{"id":123612,"date":"2019-02-21T13:59:15","date_gmt":"2019-02-21T11:59:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123612"},"modified":"2019-02-21T13:59:15","modified_gmt":"2019-02-21T11:59:15","slug":"dawladda-maraykanka-oo-shaacisay-lacag-xoog-leh-oo-soomaaliya-ay-ku-maal-geinayso-sanadkan-2019-ka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-maraykanka-oo-shaacisay-lacag-xoog-leh-oo-soomaaliya-ay-ku-maal-geinayso-sanadkan-2019-ka\/","title":{"rendered":"Dawladda Maraykanka oo Shaacisay Lacag Xoog leh oo Soomaaliya ay ku Maal-geinayso Sanadkan 2019-ka"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay Soomaaliya ku maalgalin doonto boqolaal milyan oo dollar oo loogu tala galay in sare loogu qaado Kabayaasha dhaqaallaha iyo Arrimaha Gargaarka.<\/p>\n<p>Qorshahan ayaa qeyb ka ah qorshe ballaaran oo dowladda Mareykanka ay ugu tala gashay dalal ay ka mid ah tahay Soomaaliya oo ay ka jiraan dhibaatooyin ay ka mid yihiin dhanka Ammaanka iyo Xasilooni daro.<\/p>\n<p>War kasoo baxay Waaxda Arrimaha dibadda ee dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in sidoo kale lacagtaan ay ka qeyb ka tahay la dagaalanka Al-Shabaab.<\/p>\n<p>\u201cWasaaradda Arrimaha Dibadda iyo USAID waxay ku maal-galin doonaan in ka badan $ 500 milyan Soomaaliya sanadkan. Taasi waxay ku darsan tahay in ka badan $ 1 bilyan oo ka mid ah gargaarka Qaramada Midoobay. Mid waliba waxan rajeynaynaa in maaliyaddani ay dib u soo celiso barwaaqo iyo xasilooni Soomaaliya\u201dayaa lagu yiri Warka kasoo baxay Mareykanka.<\/p>\n<p>Dowladda Mareykanka ayaa sidoo kale sheegtay in ay hubin doonto halka ay ku baxayso lacagtaan iyo in ay gaarto meeshii loogu tala galay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan hubin doonaa in lacagtaan ay marto Waddo sax ah oo keeni karta xasillooni iyo Al-qaacida laga tirtiro geeska Afrika\u201d ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Mareykanka.<\/p>\n<p>Horaantii toddobaadkan ayaa sidoo kale Mareykanka waxay shaaciyeen lacag kale oo middan ka baxsan taasi loogu talo-galay in lagu caawiyo shirkadaha yaryar ee Soomaalida, si maal gelin loogu sameeyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay Soomaaliya ku maalgalin doonto boqolaal milyan oo dollar oo loogu tala galay in sare loogu qaado Kabayaasha dhaqaallaha iyo Arrimaha Gargaarka. Qorshahan ayaa qeyb ka ah qorshe ballaaran oo dowladda Mareykanka ay ugu tala gashay dalal ay ka mid ah tahay Soomaaliya oo ay ka jiraan dhibaatooyin ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123613,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123612","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dawladda Maraykanka oo Shaacisay Lacag Xoog leh oo Soomaaliya ay ku Maal-geinayso Sanadkan 2019-ka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-maraykanka-oo-shaacisay-lacag-xoog-leh-oo-soomaaliya-ay-ku-maal-geinayso-sanadkan-2019-ka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dawladda Maraykanka oo Shaacisay Lacag Xoog leh oo Soomaaliya ay ku Maal-geinayso Sanadkan 2019-ka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay Soomaaliya ku maalgalin doonto boqolaal milyan oo dollar oo loogu tala galay in sare loogu qaado Kabayaasha dhaqaallaha iyo Arrimaha Gargaarka. Qorshahan ayaa qeyb ka ah qorshe ballaaran oo dowladda Mareykanka ay ugu tala gashay dalal ay ka mid ah tahay Soomaaliya oo ay ka jiraan dhibaatooyin ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-maraykanka-oo-shaacisay-lacag-xoog-leh-oo-soomaaliya-ay-ku-maal-geinayso-sanadkan-2019-ka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-21T11:59:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/index.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"310\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"163\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-maraykanka-oo-shaacisay-lacag-xoog-leh-oo-soomaaliya-ay-ku-maal-geinayso-sanadkan-2019-ka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-maraykanka-oo-shaacisay-lacag-xoog-leh-oo-soomaaliya-ay-ku-maal-geinayso-sanadkan-2019-ka\/\",\"name\":\"Dawladda Maraykanka oo Shaacisay Lacag Xoog leh oo Soomaaliya ay ku Maal-geinayso Sanadkan 2019-ka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-maraykanka-oo-shaacisay-lacag-xoog-leh-oo-soomaaliya-ay-ku-maal-geinayso-sanadkan-2019-ka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-maraykanka-oo-shaacisay-lacag-xoog-leh-oo-soomaaliya-ay-ku-maal-geinayso-sanadkan-2019-ka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/index.png\",\"datePublished\":\"2019-02-21T11:59:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-maraykanka-oo-shaacisay-lacag-xoog-leh-oo-soomaaliya-ay-ku-maal-geinayso-sanadkan-2019-ka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-maraykanka-oo-shaacisay-lacag-xoog-leh-oo-soomaaliya-ay-ku-maal-geinayso-sanadkan-2019-ka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-maraykanka-oo-shaacisay-lacag-xoog-leh-oo-soomaaliya-ay-ku-maal-geinayso-sanadkan-2019-ka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/index.