{"id":123495,"date":"2019-02-18T22:08:32","date_gmt":"2019-02-18T20:08:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123495"},"modified":"2019-02-18T22:08:32","modified_gmt":"2019-02-18T20:08:32","slug":"daawo-xildhibaan-jeesow-nairobi-waa-laga-qaxaa-haduu-dagaal-dhaco","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-nairobi-waa-laga-qaxaa-haduu-dagaal-dhaco\/","title":{"rendered":"Daawo: Xildhibaan Jeesow \u201cNairobi waa laga qaxaa haduu dagaal dhaco\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay khilaafka cusub ee ka dhextaagan kenya iyo Soomaaliya kaasi oo dowladda Kenya ay abuurtay.<\/p>\n<p>Xildhibaan Jeesow ayaa sheegay in dowladda Kenya ay xad gudub cad ku sameysay Soomaaliya isagoo sheegay in goaankii Kenya ay safiirkeeda ugala baxday Soomaaliya uu abuuray xiisad kale oo Saameynteeda yeelanaysa.<\/p>\n<p>Ciidamada kaga sugan Soomaaliya ayuu sheegay in loo baahan yahay inay dhaqso kagala baxdo dalka waxaana uu cadeeyay in weerar kaliya ay ka sugayaan dowladda Kenya.<\/p>\n<p>Xildhibaan Jeesoow ayaa yiri \u201cKenya waxa aan ka sugnaa waa inay Diyaaradahoodi iyo ciidankooda ay nagu soo weeraraan, waxaan leenahay weerar kama baqeyno oo Soomaali baan unahay, hadii Dagaal uu dhaco waan hubaa in Nairobi laga qaxayo, Dowlada Soomaaliya si kasta waa inay Dalka Ka saartaa ciidamada Kenya\u201d.<\/p>\n<p>Hadalkaan wuxuu sheegay xildhibaan Jeesow kadib wareysi uu siiyay Somali Cable Tv isago ay ka muuqatay caro badan.<\/p>\n<p>Kenya ayaa seddex sharuud oo adag ku xirtay wadahadal ay la galaan dowladda Soomaaliya waxaana ugu horeeyay inay dowladda Soomaaliya ka laabato soo bandhigii shidaalka Lagu soo bandhigay shirkii London.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/_xmRlCM9RuE\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay khilaafka cusub ee ka dhextaagan kenya iyo Soomaaliya kaasi oo dowladda Kenya ay abuurtay. Xildhibaan Jeesow ayaa sheegay in dowladda Kenya ay xad gudub cad ku sameysay Soomaaliya isagoo sheegay in goaankii Kenya ay safiirkeeda ugala baxday Soomaaliya uu abuuray xiisad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123496,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123495","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: Xildhibaan Jeesow \u201cNairobi waa laga qaxaa haduu dagaal dhaco\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-nairobi-waa-laga-qaxaa-haduu-dagaal-dhaco\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: Xildhibaan Jeesow \u201cNairobi waa laga qaxaa haduu dagaal dhaco\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay khilaafka cusub ee ka dhextaagan kenya iyo Soomaaliya kaasi oo dowladda Kenya ay abuurtay. Xildhibaan Jeesow ayaa sheegay in dowladda Kenya ay xad gudub cad ku sameysay Soomaaliya isagoo sheegay in goaankii Kenya ay safiirkeeda ugala baxday Soomaaliya uu abuuray xiisad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-nairobi-waa-laga-qaxaa-haduu-dagaal-dhaco\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-18T20:08:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-41.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"834\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"636\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-nairobi-waa-laga-qaxaa-haduu-dagaal-dhaco\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-nairobi-waa-laga-qaxaa-haduu-dagaal-dhaco\/\",\"name\":\"Daawo: Xildhibaan Jeesow \u201cNairobi waa laga qaxaa haduu dagaal dhaco\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-nairobi-waa-laga-qaxaa-haduu-dagaal-dhaco\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-nairobi-waa-laga-qaxaa-haduu-dagaal-dhaco\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-41.png\",\"datePublished\":\"2019-02-18T20:08:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-nairobi-waa-laga-qaxaa-haduu-dagaal-dhaco\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-nairobi-waa-laga-qaxaa-haduu-dagaal-dhaco\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-nairobi-waa-laga-qaxaa-haduu-dagaal-dhaco\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-41.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-41.png\",\"width\":834,\"height\":636},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-nairobi-waa-laga-qaxaa-haduu-dagaal-dhaco\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: Xildhibaan Jeesow \u201cNairobi waa laga qaxaa haduu dagaal dhaco\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: Xildhibaan Jeesow \u201cNairobi waa laga qaxaa haduu dagaal dhaco\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-nairobi-waa-laga-qaxaa-haduu-dagaal-dhaco\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: Xildhibaan Jeesow \u201cNairobi waa laga qaxaa haduu dagaal dhaco\u201d - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay khilaafka cusub ee ka dhextaagan kenya iyo Soomaaliya kaasi oo dowladda Kenya ay abuurtay. Xildhibaan Jeesow ayaa sheegay in dowladda Kenya ay xad gudub cad ku sameysay Soomaaliya isagoo sheegay in goaankii Kenya ay safiirkeeda ugala baxday Soomaaliya uu abuuray xiisad [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-nairobi-waa-laga-qaxaa-haduu-dagaal-dhaco\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-18T20:08:32+00:00","og_image":[{"width":834,"height":636,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-41.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-nairobi-waa-laga-qaxaa-haduu-dagaal-dhaco\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-nairobi-waa-laga-qaxaa-haduu-dagaal-dhaco\/","name":"Daawo: Xildhibaan Jeesow \u201cNairobi waa laga qaxaa haduu dagaal dhaco\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-nairobi-waa-laga-qaxaa-haduu-dagaal-dhaco\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-nairobi-waa-laga-qaxaa-haduu-dagaal-dhaco\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-41.png","datePublished":"2019-02-18T20:08:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-nairobi-waa-laga-qaxaa-haduu-dagaal-dhaco\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-nairobi-waa-laga-qaxaa-haduu-dagaal-dhaco\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-nairobi-waa-laga-qaxaa-haduu-dagaal-dhaco\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-41.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-41.png","width":834,"height":636},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-jeesow-nairobi-waa-laga-qaxaa-haduu-dagaal-dhaco\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: Xildhibaan Jeesow \u201cNairobi waa laga qaxaa haduu dagaal dhaco\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123495"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123495"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123495\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123497,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123495\/revisions\/123497"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123496"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123495"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123495"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123495"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}