{"id":123677,"date":"2019-02-23T22:02:36","date_gmt":"2019-02-23T20:02:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123677"},"modified":"2019-02-23T22:02:36","modified_gmt":"2019-02-23T20:02:36","slug":"xildhibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-muqdisho-lagu-dilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-muqdisho-lagu-dilay\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo Muqdisho lagu dilay"},"content":{"rendered":"<p>Galabta waxaa degmada Kaaraan lagu dilay Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ka mid ahaa Xildhibaanada Golaha Shacabka ee sidda ay u yaqaanaan Bulshadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Xildhibaanka waxaa uu ahaa nin si weyn usoo bandhigga Aragtidiisa, waxaana lagu xasuustaa in uu Muddo dheer uu ka tirsanaa Xildhibaanada Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Waxaa uu kasoo jeeddaa Gobolka Awdal ee Somaliland, wuxuu golaha shacabka ee hadda jira ahaa ninka ugu da\u2019da weyn.<\/p>\n<p>Dhamaadkii 2016-ka Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u gartay in uu noqdo Gudoomiyaha Kumeelka gaarka ah ee Labadda Aqal tan iyo inta laga dooranaayo Gudoonka Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>Dowladdii uu hoggaamin jiray Cabdullaahi Yuusuf waxaa uu kasoo noqday Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Wuxuu ahaa nin qaranka u soo shaqeeyey mud dheer, ka qeybgalay dagaalkii 1964 ee Soomaaliya iyo Itoobiya dhexmaray kuna dhaawacmay asagoo askari ah, asagoo ciidanka ku gaaray gaashaanle sare.<\/p>\n<p>Hadda Wuxuu ka tirsanaa Golaha Shacabka waxaa uu ku jiray Guddiga difaaca iyo xisbiga UPD ee hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud<\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Cismaan-Cilmi-Boqore-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-123683\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Cismaan-Cilmi-Boqore-1.png\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Cismaan-Cilmi-Boqore-1.png 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Cismaan-Cilmi-Boqore-1-300x225.png 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Galabta waxaa degmada Kaaraan lagu dilay Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ka mid ahaa Xildhibaanada Golaha Shacabka ee sidda ay u yaqaanaan Bulshadda Soomaaliyeed. Xildhibaanka waxaa uu ahaa nin si weyn usoo bandhigga Aragtidiisa, waxaana lagu xasuustaa in uu Muddo dheer uu ka tirsanaa Xildhibaanada Golaha Shacabka. Waxaa uu kasoo jeeddaa Gobolka Awdal ee Somaliland, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123682,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123677","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo Muqdisho lagu dilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-muqdisho-lagu-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo Muqdisho lagu dilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Galabta waxaa degmada Kaaraan lagu dilay Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ka mid ahaa Xildhibaanada Golaha Shacabka ee sidda ay u yaqaanaan Bulshadda Soomaaliyeed. Xildhibaanka waxaa uu ahaa nin si weyn usoo bandhigga Aragtidiisa, waxaana lagu xasuustaa in uu Muddo dheer uu ka tirsanaa Xildhibaanada Golaha Shacabka. Waxaa uu kasoo jeeddaa Gobolka Awdal ee Somaliland, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-muqdisho-lagu-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-23T20:02:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/deg-deg.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"397\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"223\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-muqdisho-lagu-dilay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-muqdisho-lagu-dilay\/\",\"name\":\"Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo Muqdisho lagu dilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-muqdisho-lagu-dilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-muqdisho-lagu-dilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/deg-deg.png\",\"datePublished\":\"2019-02-23T20:02:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-muqdisho-lagu-dilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-muqdisho-lagu-dilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-muqdisho-lagu-dilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/deg-deg.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/deg-deg.png\",\"width\":397,\"height\":223},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-muqdisho-lagu-dilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo Muqdisho lagu dilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo Muqdisho lagu dilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-muqdisho-lagu-dilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo Muqdisho lagu dilay - Wardoon","og_description":"Galabta waxaa degmada Kaaraan lagu dilay Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ka mid ahaa Xildhibaanada Golaha Shacabka ee sidda ay u yaqaanaan Bulshadda Soomaaliyeed. Xildhibaanka waxaa uu ahaa nin si weyn usoo bandhigga Aragtidiisa, waxaana lagu xasuustaa in uu Muddo dheer uu ka tirsanaa Xildhibaanada Golaha Shacabka. Waxaa uu kasoo jeeddaa Gobolka Awdal ee Somaliland, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-muqdisho-lagu-dilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-23T20:02:36+00:00","og_image":[{"width":397,"height":223,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/deg-deg.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-muqdisho-lagu-dilay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-muqdisho-lagu-dilay\/","name":"Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo Muqdisho lagu dilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-muqdisho-lagu-dilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-muqdisho-lagu-dilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/deg-deg.png","datePublished":"2019-02-23T20:02:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-muqdisho-lagu-dilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-muqdisho-lagu-dilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-muqdisho-lagu-dilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/deg-deg.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/deg-deg.png","width":397,"height":223},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-muqdisho-lagu-dilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo Muqdisho lagu dilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123677"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123677"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123677\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123684,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123677\/revisions\/123684"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123682"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123677"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123677"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123677"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}