{"id":123429,"date":"2019-02-17T13:51:42","date_gmt":"2019-02-17T11:51:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123429"},"modified":"2019-02-17T13:51:42","modified_gmt":"2019-02-17T11:51:42","slug":"xildhibaan-fiqiyaan-lagu-hor-ordin-koox-ayadu-orod-dheer-oohinna-badan","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqiyaan-lagu-hor-ordin-koox-ayadu-orod-dheer-oohinna-badan\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Fiqi\u201cYAAN LAGU HOR-ORDIN KOOX AYADU OROD DHEER, OOHINNA BADAN\u201c"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan xubnaha baarlamanka federaalka Somalia ayaa sheegay in Madaxda dowlada Somalia ku eedeeyey iney masuul ka yihiin xiriirka xumaaday ee Kenya iyo Somalia.<\/p>\n<p>Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in go\u2019aanka ay qaadatay Kenya ay sabab u tahay dowlada Somalia oo ka gaabisay iney Kenya ka qanciso waxyaabaha ay tabaneysay.<\/p>\n<p>Hoos ka akhriso qoraalka xildhibaanka oo sidiisa u qoran.<\/p>\n<p><strong>YAAN LAGU HOR-ORDIN KOOX AYADU OROD DHEER, OOHINNA BADAN<\/strong><\/p>\n<p>Ma haboona In lagu hor ordo isla markaana ilama ahan in umadda ookiyaalaha indha-sarcaadka si fudud loogu geliyo, ayadoo caadifadooda kacsan laga faa\u2019idaysanayo, waxaa ila quman In la sugo jawaabta ay bixiyaan madaxdii warqadda cabashada Kenya ay Soo gaartay 10 maalmood ka hor oo jawaabtu ka Soo bixi weyday illaa xaalku meesha uu hadda marayo gaaray.<\/p>\n<p>24 saacadood ayaa haddana ka Soo wareegtay go\u2019aankii Kenya ay safiirkeeda u joogay Soomaaliya ugala badxey, kii Soomaaliyana dib loo soo celiyey, illaa haddana uma maalaynayo In go\u2019aanno ka Soo baxaya hey\u2019ado dawladeed la sugayo waxaa la sugayaa waa shakhsiyaad dalka taladiis ayagu isku koobay oo saamaynta habdhaqankooda gurracan iyo siyaasad xumadoo ay dalka ku yeelanayaan aanba ka war-heyn.<\/p>\n<p>Xaraashka shidaalka Soomaaliya lagu siinayey si sharci-darro ah oo mugdi ku jiro shirkado shisheeye dadkii sida indha la\u2019aanta ku difaacayey In ay Maanta umadda isku hor oohiyaan cidna ka yeeli mayso qiiradaas jaban, balse In shirkadahaas iyo ciddii kale ee soo damacda kheyradka iyo dhulka Soomaaliya danta ay rabtaba ha ka yeelatee In laga daafaco oo meel looga Soo wada jeesto waa waajib, oo aan lagu halleyn shakhsiyaad aan xambaari karin mas\u2019uuliyadaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan xubnaha baarlamanka federaalka Somalia ayaa sheegay in Madaxda dowlada Somalia ku eedeeyey iney masuul ka yihiin xiriirka xumaaday ee Kenya iyo Somalia. Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in go\u2019aanka ay qaadatay Kenya ay sabab u tahay dowlada Somalia oo ka gaabisay iney Kenya ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123430,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123429","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Fiqi\u201cYAAN LAGU HOR-ORDIN KOOX AYADU OROD DHEER, OOHINNA BADAN\u201c - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqiyaan-lagu-hor-ordin-koox-ayadu-orod-dheer-oohinna-badan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Fiqi\u201cYAAN LAGU HOR-ORDIN KOOX AYADU OROD DHEER, OOHINNA BADAN\u201c - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan xubnaha baarlamanka federaalka Somalia ayaa sheegay in Madaxda dowlada Somalia ku eedeeyey iney masuul ka yihiin xiriirka xumaaday ee Kenya iyo Somalia. Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in go\u2019aanka ay qaadatay Kenya ay sabab u tahay dowlada Somalia oo ka gaabisay iney Kenya ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqiyaan-lagu-hor-ordin-koox-ayadu-orod-dheer-oohinna-badan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-17T11:51:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Fiqi-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqiyaan-lagu-hor-ordin-koox-ayadu-orod-dheer-oohinna-badan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqiyaan-lagu-hor-ordin-koox-ayadu-orod-dheer-oohinna-badan\/\",\"name\":\"Xildhibaan Fiqi\u201cYAAN LAGU HOR-ORDIN KOOX AYADU OROD DHEER, OOHINNA BADAN\u201c - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqiyaan-lagu-hor-ordin-koox-ayadu-orod-dheer-oohinna-badan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqiyaan-lagu-hor-ordin-koox-ayadu-orod-dheer-oohinna-badan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Fiqi-1.