{"id":123378,"date":"2019-02-16T10:42:51","date_gmt":"2019-02-16T08:42:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123378"},"modified":"2019-02-16T10:42:51","modified_gmt":"2019-02-16T08:42:51","slug":"meydadka-shabaabkii-weeraray-nairobi-oo-mareykanka-loo-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-shabaabkii-weeraray-nairobi-oo-mareykanka-loo-qaaday\/","title":{"rendered":"Meydadka Shabaabkii Weeraray Nairobi oo Mareykanka loo qaaday"},"content":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Dembi-baarista dalka Maraykanka ee loo yaqaan FBI- ayaa magaalada Nairobi ka qaaday meydadka lix dagaalyahan oo katirsan Al Shabaab oo bishii hore weerar xoogan ku qaaday Hoelka DusitD2 ee magaalada Nairobi.<\/p>\n<p>Sargaal katirsan Booliiska dalka Kenya oo magaciisa qariyay ayaa Wargeyska The Nairobian u sheegay in dalka Mareykanka loo qaaday meydadka shan dagaalyahan oo katirsan Al Shabaab iyo haraaga hilbaha ninkii is qarxiyay.<\/p>\n<p>Sida uu qoray Wargeyska The Nairobian Saraakiisha FBI-da dalka Mareykanka ayaa codsaday in baaritaano dheeraad ah ay ku soo sameeyaan meydadka raga weerarka fuliyay oon wali si fiican loo wada aqoonsan.<\/p>\n<p>Sarkaal ka tirsan booliiska dalka Kenya ayaa sheegay in sababta ay Hay\u2019adda FBI-da u qaateen maydadkaasi ay tahay si ay baaritaano Teknoolajiyadeeda sarreeyso ee dhinaca DNA-da ku soo sameeyaan maydadkaasi.<\/p>\n<p>Baarayaal ka socday dalka Mareykanka iyo dalal kale ayaa dowlada Kenya gacan ka siinayay weerarkii Al Shabaab ku qaaday magaalada Nairobi gaar ahana dhismaha DusitD2 oo lagu dilay dad ka badan 20-qof.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Dembi-baarista dalka Maraykanka ee loo yaqaan FBI- ayaa magaalada Nairobi ka qaaday meydadka lix dagaalyahan oo katirsan Al Shabaab oo bishii hore weerar xoogan ku qaaday Hoelka DusitD2 ee magaalada Nairobi. Sargaal katirsan Booliiska dalka Kenya oo magaciisa qariyay ayaa Wargeyska The Nairobian u sheegay in dalka Mareykanka loo qaaday meydadka shan dagaalyahan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":122336,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123378","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Meydadka Shabaabkii Weeraray Nairobi oo Mareykanka loo qaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-shabaabkii-weeraray-nairobi-oo-mareykanka-loo-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Meydadka Shabaabkii Weeraray Nairobi oo Mareykanka loo qaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hay\u2019adda Dembi-baarista dalka Maraykanka ee loo yaqaan FBI- ayaa magaalada Nairobi ka qaaday meydadka lix dagaalyahan oo katirsan Al Shabaab oo bishii hore weerar xoogan ku qaaday Hoelka DusitD2 ee magaalada Nairobi. Sargaal katirsan Booliiska dalka Kenya oo magaciisa qariyay ayaa Wargeyska The Nairobian u sheegay in dalka Mareykanka loo qaaday meydadka shan dagaalyahan oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-shabaabkii-weeraray-nairobi-oo-mareykanka-loo-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-16T08:42:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hub-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-shabaabkii-weeraray-nairobi-oo-mareykanka-loo-qaaday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-shabaabkii-weeraray-nairobi-oo-mareykanka-loo-qaaday\/\",\"name\":\"Meydadka Shabaabkii Weeraray Nairobi oo Mareykanka loo qaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-shabaabkii-weeraray-nairobi-oo-mareykanka-loo-qaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-shabaabkii-weeraray-nairobi-oo-mareykanka-loo-qaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hub-2.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-16T08:42:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-shabaabkii-weeraray-nairobi-oo-mareykanka-loo-qaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-shabaabkii-weeraray-nairobi-oo-mareykanka-loo-qaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-shabaabkii-weeraray-nairobi-oo-mareykanka-loo-qaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hub-2.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hub-2.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-shabaabkii-weeraray-nairobi-oo-mareykanka-loo-qaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Meydadka Shabaabkii Weeraray Nairobi oo Mareykanka loo qaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Meydadka Shabaabkii Weeraray Nairobi oo Mareykanka loo qaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-shabaabkii-weeraray-nairobi-oo-mareykanka-loo-qaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Meydadka Shabaabkii Weeraray Nairobi oo Mareykanka loo qaaday - Wardoon","og_description":"Hay\u2019adda Dembi-baarista dalka Maraykanka ee loo yaqaan FBI- ayaa magaalada Nairobi ka qaaday meydadka lix dagaalyahan oo katirsan Al Shabaab oo bishii hore weerar xoogan ku qaaday Hoelka DusitD2 ee magaalada Nairobi. Sargaal katirsan Booliiska dalka Kenya oo magaciisa qariyay ayaa Wargeyska The Nairobian u sheegay in dalka Mareykanka loo qaaday meydadka shan dagaalyahan oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-shabaabkii-weeraray-nairobi-oo-mareykanka-loo-qaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-16T08:42:51+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hub-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-shabaabkii-weeraray-nairobi-oo-mareykanka-loo-qaaday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-shabaabkii-weeraray-nairobi-oo-mareykanka-loo-qaaday\/","name":"Meydadka Shabaabkii Weeraray Nairobi oo Mareykanka loo qaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-shabaabkii-weeraray-nairobi-oo-mareykanka-loo-qaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-shabaabkii-weeraray-nairobi-oo-mareykanka-loo-qaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hub-2.jpg","datePublished":"2019-02-16T08:42:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-shabaabkii-weeraray-nairobi-oo-mareykanka-loo-qaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-shabaabkii-weeraray-nairobi-oo-mareykanka-loo-qaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-shabaabkii-weeraray-nairobi-oo-mareykanka-loo-qaaday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hub-2.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/01\/hub-2.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/meydadka-shabaabkii-weeraray-nairobi-oo-mareykanka-loo-qaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Meydadka Shabaabkii Weeraray Nairobi oo Mareykanka loo qaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123378"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123378"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123378\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123387,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123378\/revisions\/123387"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/122336"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123378"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123378"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123378"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}