{"id":123368,"date":"2019-02-16T09:50:15","date_gmt":"2019-02-16T07:50:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123368"},"modified":"2019-02-16T09:55:36","modified_gmt":"2019-02-16T07:55:36","slug":"donald-trump-oo-xaalad-degdeg-ah-ku-soo-rogay-dalkiisa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-degdeg-ah-ku-soo-rogay-dalkiisa\/","title":{"rendered":"Donald Trump oo xaalad degdeg ah ku soo rogay dalkiisa"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa goor dhow ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo Qaran, iyadoo tallaabadan aheyd mid aad loo hadal hayay saacadihii u dambeeyay.<\/p>\n<p>Donald Trump ayaa doonaya inuu lacag u helo darbiga uu ka dhisayo Mareykanka iyo Mexico, isagoo aan ogolaansho ka helin Aqalka Congress-ka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa duulaan nagu ah dad fara badan iyo daroogo sharci darro ah oo ku soo qulqulaya xuduuda, waa in aan joojino oo aan ka hor istaagno dambiilayaasha inay soo galaan dalkeen\u201dayuu yiri Donald Trump.<\/p>\n<p>Sidoo kale xaalada degdeg ah ayaa waxaa uu awood siin doonaa hirgelinta sharciga socdaalka oo uu horay u soo saaray.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Madaxweynayaal isaga ka horeeyay ay xaalad degdeg ah ku dhawaaqeen, isagana uu sidaas sameynayo sida uu yiri.<\/p>\n<p>Aqalka Congress-ka Mareykanka ayaa saacado ka hor ansixiyay miisaaniyadda dowladda oo aanay ku jirin lacagta uu dalbaday Trump ee uu doonayo inuu darbiga ku dhiso.<\/p>\n<p>Qorshaha Xaalada degdega ee uu Donald Trump ku soo rogay Mareykanka ayaa waxaa uu caqabad kala kulmi karaa Dimoqraadiyiinta oo ka dacwadeynaya Maxkamadaha dalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Dlpp2ms8rbk\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.nytimes.com\/2019\/02\/15\/us\/politics\/national-emergency-trump.html\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa goor dhow ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo Qaran, iyadoo tallaabadan aheyd mid aad loo hadal hayay saacadihii u dambeeyay. Donald Trump ayaa doonaya inuu lacag u helo darbiga uu ka dhisayo Mareykanka iyo Mexico, isagoo aan ogolaansho ka helin Aqalka Congress-ka. \u201cWaxaa duulaan nagu ah dad fara badan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123372,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123368","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Donald Trump oo xaalad degdeg ah ku soo rogay dalkiisa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-degdeg-ah-ku-soo-rogay-dalkiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Donald Trump oo xaalad degdeg ah ku soo rogay dalkiisa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa goor dhow ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo Qaran, iyadoo tallaabadan aheyd mid aad loo hadal hayay saacadihii u dambeeyay. Donald Trump ayaa doonaya inuu lacag u helo darbiga uu ka dhisayo Mareykanka iyo Mexico, isagoo aan ogolaansho ka helin Aqalka Congress-ka. \u201cWaxaa duulaan nagu ah dad fara badan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-degdeg-ah-ku-soo-rogay-dalkiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-16T07:50:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-02-16T07:55:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-34.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1198\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"699\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-degdeg-ah-ku-soo-rogay-dalkiisa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-degdeg-ah-ku-soo-rogay-dalkiisa\/\",\"name\":\"Donald Trump oo xaalad degdeg ah ku soo rogay dalkiisa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-degdeg-ah-ku-soo-rogay-dalkiisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-degdeg-ah-ku-soo-rogay-dalkiisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-34.png\",\"datePublished\":\"2019-02-16T07:50:15+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-16T07:55:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-degdeg-ah-ku-soo-rogay-dalkiisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-degdeg-ah-ku-soo-rogay-dalkiisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-degdeg-ah-ku-soo-rogay-dalkiisa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-34.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-34.png\",\"width\":1198,\"height\":699},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-degdeg-ah-ku-soo-rogay-dalkiisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Donald Trump oo xaalad degdeg ah ku soo rogay dalkiisa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Donald Trump oo xaalad degdeg ah ku soo rogay dalkiisa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-degdeg-ah-ku-soo-rogay-dalkiisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Donald Trump oo xaalad degdeg ah ku soo rogay dalkiisa - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa goor dhow ku dhawaaqay xaalad deg deg ah oo Qaran, iyadoo tallaabadan aheyd mid aad loo hadal hayay saacadihii u dambeeyay. Donald Trump ayaa doonaya inuu lacag u helo darbiga uu ka dhisayo Mareykanka iyo Mexico, isagoo aan ogolaansho ka helin Aqalka Congress-ka. \u201cWaxaa duulaan nagu ah dad fara badan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-degdeg-ah-ku-soo-rogay-dalkiisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-16T07:50:15+00:00","article_modified_time":"2019-02-16T07:55:36+00:00","og_image":[{"width":1198,"height":699,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-34.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-degdeg-ah-ku-soo-rogay-dalkiisa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-degdeg-ah-ku-soo-rogay-dalkiisa\/","name":"Donald Trump oo xaalad degdeg ah ku soo rogay dalkiisa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-degdeg-ah-ku-soo-rogay-dalkiisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-degdeg-ah-ku-soo-rogay-dalkiisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-34.png","datePublished":"2019-02-16T07:50:15+00:00","dateModified":"2019-02-16T07:55:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-degdeg-ah-ku-soo-rogay-dalkiisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-degdeg-ah-ku-soo-rogay-dalkiisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-degdeg-ah-ku-soo-rogay-dalkiisa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-34.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-34.png","width":1198,"height":699},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/donald-trump-oo-xaalad-degdeg-ah-ku-soo-rogay-dalkiisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Donald Trump oo xaalad degdeg ah ku soo rogay dalkiisa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123368"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123368"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123368\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123373,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123368\/revisions\/123373"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123372"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123368"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123368"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123368"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}