{"id":123508,"date":"2019-02-19T07:54:02","date_gmt":"2019-02-19T05:54:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123508"},"modified":"2019-02-19T07:54:02","modified_gmt":"2019-02-19T05:54:02","slug":"baarlamaanka-kenya-oo-uyeeray-w-a-dibadda-kenya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-kenya-oo-uyeeray-w-a-dibadda-kenya\/","title":{"rendered":"Baarlamaanka Kenya oo uyeeray W\/A\/ dibadda Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Baarlamaanka dalka Kenya ayaa u yeeray wasiirka arrimaha dibadda Kenya haweeneyda lagu magaacabo Moniko Jumo si wax looga weydiiyo xiriirka dalalka Kenya iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p>Haweeneyda Wasiirka Arrimaha Dibedda ka ah dalka Kenya, Moniko Jumaayaa la filayaa inay maanta hor-tagto Barlamaanka dalkaasi, si ay Xildhibaanadda wax uga weydiiyaan Khilaafka Somalia iyo Kenya iyo waxa sababay in loo yeero Safiirka Kenya u joogay dalka Somalia, Lukas Tumbo.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga Difaaca iyo Xiriirka Dibedda ee Barlamaanka dalka Kenya, Katoo Metitoayaa sheegay inay doonayaan inay ogaadaan xaalladaha sababay in loo yeero danjiraha Kenya u joogay Somalia.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddigaasi oo la hadlay Wargeyska The Star ee ka soo baxa Nairobi, waxa uu tilmaamay inay Xildhibaanadda doonayaan si ay u helaan faahfaahinta waxa dhacay iyo halka looga socon doono.<\/p>\n<p>Kulanka maanta loogu yeeray Wasiirka Arrimaha Dibedda ka ah dalka Kenya, Moniko Jumaayaa la sheegay inuu ahaa mid qorsheysan oo looga wada xaajoonayo Qoraalka Miisaaniyadda Siyaasadda ee dalkaasi, balse Guddoomiyaha Guddiga iyo Xiriirka Dibedda ee Barlamaanka dalka Kenya, Katoo Metitowaxa uu xusay inay haystaan xilli kayd ah oo ay Wasiiradda kala hadli doonaa Danaha Dadweynaha.<\/p>\n<p>Sabtii hore ayey ahayd, markii uu Xoghayaha Joogtadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Kenye, Macharia Kamausoo saaray Hadal-qoraal oo lagu sheegay inay dowladda Kenya u yeeratay Danjirihii u joogay Somalia iyo in Danjirihii Somalia u joogay Nairobi lagu amray in dib ugu laabto dalkiisa hooyo.<\/p>\n<p>Dowladda Kenya waxay tallaabadaasi ku sheegtay inay kaga soo horjeedaan go\u2019aankii ay Dowadda ku xaraashtay Xirmooyin ka mid ah Shidaalka iyo Gaaska ku jira xuduud-baddeedka ay Kenya ay sheeganeyso.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.the-star.co.ke\/news\/2019\/02\/19\/mps-to-quiz-juma-on-somalia-feud_c1896378\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamaanka dalka Kenya ayaa u yeeray wasiirka arrimaha dibadda Kenya haweeneyda lagu magaacabo Moniko Jumo si wax looga weydiiyo xiriirka dalalka Kenya iyo Soomaaliya. Haweeneyda Wasiirka Arrimaha Dibedda ka ah dalka Kenya, Moniko Jumaayaa la filayaa inay maanta hor-tagto Barlamaanka dalkaasi, si ay Xildhibaanadda wax uga weydiiyaan Khilaafka Somalia iyo Kenya iyo waxa sababay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123509,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123508","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baarlamaanka Kenya oo uyeeray W\/A\/ dibadda Kenya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-kenya-oo-uyeeray-w-a-dibadda-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baarlamaanka Kenya oo uyeeray W\/A\/ dibadda Kenya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baarlamaanka dalka Kenya ayaa u yeeray wasiirka arrimaha dibadda Kenya haweeneyda lagu magaacabo Moniko Jumo si wax looga weydiiyo xiriirka dalalka Kenya iyo Soomaaliya. Haweeneyda Wasiirka Arrimaha Dibedda ka ah dalka Kenya, Moniko Jumaayaa la filayaa inay maanta hor-tagto Barlamaanka dalkaasi, si ay Xildhibaanadda wax uga weydiiyaan Khilaafka Somalia iyo Kenya iyo waxa sababay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-kenya-oo-uyeeray-w-a-dibadda-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-19T05:54:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/basar.