{"id":123632,"date":"2019-02-22T12:13:02","date_gmt":"2019-02-22T10:13:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123632"},"modified":"2019-02-22T12:13:02","modified_gmt":"2019-02-22T10:13:02","slug":"ciidamo-cusub-oo-bilaabay-inay-la-wareegaan-amniga-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-bilaabay-inay-la-wareegaan-amniga-muqdisho\/","title":{"rendered":"Ciidamo Cusub oo Bilaabay inay la wareegaan Amniga muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ciidamo cusub oo boolis ah ku wareejiyey saldhigyada degmooyinka Muqdisho.<\/p>\n<p>Ciidamadan ayaa ayaa ka qeyb qaadanaya xoojinta amniga degmooyinka Gobolka Banaadir sida ay sheegeen saraakiisha Booliska.<\/p>\n<p>Raisul Wasaaraha Somalia ayaa dhowaan ciidamadan Booliska ah u soo xiray tababar muddo dhowr bilood ah lagu siiyay dugsiga tababarada Jan. Kaahiye ee Magalada Muqdisho, waxaana saldhigyadii ugu horeeyay ee la geeyay ka mid ah degmooyinka Wadajir Kaaraan, iyo Waaberi.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degmada Kaaraan Cabdi Fitaax Xaaji Nuur ayaa sheegay in Ciidamadaas ay ka maamul ahaan garab taagan yihiin,waxana uu ugu mahada celiyay Madaxda Dowladda Federaalka oo uu sheegay inay ciidanka kusoo biiriyeen dhalinyaro wax baratay.<\/p>\n<p>Sidoo kale Guddoomiyaha degmada Wadajir Cumar Cabdullaahi ayaa isna soo dhaweeyay ciidamadaas booliska ah ee la geeyay degmadiisa, isagoo xusay in looga fadhiyo isbedel iney ku sameeyaan xaalada amniga. degaanka<\/p>\n<p>Ciidamadan Booliska ayaa saacadaha soo socda la geyn doonaa saldhigyada kale ee booliska gobolka Banaadir, lamana oga illaa hadda waxa ay kaga duwan yihiin ciidamadii ka horeeyey ee joogay saldhigyada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ciidamo cusub oo boolis ah ku wareejiyey saldhigyada degmooyinka Muqdisho. Ciidamadan ayaa ayaa ka qeyb qaadanaya xoojinta amniga degmooyinka Gobolka Banaadir sida ay sheegeen saraakiisha Booliska. Raisul Wasaaraha Somalia ayaa dhowaan ciidamadan Booliska ah u soo xiray tababar muddo dhowr bilood ah lagu siiyay dugsiga tababarada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123633,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123632","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamo Cusub oo Bilaabay inay la wareegaan Amniga muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-bilaabay-inay-la-wareegaan-amniga-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamo Cusub oo Bilaabay inay la wareegaan Amniga muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ciidamo cusub oo boolis ah ku wareejiyey saldhigyada degmooyinka Muqdisho. Ciidamadan ayaa ayaa ka qeyb qaadanaya xoojinta amniga degmooyinka Gobolka Banaadir sida ay sheegeen saraakiisha Booliska. Raisul Wasaaraha Somalia ayaa dhowaan ciidamadan Booliska ah u soo xiray tababar muddo dhowr bilood ah lagu siiyay dugsiga tababarada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-bilaabay-inay-la-wareegaan-amniga-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-22T10:13:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-muq.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-bilaabay-inay-la-wareegaan-amniga-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-bilaabay-inay-la-wareegaan-amniga-muqdisho\/\",\"name\":\"Ciidamo Cusub oo Bilaabay inay la wareegaan Amniga muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-bilaabay-inay-la-wareegaan-amniga-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-bilaabay-inay-la-wareegaan-amniga-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-muq.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-22T10:13:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-bilaabay-inay-la-wareegaan-amniga-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-bilaabay-inay-la-wareegaan-amniga-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-bilaabay-inay-la-wareegaan-amniga-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-muq.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-muq.jpg\",\"width\":768,\"height\":512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-bilaabay-inay-la-wareegaan-amniga-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamo Cusub oo Bilaabay inay la wareegaan Amniga muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamo Cusub oo Bilaabay inay la wareegaan Amniga muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-bilaabay-inay-la-wareegaan-amniga-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamo Cusub oo Bilaabay inay la wareegaan Amniga muqdisho - Wardoon","og_description":"Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ciidamo cusub oo boolis ah ku wareejiyey saldhigyada degmooyinka Muqdisho. Ciidamadan ayaa ayaa ka qeyb qaadanaya xoojinta amniga degmooyinka Gobolka Banaadir sida ay sheegeen saraakiisha Booliska. Raisul Wasaaraha Somalia ayaa dhowaan ciidamadan Booliska ah u soo xiray tababar muddo dhowr bilood ah lagu siiyay dugsiga tababarada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-bilaabay-inay-la-wareegaan-amniga-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-22T10:13:02+00:00","og_image":[{"width":768,"height":512,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-muq.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-bilaabay-inay-la-wareegaan-amniga-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-bilaabay-inay-la-wareegaan-amniga-muqdisho\/","name":"Ciidamo Cusub oo Bilaabay inay la wareegaan Amniga muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-bilaabay-inay-la-wareegaan-amniga-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-bilaabay-inay-la-wareegaan-amniga-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-muq.jpg","datePublished":"2019-02-22T10:13:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-bilaabay-inay-la-wareegaan-amniga-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-bilaabay-inay-la-wareegaan-amniga-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-bilaabay-inay-la-wareegaan-amniga-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-muq.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/2-muq.jpg","width":768,"height":512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-cusub-oo-bilaabay-inay-la-wareegaan-amniga-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamo Cusub oo Bilaabay inay la wareegaan Amniga muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123632"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123632"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123632\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123634,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123632\/revisions\/123634"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123633"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123632"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123632"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123632"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}