{"id":123609,"date":"2019-02-21T13:54:47","date_gmt":"2019-02-21T11:54:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123609"},"modified":"2019-02-21T13:54:47","modified_gmt":"2019-02-21T11:54:47","slug":"somaliland-oo-ka-hadashay-safarkii-itoobiya-iyo-arinta-df-somalia","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hadashay-safarkii-itoobiya-iyo-arinta-df-somalia\/","title":{"rendered":"Somaliland oo ka hadashay Safarkii Itoobiya iyo Arinta DF-Somalia"},"content":{"rendered":"<p>War-saxafadeed ka soo baxay xafiiska afhayeenka xukuumada Somaliland ayaa looga hadlay Safarkii Itoobiya uu Ku tegay Madaxwayne Biixi iyo Arinta DF-Soomaaliya .<\/p>\n<p>Warsaxafadeedka waxa lagu sheegay in kulankii magaalada Adis-ababa ku dhexmaray Ra\u2019isul wasaaraha Itoobiya iyo madaxweynaha la isku afgartay in wadahadal iyo fagaare caalami ah lagu xaliyo arrimaha Soomaaliya iyo Somaliland.<\/p>\n<p>Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay uga mahadcelinaysaa Dawladda Federaal-ka iyo shacabka Itoobiya sidii milgaha iyo maamuuska lahayd ee ay u soo dhaweeyeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftiga ballaadhan ee uu hogaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga caasimada dalka Itoobiya ee Addis Ababa.<\/p>\n<p>Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay soo dhawaynaysaa, lana qabtaa Ra\u2019iisal Wasaaraha Dalka Itoobiya Dr. Abiy Ahmed in Geeska Afrika noqdo meel nabad ah. Dalalka Geeska Afrikana iyadoo mid walba la qadarinayo jiritaankooda dhuleed iyo madax-bannaanidooda qarannimo, in ay iska kaashadaan dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo horumarka mandaqadda.<\/p>\n<p>Shirkii weftiga uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland uu la yeeshay Ra\u2019iisal Wasaaraha dalka Ethiopia waxa la isku af-gartay in arrimaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya lagu xalliyo wada-hadal iyo fagaare caalami ah, lagana fogaado wax kasta oo keeni kara colaado cusub iyo xasarado hor-leh oo ka curta Gobolka Geeska Afrika, gaar ahaanna dalalka Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya oo ay hore u dhex-mareen colaado lagu hoobtay.<\/p>\n<p>Jamhuuriyadda Somaliland waxay ku aas-aasantay go\u2019aan shacbi, waxaanay tixgelinaysaa deris-wanaagga iyo nabad ku-wada-noolaanshaha waddamada deriska ee geeska Afrika iyo kuwa beesha caalamka. Balse wada-hadal iyo nabad waarta waxay ku imanayaan Soomaaliya oo ka waantowda been abuurka, cadaawadda, iyo colaadda ay u hayso shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland iyo horumarkooda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War-saxafadeed ka soo baxay xafiiska afhayeenka xukuumada Somaliland ayaa looga hadlay Safarkii Itoobiya uu Ku tegay Madaxwayne Biixi iyo Arinta DF-Soomaaliya . Warsaxafadeedka waxa lagu sheegay in kulankii magaalada Adis-ababa ku dhexmaray Ra\u2019isul wasaaraha Itoobiya iyo madaxweynaha la isku afgartay in wadahadal iyo fagaare caalami ah lagu xaliyo arrimaha Soomaaliya iyo Somaliland. Jamhuuriyadda Somaliland waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123610,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123609","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somaliland oo ka hadashay Safarkii Itoobiya iyo Arinta DF-Somalia - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hadashay-safarkii-itoobiya-iyo-arinta-df-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somaliland oo ka hadashay Safarkii Itoobiya iyo Arinta DF-Somalia - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"War-saxafadeed ka soo baxay xafiiska afhayeenka xukuumada Somaliland ayaa looga hadlay Safarkii Itoobiya uu Ku tegay Madaxwayne Biixi iyo Arinta DF-Soomaaliya . Warsaxafadeedka waxa lagu sheegay in kulankii magaalada Adis-ababa ku dhexmaray Ra\u2019isul wasaaraha Itoobiya iyo madaxweynaha la isku afgartay in wadahadal iyo fagaare caalami ah lagu xaliyo arrimaha Soomaaliya iyo Somaliland. Jamhuuriyadda Somaliland waxa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hadashay-safarkii-itoobiya-iyo-arinta-df-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-21T11:54:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/index-5.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"225\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"225\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hadashay-safarkii-itoobiya-iyo-arinta-df-somalia\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hadashay-safarkii-itoobiya-iyo-arinta-df-somalia\/\",\"name\":\"Somaliland oo ka hadashay Safarkii Itoobiya iyo Arinta DF-Somalia - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hadashay-safarkii-itoobiya-iyo-arinta-df-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hadashay-safarkii-itoobiya-iyo-arinta-df-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/index-5.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-21T11:54:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hadashay-safarkii-itoobiya-iyo-arinta-df-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hadashay-safarkii-itoobiya-iyo-arinta-df-somalia\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hadashay-safarkii-itoobiya-iyo-arinta-df-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/index-5.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/index-5.jpg\",\"width\":225,\"height\":225},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hadashay-safarkii-itoobiya-iyo-arinta-df-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somaliland oo ka hadashay Safarkii Itoobiya iyo Arinta DF-Somalia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somaliland oo ka hadashay Safarkii Itoobiya iyo Arinta DF-Somalia - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hadashay-safarkii-itoobiya-iyo-arinta-df-somalia\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somaliland oo ka hadashay Safarkii Itoobiya iyo Arinta DF-Somalia - Wardoon","og_description":"War-saxafadeed ka soo baxay xafiiska afhayeenka xukuumada Somaliland ayaa looga hadlay Safarkii Itoobiya uu Ku tegay Madaxwayne Biixi iyo Arinta DF-Soomaaliya . Warsaxafadeedka waxa lagu sheegay in kulankii magaalada Adis-ababa ku dhexmaray Ra\u2019isul wasaaraha Itoobiya iyo madaxweynaha la isku afgartay in wadahadal iyo fagaare caalami ah lagu xaliyo arrimaha Soomaaliya iyo Somaliland. Jamhuuriyadda Somaliland waxa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hadashay-safarkii-itoobiya-iyo-arinta-df-somalia\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-21T11:54:47+00:00","og_image":[{"width":225,"height":225,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/index-5.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hadashay-safarkii-itoobiya-iyo-arinta-df-somalia\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hadashay-safarkii-itoobiya-iyo-arinta-df-somalia\/","name":"Somaliland oo ka hadashay Safarkii Itoobiya iyo Arinta DF-Somalia - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hadashay-safarkii-itoobiya-iyo-arinta-df-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hadashay-safarkii-itoobiya-iyo-arinta-df-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/index-5.jpg","datePublished":"2019-02-21T11:54:47+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hadashay-safarkii-itoobiya-iyo-arinta-df-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hadashay-safarkii-itoobiya-iyo-arinta-df-somalia\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hadashay-safarkii-itoobiya-iyo-arinta-df-somalia\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/index-5.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/index-5.jpg","width":225,"height":225},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-oo-ka-hadashay-safarkii-itoobiya-iyo-arinta-df-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somaliland oo ka hadashay Safarkii Itoobiya iyo Arinta DF-Somalia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123609"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123609"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123609\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123611,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123609\/revisions\/123611"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123610"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123609"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123609"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123609"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}