{"id":123532,"date":"2019-02-19T17:12:00","date_gmt":"2019-02-19T15:12:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123532"},"modified":"2019-02-19T17:12:00","modified_gmt":"2019-02-19T15:12:00","slug":"yoweri-museveni-oo-wiilkiisa-u-magacaabay-taliyaha-ugu-sareeya-ciidanka-militaga","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-wiilkiisa-u-magacaabay-taliyaha-ugu-sareeya-ciidanka-militaga\/","title":{"rendered":"Yoweri Museveni oo Wiilkiisa u Magacaabay Taliyaha ugu sareeya ciidanka Militaga"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa wiilkiisa u magacaabay in uu noqdo Taliyaha ugu sareeya Milatariga dalkaasi, waxa uuna wiilkan noqonaya ninka labaad ee ugu awooda badan Uganda.<\/p>\n<p>Generaal Muhoozi Kainerugaba oo 44-sano jir ah ayaa aabihiis u magacaabay in uu noqdo taliyaha ugu sareeya ciidanka Milatariga, waxaana sargaalkan uu horey xilal uga soo qabtay ciidanka Milatariga dalkaasi.<\/p>\n<p>Wiilka Madaxweyne Yoweri ayaa lixdii sano ee lasoo dhaafay waxaa la dalacsiiyay ilaa saddex jeer, waxa uuna hada noqonayaa ninka labaad ee ugu awooda sareeya Milatariga Uganda, waxaana ka sareeya Aabihiis oo ah madaxa ciidammada qalabka sida.<\/p>\n<p>Generaal Muhoozi Kainerugaba ayaa la sheegaa in uu yahay ninka bedelaya aabihiis oo hada 81-sano jir ah, waxaana dadka Uganda ay rumeesan yihiin in wiilkan loo diyaarinayo in uu booska ka bedelo aabihiis mudo dheer talada dalka Uganda hayay.<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/CjTqkAJW0AAHtT8.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-123534\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/CjTqkAJW0AAHtT8.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"797\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/CjTqkAJW0AAHtT8.jpg 1200w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/CjTqkAJW0AAHtT8-300x199.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/CjTqkAJW0AAHtT8-768x510.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/CjTqkAJW0AAHtT8-1024x680.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa wiilkiisa u magacaabay in uu noqdo Taliyaha ugu sareeya Milatariga dalkaasi, waxa uuna wiilkan noqonaya ninka labaad ee ugu awooda badan Uganda. Generaal Muhoozi Kainerugaba oo 44-sano jir ah ayaa aabihiis u magacaabay in uu noqdo taliyaha ugu sareeya ciidanka Milatariga, waxaana sargaalkan uu horey xilal uga soo qabtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123533,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123532","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Yoweri Museveni oo Wiilkiisa u Magacaabay Taliyaha ugu sareeya ciidanka Militaga - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-wiilkiisa-u-magacaabay-taliyaha-ugu-sareeya-ciidanka-militaga\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Yoweri Museveni oo Wiilkiisa u Magacaabay Taliyaha ugu sareeya ciidanka Militaga - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa wiilkiisa u magacaabay in uu noqdo Taliyaha ugu sareeya Milatariga dalkaasi, waxa uuna wiilkan noqonaya ninka labaad ee ugu awooda badan Uganda. Generaal Muhoozi Kainerugaba oo 44-sano jir ah ayaa aabihiis u magacaabay in uu noqdo taliyaha ugu sareeya ciidanka Milatariga, waxaana sargaalkan uu horey xilal uga soo qabtay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-wiilkiisa-u-magacaabay-taliyaha-ugu-sareeya-ciidanka-militaga\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-19T15:12:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/muhoozi-kainerugaba.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"657\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"474\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-wiilkiisa-u-magacaabay-taliyaha-ugu-sareeya-ciidanka-militaga\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-wiilkiisa-u-magacaabay-taliyaha-ugu-sareeya-ciidanka-militaga\/\",\"name\":\"Yoweri Museveni oo Wiilkiisa u Magacaabay Taliyaha ugu sareeya ciidanka Militaga - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-wiilkiisa-u-magacaabay-taliyaha-ugu-sareeya-ciidanka-militaga\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-wiilkiisa-u-magacaabay-taliyaha-ugu-sareeya-ciidanka-militaga\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/muhoozi-kainerugaba.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-19T15:12:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-wiilkiisa-u-magacaabay-taliyaha-ugu-sareeya-ciidanka-militaga\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-wiilkiisa-u-magacaabay-taliyaha-ugu-sareeya-ciidanka-militaga\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-wiilkiisa-u-magacaabay-taliyaha-ugu-sareeya-ciidanka-militaga\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/muhoozi-kainerugaba.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/muhoozi-kainerugaba.jpg\",\"width\":657,\"height\":474},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-wiilkiisa-u-magacaabay-taliyaha-ugu-sareeya-ciidanka-militaga\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Yoweri Museveni oo Wiilkiisa u Magacaabay Taliyaha ugu sareeya ciidanka Militaga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Yoweri Museveni oo Wiilkiisa u Magacaabay Taliyaha ugu sareeya ciidanka Militaga - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-wiilkiisa-u-magacaabay-taliyaha-ugu-sareeya-ciidanka-militaga\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Yoweri Museveni oo Wiilkiisa u Magacaabay Taliyaha ugu sareeya ciidanka Militaga - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa wiilkiisa u magacaabay in uu noqdo Taliyaha ugu sareeya Milatariga dalkaasi, waxa uuna wiilkan noqonaya ninka labaad ee ugu awooda badan Uganda. Generaal Muhoozi Kainerugaba oo 44-sano jir ah ayaa aabihiis u magacaabay in uu noqdo taliyaha ugu sareeya ciidanka Milatariga, waxaana sargaalkan uu horey xilal uga soo qabtay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-wiilkiisa-u-magacaabay-taliyaha-ugu-sareeya-ciidanka-militaga\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-19T15:12:00+00:00","og_image":[{"width":657,"height":474,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/muhoozi-kainerugaba.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-wiilkiisa-u-magacaabay-taliyaha-ugu-sareeya-ciidanka-militaga\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-wiilkiisa-u-magacaabay-taliyaha-ugu-sareeya-ciidanka-militaga\/","name":"Yoweri Museveni oo Wiilkiisa u Magacaabay Taliyaha ugu sareeya ciidanka Militaga - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-wiilkiisa-u-magacaabay-taliyaha-ugu-sareeya-ciidanka-militaga\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-wiilkiisa-u-magacaabay-taliyaha-ugu-sareeya-ciidanka-militaga\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/muhoozi-kainerugaba.jpg","datePublished":"2019-02-19T15:12:00+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-wiilkiisa-u-magacaabay-taliyaha-ugu-sareeya-ciidanka-militaga\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-wiilkiisa-u-magacaabay-taliyaha-ugu-sareeya-ciidanka-militaga\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-wiilkiisa-u-magacaabay-taliyaha-ugu-sareeya-ciidanka-militaga\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/muhoozi-kainerugaba.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/muhoozi-kainerugaba.jpg","width":657,"height":474},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/yoweri-museveni-oo-wiilkiisa-u-magacaabay-taliyaha-ugu-sareeya-ciidanka-militaga\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Yoweri Museveni oo Wiilkiisa u Magacaabay Taliyaha ugu sareeya ciidanka Militaga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123532"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123532"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123532\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123535,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123532\/revisions\/123535"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123533"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123532"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123532"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123532"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}