{"id":123419,"date":"2019-02-17T10:34:08","date_gmt":"2019-02-17T08:34:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123419"},"modified":"2019-02-17T10:34:08","modified_gmt":"2019-02-17T08:34:08","slug":"bbc-da-oo-shaqaale-cusub-qoratay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/bbc-da-oo-shaqaale-cusub-qoratay\/","title":{"rendered":"BBC-da oo shaqaale cusub qoratay"},"content":{"rendered":"<p>Laanta Afka soomaaliga ee BBC-da oo dhawaan shaqadeeda inta ugu badan loo soo wareejinayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxa shaqadii ka tagaya wariyayaashii waa weynaa ee inta badan ka hawl gali jiray magalada London, taa badalkeedana waxay mudooyinkii u danbeeyay qaadanaysay wariyayaal aad u da yar oo badalaya ku waa hore waxase u danbeeyay shantan.<\/p>\n<p><strong>Cabdiraxmaan Cali Dhimbiil<\/strong>, waxa uu ku dhashay Gobolka togdheer, gaar ahaan magaalada Burco ee Somaliland.<\/p>\n<p><strong>Kawsar Maxamed<\/strong> waxay ku dhalatay waxna ku baratay magaalada Wajeer ee waqooyi beri Kenya.<\/p>\n<p><strong>Faadumo Yusuf Siciid (Taxadar)<\/strong> waxay ku dhalatay magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag waxayna ku soo barbaartay degmada Xingalool ee Gobolka Sanaag Somaliland inkastoo kasoo shaqeysay idaacado ku yaala maamul goboleedka puntland, agaasimana ka soo noqotay idaacad ku taalla Puntland.<\/p>\n<p><strong>Xasan Sheekh Cumar<\/strong>, wuxuu ku dhashay gobalka Hiiraan ee dalka Soomaaliya ,wuxuu ku soo barbaaray gobalkaas, waxbarashadisa inta badan wuxuu ku qaatay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Fartuun Ismaaciil Axmad<\/strong>, waxay ku dhalatay kuna soo barbaartay caasimadda dalka Soomaaliya ee Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laanta Afka soomaaliga ee BBC-da oo dhawaan shaqadeeda inta ugu badan loo soo wareejinayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxa shaqadii ka tagaya wariyayaashii waa weynaa ee inta badan ka hawl gali jiray magalada London, taa badalkeedana waxay mudooyinkii u danbeeyay qaadanaysay wariyayaal aad u da yar oo badalaya ku waa hore waxase u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123420,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123419","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>BBC-da oo shaqaale cusub qoratay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bbc-da-oo-shaqaale-cusub-qoratay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"BBC-da oo shaqaale cusub qoratay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Laanta Afka soomaaliga ee BBC-da oo dhawaan shaqadeeda inta ugu badan loo soo wareejinayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxa shaqadii ka tagaya wariyayaashii waa weynaa ee inta badan ka hawl gali jiray magalada London, taa badalkeedana waxay mudooyinkii u danbeeyay qaadanaysay wariyayaal aad u da yar oo badalaya ku waa hore waxase u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bbc-da-oo-shaqaale-cusub-qoratay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-17T08:34:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/FB_IMG_1550316714728-696x246.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"246\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bbc-da-oo-shaqaale-cusub-qoratay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bbc-da-oo-shaqaale-cusub-qoratay\/\",\"name\":\"BBC-da oo shaqaale cusub qoratay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bbc-da-oo-shaqaale-cusub-qoratay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bbc-da-oo-shaqaale-cusub-qoratay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/FB_IMG_1550316714728-696x246.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-17T08:34:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bbc-da-oo-shaqaale-cusub-qoratay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bbc-da-oo-shaqaale-cusub-qoratay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bbc-da-oo-shaqaale-cusub-qoratay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/FB_IMG_1550316714728-696x246.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/FB_IMG_1550316714728-696x246.jpg\",\"width\":696,\"height\":246},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/bbc-da-oo-shaqaale-cusub-qoratay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"BBC-da oo shaqaale cusub qoratay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"BBC-da oo shaqaale cusub qoratay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bbc-da-oo-shaqaale-cusub-qoratay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"BBC-da oo shaqaale cusub qoratay - Wardoon","og_description":"Laanta Afka soomaaliga ee BBC-da oo dhawaan shaqadeeda inta ugu badan loo soo wareejinayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxa shaqadii ka tagaya wariyayaashii waa weynaa ee inta badan ka hawl gali jiray magalada London, taa badalkeedana waxay mudooyinkii u danbeeyay qaadanaysay wariyayaal aad u da yar oo badalaya ku waa hore waxase u [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bbc-da-oo-shaqaale-cusub-qoratay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-17T08:34:08+00:00","og_image":[{"width":696,"height":246,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/FB_IMG_1550316714728-696x246.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bbc-da-oo-shaqaale-cusub-qoratay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bbc-da-oo-shaqaale-cusub-qoratay\/","name":"BBC-da oo shaqaale cusub qoratay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bbc-da-oo-shaqaale-cusub-qoratay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bbc-da-oo-shaqaale-cusub-qoratay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/FB_IMG_1550316714728-696x246.jpg","datePublished":"2019-02-17T08:34:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bbc-da-oo-shaqaale-cusub-qoratay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/bbc-da-oo-shaqaale-cusub-qoratay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bbc-da-oo-shaqaale-cusub-qoratay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/FB_IMG_1550316714728-696x246.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/FB_IMG_1550316714728-696x246.jpg","width":696,"height":246},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/bbc-da-oo-shaqaale-cusub-qoratay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"BBC-da oo shaqaale cusub qoratay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123419"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123419"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123419\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123421,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123419\/revisions\/123421"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123420"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123419"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123419"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123419"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}