{"id":123568,"date":"2019-02-20T18:23:09","date_gmt":"2019-02-20T16:23:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123568"},"modified":"2019-02-20T18:23:09","modified_gmt":"2019-02-20T16:23:09","slug":"daawo-faarax-macalin-oo-difaacay-dowlada-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-difaacay-dowlada-somaliya\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Faarax Macalin oo difaacay Dowlada Somaliya"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ayaa ka hadlay xiisadda diblomaasiyeed ee u dhaxeysa dalalka Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p>Faarax Macallin oo ka qeyb galay barnaamij uu qabtay taleefishinka Ebru TV ee dalka Kenya ayaa sheegay in go\u2019aanka dowladda Kenya ay xiriirka ugu jartay Soomaaliya uu ahaa mid aan wax sabab ah lahayn.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in shirkii London ka dhacay ee shidaalka Soomaaliya ay xogtiisa tahay mid banaanka taalla, islamarkaana wax xaraash xiroomiyin shidaal ah aan shirkaas lagu sameyn.<\/p>\n<p>Faarax Macallin ayaa shaaca ka qaaday in waxa dowladda Soomaaliya ay sameysay ay ahayd uruurinta iyo soo bandhigista xogta shidaal ee xeebaha Soomaaliya, islamarkaana ay si ula kac uga leexatay dhul-badeedka ay ku muransan yihiin Soomaaliya iyo Kenya ee kiiskiisa uu yaallo maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee ICJ.<\/p>\n<p>\u201cHaddaan nahay reer Kenya, xaggeen ka keenay arrimaha oo dhan ee ah; Soomaaliya noo imaneysa, dhulkeena ayay qaadanaysaa, ma aqaan xaqiiqdii waxan dhan halka ay ka socdaan\u201d ayuu yiri Faarax Macallin.<\/p>\n<p>\u201cLaba arrin mid un baa jirta, in dowladda Soomaaliya ay been sheegeyso oo xogta banaanka taal ee shirkadda Spectrum wax ka duwan ay jiraan, iyo in wasaaradda arrimaha dibedda Kenya shaqadeeda gabtay, oo aysan saameyn wax baaritaan ah, balse wax kasta waa cad yihiin\u201d<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/0POem3yM6d8\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ayaa ka hadlay xiisadda diblomaasiyeed ee u dhaxeysa dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Faarax Macallin oo ka qeyb galay barnaamij uu qabtay taleefishinka Ebru TV ee dalka Kenya ayaa sheegay in go\u2019aanka dowladda Kenya ay xiriirka ugu jartay Soomaaliya uu ahaa mid aan wax sabab ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123569,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123568","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Faarax Macalin oo difaacay Dowlada Somaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-difaacay-dowlada-somaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Faarax Macalin oo difaacay Dowlada Somaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ayaa ka hadlay xiisadda diblomaasiyeed ee u dhaxeysa dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Faarax Macallin oo ka qeyb galay barnaamij uu qabtay taleefishinka Ebru TV ee dalka Kenya ayaa sheegay in go\u2019aanka dowladda Kenya ay xiriirka ugu jartay Soomaaliya uu ahaa mid aan wax sabab ah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-difaacay-dowlada-somaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-20T16:23:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-47.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"836\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"652\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-difaacay-dowlada-somaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-difaacay-dowlada-somaliya\/\",\"name\":\"DAAWO:- Faarax Macalin oo difaacay Dowlada Somaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-difaacay-dowlada-somaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-difaacay-dowlada-somaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-47.png\",\"datePublished\":\"2019-02-20T16:23:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-difaacay-dowlada-somaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-difaacay-dowlada-somaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-difaacay-dowlada-somaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-47.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-47.png\",\"width\":836,\"height\":652},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-difaacay-dowlada-somaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Faarax Macalin oo difaacay Dowlada Somaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Faarax Macalin oo difaacay Dowlada Somaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-difaacay-dowlada-somaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Faarax Macalin oo difaacay Dowlada Somaliya - Wardoon","og_description":"Guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka dalka Kenya, Faarax Macallin ayaa ka hadlay xiisadda diblomaasiyeed ee u dhaxeysa dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Faarax Macallin oo ka qeyb galay barnaamij uu qabtay taleefishinka Ebru TV ee dalka Kenya ayaa sheegay in go\u2019aanka dowladda Kenya ay xiriirka ugu jartay Soomaaliya uu ahaa mid aan wax sabab ah [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-difaacay-dowlada-somaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-20T16:23:09+00:00","og_image":[{"width":836,"height":652,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-47.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-difaacay-dowlada-somaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-difaacay-dowlada-somaliya\/","name":"DAAWO:- Faarax Macalin oo difaacay Dowlada Somaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-difaacay-dowlada-somaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-difaacay-dowlada-somaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-47.png","datePublished":"2019-02-20T16:23:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-difaacay-dowlada-somaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-difaacay-dowlada-somaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-difaacay-dowlada-somaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-47.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-47.png","width":836,"height":652},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-faarax-macalin-oo-difaacay-dowlada-somaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Faarax Macalin oo difaacay Dowlada Somaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123568"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123568"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123568\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123570,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123568\/revisions\/123570"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123569"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123568"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123568"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123568"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}