{"id":123540,"date":"2019-02-20T08:16:57","date_gmt":"2019-02-20T06:16:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123540"},"modified":"2019-02-20T08:16:57","modified_gmt":"2019-02-20T06:16:57","slug":"farmaajo-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kulmaya-addis-ababa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kulmaya-addis-ababa\/","title":{"rendered":"Farmaajo iyo Muuse Biixi oo ku kulmaya Addis Ababa"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuriyada Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmajo iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa lagu wadaa inay ku kulmaan magaalada Addis-Ababa ee dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Kulankan oo uu soo qabqanqaabiyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa haddii uu dhaco waxa uu noqonayaa kulankii ugu horeeyay ee dowlada federalka iyo Maamulka Somailand ay yeesheen tan iyo sanadkii 2015kii iyadoo hakad uu ku yimid wadahadalada labada dhinac.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo oo booqasho ku joogay dalka Burundi ayaa caawa gaaray magaalada Jabuuti, halkaasoo uu kula kulmayo Madaxweynaha Jabuti Ismaaciil Cumar Geelle kahor inta uusan berri u ambabaxin magaalada Addis Ababa.<\/p>\n<p>Lama oga ajandayaasha kulankan looga hadli doono hase yeeshee Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa hore ugu eedeeyay Madaxweyne Farmaajo inuu cunoqabatayn dhinac walba ah ku hayo Maamulkiisa.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa toddobaadkii hore kulan gaar ah la yeeshay Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed xilli uu ka qeybgalayay Shi Madaxeedka Ururka Midowga Afrika.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa berri u safraya magaalada Addis Ababa, kaddib markii uu martiqaad uu u soo diray Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya.<\/p>\n<p>Dalalka Turkiga, Jabuuti iyo Britian ayaa hore u waday dadaalada lagu doonayo in lagu dhex dhexaadiyo dowlada federalka iyo Maamula la magac baxay Somaliland,iyadoo shirar lagu qabtay dalalkaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuriyada Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmajo iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa lagu wadaa inay ku kulmaan magaalada Addis-Ababa ee dalka Itoobiya. Kulankan oo uu soo qabqanqaabiyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa haddii uu dhaco waxa uu noqonayaa kulankii ugu horeeyay ee dowlada federalka iyo Maamulka Somailand ay yeesheen tan iyo sanadkii 2015kii iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123541,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123540","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo iyo Muuse Biixi oo ku kulmaya Addis Ababa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kulmaya-addis-ababa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo iyo Muuse Biixi oo ku kulmaya Addis Ababa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Jamhuriyada Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmajo iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa lagu wadaa inay ku kulmaan magaalada Addis-Ababa ee dalka Itoobiya. Kulankan oo uu soo qabqanqaabiyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa haddii uu dhaco waxa uu noqonayaa kulankii ugu horeeyay ee dowlada federalka iyo Maamulka Somailand ay yeesheen tan iyo sanadkii 2015kii iyadoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kulmaya-addis-ababa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-20T06:16:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kulmaya-addis-ababa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kulmaya-addis-ababa\/\",\"name\":\"Farmaajo iyo Muuse Biixi oo ku kulmaya Addis Ababa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kulmaya-addis-ababa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kulmaya-addis-ababa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page-3.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-20T06:16:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kulmaya-addis-ababa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kulmaya-addis-ababa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kulmaya-addis-ababa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page-3.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page-3.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kulmaya-addis-ababa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo iyo Muuse Biixi oo ku kulmaya Addis Ababa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo iyo Muuse Biixi oo ku kulmaya Addis Ababa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kulmaya-addis-ababa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo iyo Muuse Biixi oo ku kulmaya Addis Ababa - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Jamhuriyada Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmajo iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi ayaa lagu wadaa inay ku kulmaan magaalada Addis-Ababa ee dalka Itoobiya. Kulankan oo uu soo qabqanqaabiyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa haddii uu dhaco waxa uu noqonayaa kulankii ugu horeeyay ee dowlada federalka iyo Maamulka Somailand ay yeesheen tan iyo sanadkii 2015kii iyadoo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kulmaya-addis-ababa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-20T06:16:57+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kulmaya-addis-ababa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kulmaya-addis-ababa\/","name":"Farmaajo iyo Muuse Biixi oo ku kulmaya Addis Ababa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kulmaya-addis-ababa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kulmaya-addis-ababa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page-3.jpg","datePublished":"2019-02-20T06:16:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kulmaya-addis-ababa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kulmaya-addis-ababa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kulmaya-addis-ababa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page-3.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page-3.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-muuse-biixi-oo-ku-kulmaya-addis-ababa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo iyo Muuse Biixi oo ku kulmaya Addis Ababa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123540"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123540"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123540\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123542,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123540\/revisions\/123542"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123541"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123540"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123540"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123540"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}