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-17T11:51:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqiyaan-lagu-hor-ordin-koox-ayadu-orod-dheer-oohinna-badan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqiyaan-lagu-hor-ordin-koox-ayadu-orod-dheer-oohinna-badan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqiyaan-lagu-hor-ordin-koox-ayadu-orod-dheer-oohinna-badan\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Fiqi-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Fiqi-1.jpg\",\"width\":640,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqiyaan-lagu-hor-ordin-koox-ayadu-orod-dheer-oohinna-badan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Fiqi\u201cYAAN LAGU HOR-ORDIN KOOX AYADU OROD DHEER, OOHINNA BADAN\u201c\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Fiqi\u201cYAAN LAGU HOR-ORDIN KOOX AYADU OROD DHEER, OOHINNA BADAN\u201c - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqiyaan-lagu-hor-ordin-koox-ayadu-orod-dheer-oohinna-badan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Fiqi\u201cYAAN LAGU HOR-ORDIN KOOX AYADU OROD DHEER, OOHINNA BADAN\u201c - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan xubnaha baarlamanka federaalka Somalia ayaa sheegay in Madaxda dowlada Somalia ku eedeeyey iney masuul ka yihiin xiriirka xumaaday ee Kenya iyo Somalia. Qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ayuu ku sheegay in go\u2019aanka ay qaadatay Kenya ay sabab u tahay dowlada Somalia oo ka gaabisay iney Kenya ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqiyaan-lagu-hor-ordin-koox-ayadu-orod-dheer-oohinna-badan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-17T11:51:42+00:00","og_image":[{"width":640,"height":480,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Fiqi-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqiyaan-lagu-hor-ordin-koox-ayadu-orod-dheer-oohinna-badan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqiyaan-lagu-hor-ordin-koox-ayadu-orod-dheer-oohinna-badan\/","name":"Xildhibaan Fiqi\u201cYAAN LAGU HOR-ORDIN KOOX AYADU OROD DHEER, OOHINNA BADAN\u201c - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqiyaan-lagu-hor-ordin-koox-ayadu-orod-dheer-oohinna-badan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqiyaan-lagu-hor-ordin-koox-ayadu-orod-dheer-oohinna-badan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Fiqi-1.jpg","datePublished":"2019-02-17T11:51:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqiyaan-lagu-hor-ordin-koox-ayadu-orod-dheer-oohinna-badan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqiyaan-lagu-hor-ordin-koox-ayadu-orod-dheer-oohinna-badan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqiyaan-lagu-hor-ordin-koox-ayadu-orod-dheer-oohinna-badan\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Fiqi-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Fiqi-1.jpg","width":640,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-fiqiyaan-lagu-hor-ordin-koox-ayadu-orod-dheer-oohinna-badan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Fiqi\u201cYAAN LAGU HOR-ORDIN KOOX AYADU OROD DHEER, OOHINNA BADAN\u201c"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123429"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123429"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123429\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123431,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123429\/revisions\/123431"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123430"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123429"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123429"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123429"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}