ka-tagaya-bbc-da\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-32.png","datePublished":"2019-02-15T13:23:49+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-cabdinur-sheekh-maxamad-isxaaq-oo-ka-tagaya-bbc-da\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-cabdinur-sheekh-maxamad-isxaaq-oo-ka-tagaya-bbc-da\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-cabdinur-sheekh-maxamad-isxaaq-oo-ka-tagaya-bbc-da\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-32.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-32.png","width":652,"height":367},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weriye-cabdinur-sheekh-maxamad-isxaaq-oo-ka-tagaya-bbc-da\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Weriye Cabdinur Sheekh Maxamad Isxaaq oo ka tagaya BBC-da"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123352"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123352"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123352\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123354,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123352\/revisions\/123354"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123353"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123352"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123352"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123352"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}