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/index.png\",\"width\":310,\"height\":163},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-maraykanka-oo-shaacisay-lacag-xoog-leh-oo-soomaaliya-ay-ku-maal-geinayso-sanadkan-2019-ka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dawladda Maraykanka oo Shaacisay Lacag Xoog leh oo Soomaaliya ay ku Maal-geinayso Sanadkan 2019-ka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dawladda Maraykanka oo Shaacisay Lacag Xoog leh oo Soomaaliya ay ku Maal-geinayso Sanadkan 2019-ka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-maraykanka-oo-shaacisay-lacag-xoog-leh-oo-soomaaliya-ay-ku-maal-geinayso-sanadkan-2019-ka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dawladda Maraykanka oo Shaacisay Lacag Xoog leh oo Soomaaliya ay ku Maal-geinayso Sanadkan 2019-ka - Wardoon","og_description":"Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay Soomaaliya ku maalgalin doonto boqolaal milyan oo dollar oo loogu tala galay in sare loogu qaado Kabayaasha dhaqaallaha iyo Arrimaha Gargaarka. Qorshahan ayaa qeyb ka ah qorshe ballaaran oo dowladda Mareykanka ay ugu tala gashay dalal ay ka mid ah tahay Soomaaliya oo ay ka jiraan dhibaatooyin ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-maraykanka-oo-shaacisay-lacag-xoog-leh-oo-soomaaliya-ay-ku-maal-geinayso-sanadkan-2019-ka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-21T11:59:15+00:00","og_image":[{"width":310,"height":163,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/index.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-maraykanka-oo-shaacisay-lacag-xoog-leh-oo-soomaaliya-ay-ku-maal-geinayso-sanadkan-2019-ka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-maraykanka-oo-shaacisay-lacag-xoog-leh-oo-soomaaliya-ay-ku-maal-geinayso-sanadkan-2019-ka\/","name":"Dawladda Maraykanka oo Shaacisay Lacag Xoog leh oo Soomaaliya ay ku Maal-geinayso Sanadkan 2019-ka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-maraykanka-oo-shaacisay-lacag-xoog-leh-oo-soomaaliya-ay-ku-maal-geinayso-sanadkan-2019-ka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-maraykanka-oo-shaacisay-lacag-xoog-leh-oo-soomaaliya-ay-ku-maal-geinayso-sanadkan-2019-ka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/index.png","datePublished":"2019-02-21T11:59:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-maraykanka-oo-shaacisay-lacag-xoog-leh-oo-soomaaliya-ay-ku-maal-geinayso-sanadkan-2019-ka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-maraykanka-oo-shaacisay-lacag-xoog-leh-oo-soomaaliya-ay-ku-maal-geinayso-sanadkan-2019-ka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-maraykanka-oo-shaacisay-lacag-xoog-leh-oo-soomaaliya-ay-ku-maal-geinayso-sanadkan-2019-ka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/index.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/index.png","width":310,"height":163},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dawladda-maraykanka-oo-shaacisay-lacag-xoog-leh-oo-soomaaliya-ay-ku-maal-geinayso-sanadkan-2019-ka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dawladda Maraykanka oo Shaacisay Lacag Xoog leh oo Soomaaliya ay ku Maal-geinayso Sanadkan 2019-ka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123612"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123612"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123612\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123614,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123612\/revisions\/123614"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123613"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123612"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123612"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123612"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}