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"3500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"2386\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-kenya-oo-uyeeray-w-a-dibadda-kenya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-kenya-oo-uyeeray-w-a-dibadda-kenya\/\",\"name\":\"Baarlamaanka Kenya oo uyeeray W\/A\/ dibadda Kenya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-kenya-oo-uyeeray-w-a-dibadda-kenya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-kenya-oo-uyeeray-w-a-dibadda-kenya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/basar.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-19T05:54:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-kenya-oo-uyeeray-w-a-dibadda-kenya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-kenya-oo-uyeeray-w-a-dibadda-kenya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-kenya-oo-uyeeray-w-a-dibadda-kenya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/basar.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/basar.jpg\",\"width\":3500,\"height\":2386,\"caption\":\"Kenya's Supreme Court judges file into the chamber during the opening of the 11th Parliament in the capital Nairobi April 16, 2013. REUTERS\/Noor Khamis (KENYA - Tags: POLITICS)\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-kenya-oo-uyeeray-w-a-dibadda-kenya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baarlamaanka Kenya oo uyeeray W\/A\/ dibadda Kenya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baarlamaanka Kenya oo uyeeray W\/A\/ dibadda Kenya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-kenya-oo-uyeeray-w-a-dibadda-kenya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baarlamaanka Kenya oo uyeeray W\/A\/ dibadda Kenya - Wardoon","og_description":"Baarlamaanka dalka Kenya ayaa u yeeray wasiirka arrimaha dibadda Kenya haweeneyda lagu magaacabo Moniko Jumo si wax looga weydiiyo xiriirka dalalka Kenya iyo Soomaaliya. Haweeneyda Wasiirka Arrimaha Dibedda ka ah dalka Kenya, Moniko Jumaayaa la filayaa inay maanta hor-tagto Barlamaanka dalkaasi, si ay Xildhibaanadda wax uga weydiiyaan Khilaafka Somalia iyo Kenya iyo waxa sababay in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-kenya-oo-uyeeray-w-a-dibadda-kenya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-19T05:54:02+00:00","og_image":[{"width":3500,"height":2386,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/basar.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-kenya-oo-uyeeray-w-a-dibadda-kenya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-kenya-oo-uyeeray-w-a-dibadda-kenya\/","name":"Baarlamaanka Kenya oo uyeeray W\/A\/ dibadda Kenya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-kenya-oo-uyeeray-w-a-dibadda-kenya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-kenya-oo-uyeeray-w-a-dibadda-kenya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/basar.jpg","datePublished":"2019-02-19T05:54:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-kenya-oo-uyeeray-w-a-dibadda-kenya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-kenya-oo-uyeeray-w-a-dibadda-kenya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-kenya-oo-uyeeray-w-a-dibadda-kenya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/basar.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/basar.jpg","width":3500,"height":2386,"caption":"Kenya's Supreme Court judges file into the chamber during the opening of the 11th Parliament in the capital Nairobi April 16, 2013. REUTERS\/Noor Khamis (KENYA - Tags: POLITICS)"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baarlamaanka-kenya-oo-uyeeray-w-a-dibadda-kenya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baarlamaanka Kenya oo uyeeray W\/A\/ dibadda Kenya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123508"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123508"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123508\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123510,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123508\/revisions\/123510"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123509"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123508"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123508"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123508"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}