{"id":123566,"date":"2019-02-20T18:20:05","date_gmt":"2019-02-20T16:20:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123566"},"modified":"2019-02-20T18:20:05","modified_gmt":"2019-02-20T16:20:05","slug":"farmaajo-oo-diiday-inuu-lakulmo-muuse-biixi-sababta","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-inuu-lakulmo-muuse-biixi-sababta\/","title":{"rendered":"Farmaajo oo diiday inuu lakulmo Muuse Biixi+ Sababta"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa dib u dhacay kulankii lagu waday iney magaalada Addis ababa ee dalka ku yeeshaan Madaxweynaha Somalia Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha maamulka isku magacaabay Somaliland Muuse Biixi Cabdi.<\/p>\n<p>Kulankan oo uu soo qaban-qaabiyey raisul Wasaaraha Itoobiya ayuu qorshuhu ahaa inuu labada hogaamiye kulansiiyo, balse wararka ayaa sheegaya in caqabado ay soo wajaheen kulankan.<\/p>\n<p>Caqabadaha ka hor yimid qabsoomida kulankaas ayaa waxaa ka mid ah cida yeelaneysa doorka dhex dhexaadinta iyo heerka kulanka labada dhinac sida ay sheegayaan warar aynu ka heleyno ilo wareedyo lagu kalsoon yahay.<\/p>\n<p>Sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ay sheegayaan qodobka ugu weyn ee Farmaajo ku diiday kulanka ayaa ah ayada oo uu dareemay in la doonayo in Turkiga oo muddo ka shaqeynayey isu soo dhoweynta labada dhinac gees loo riixo, lagana tuuro mas\u2019uuliyadda wada-hadalka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa la sheegay inuu caddeeyey inuusan waxba ka qabin in Itoobiya ay lahaato door kulmin iyo marti-qaad kaliya, balse marna uusan ogolaaneyn inay yeelato door goobjoog ahaansho iyo dhex-dhexaadin, kaasi oo Somaliland ay dooneysay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa taas u arkay mid meesha looga saarayo Turkiga oo ergey gaar ah u magacaabay wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland, kaasi oo ah safiirkii hore ee Turkiga ee Soomaaliya, Oglan Baker.<\/p>\n<p>Farmaajo ayaa Turkiga u arka saaxiib iyo walaal wanaagsan oo dowladda iyo shacabka Soomaaliya ay leeyihiin, oo aan la xumeyn karin.<\/p>\n<p>Muuse Biixi iyo wafdigii uu horkacayey ayaa gaaray galabta magaalada Addis ababa, hase ahaatee Wafdigii Madaxweyne Farmaajo oo ku sugnaa dalka Jabuuti ayaa u soo ambabaxay magaalada Muqdisho, iyagoo kansalay safarkoodii Addis ababa.<\/p>\n<p>Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi la sheegay inuu kulamo la yeelan doono Ra\u2019iisal wasaaraha dalka Itoobiya, Dr. Abiy Ahmed iyo xubno kamid ah dawladdiisa, iyadoo War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Somaliland lagu sheegay in Muuse Biixi aysan u qorsheysneyn inuu Addis ababa kulamo madax ka socota dalal kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa dib u dhacay kulankii lagu waday iney magaalada Addis ababa ee dalka ku yeeshaan Madaxweynaha Somalia Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha maamulka isku magacaabay Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Kulankan oo uu soo qaban-qaabiyey raisul Wasaaraha Itoobiya ayuu qorshuhu ahaa inuu labada hogaamiye kulansiiyo, balse wararka ayaa sheegaya in caqabado ay soo wajaheen kulankan. Caqabadaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123541,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123566","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo oo diiday inuu lakulmo Muuse Biixi+ Sababta - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-inuu-lakulmo-muuse-biixi-sababta\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo oo diiday inuu lakulmo Muuse Biixi+ Sababta - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa dib u dhacay kulankii lagu waday iney magaalada Addis ababa ee dalka ku yeeshaan Madaxweynaha Somalia Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha maamulka isku magacaabay Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Kulankan oo uu soo qaban-qaabiyey raisul Wasaaraha Itoobiya ayuu qorshuhu ahaa inuu labada hogaamiye kulansiiyo, balse wararka ayaa sheegaya in caqabado ay soo wajaheen kulankan. Caqabadaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-inuu-lakulmo-muuse-biixi-sababta\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-20T16:20:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-inuu-lakulmo-muuse-biixi-sababta\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-inuu-lakulmo-muuse-biixi-sababta\/\",\"name\":\"Farmaajo oo diiday inuu lakulmo Muuse Biixi+ Sababta - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-inuu-lakulmo-muuse-biixi-sababta\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-inuu-lakulmo-muuse-biixi-sababta\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page-3.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-20T16:20:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-inuu-lakulmo-muuse-biixi-sababta\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-inuu-lakulmo-muuse-biixi-sababta\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-inuu-lakulmo-muuse-biixi-sababta\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page-3.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page-3.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-inuu-lakulmo-muuse-biixi-sababta\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo oo diiday inuu lakulmo Muuse Biixi+ Sababta\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo oo diiday inuu lakulmo Muuse Biixi+ Sababta - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-inuu-lakulmo-muuse-biixi-sababta\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo oo diiday inuu lakulmo Muuse Biixi+ Sababta - Wardoon","og_description":"Waxaa dib u dhacay kulankii lagu waday iney magaalada Addis ababa ee dalka ku yeeshaan Madaxweynaha Somalia Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha maamulka isku magacaabay Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Kulankan oo uu soo qaban-qaabiyey raisul Wasaaraha Itoobiya ayuu qorshuhu ahaa inuu labada hogaamiye kulansiiyo, balse wararka ayaa sheegaya in caqabado ay soo wajaheen kulankan. Caqabadaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-inuu-lakulmo-muuse-biixi-sababta\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-20T16:20:05+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-inuu-lakulmo-muuse-biixi-sababta\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-inuu-lakulmo-muuse-biixi-sababta\/","name":"Farmaajo oo diiday inuu lakulmo Muuse Biixi+ Sababta - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-inuu-lakulmo-muuse-biixi-sababta\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-inuu-lakulmo-muuse-biixi-sababta\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page-3.jpg","datePublished":"2019-02-20T16:20:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-inuu-lakulmo-muuse-biixi-sababta\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-inuu-lakulmo-muuse-biixi-sababta\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-inuu-lakulmo-muuse-biixi-sababta\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page-3.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/page-3.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-inuu-lakulmo-muuse-biixi-sababta\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo oo diiday inuu lakulmo Muuse Biixi+ Sababta"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123566"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123566"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123566\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123567,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123566\/revisions\/123567"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123541"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123566"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123566"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123566"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}