{"id":123678,"date":"2019-02-23T20:10:39","date_gmt":"2019-02-23T18:10:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123678"},"modified":"2019-02-23T20:10:39","modified_gmt":"2019-02-23T18:10:39","slug":"xildibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-ladilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-ladilay\/","title":{"rendered":"Xildibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ladilay"},"content":{"rendered":"<p>Alle ha u naxariistee Gelinkii dambe ee maanta xildhibaan ka tirsan baarlamaanka ayaa kooxo hubeysan waxay ku dileen degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qaabka kooxaha hubeysan ay u dileen xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo kamid ah xildhibaanada golaha shacabka gaar ahaan guddiga difaaca Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore ayaa mar soo noqday guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka, waxaana sanadkii 2005 lagu dilay magaalada Muqdisho wiil uu dhalay, iyadoo maanta isagana lagu dilay magaalada Mqudisho.<\/p>\n<p>Xildhibaanka wuxuu kaga duwanaa xildhibaanada kale ee baarlamaanka wuxuu deganaa muddooyinkii ugu dambeeyay degmada Kaaraan oo ah dhanka waqooyi ee magaalada, waxaana la sheegay in kooxaha dilka geystay inay rasaas xoogan ku fureen xildhibaanka, kadibna ay goobta ka baxsadeen.<\/p>\n<p>Kooxaha Hubeysan ayaa la sheegay inay wateen gaari yar, kaasi oo u suura galiyay inay dhaqso kaga baxaan goobta, waxaana kadib goobta gaaray ciidamo ka tirsan booliska degmada.<\/p>\n<p>DHawaan degmada Kaaraan waxaa la geeyay ciidamadii ugu badnaa oo kamid\u00a0 ah boolis tababar ku qaatay magaalada Muqdisho, waxaana loo qorsheeyay inay wax ka qabtaan amaanka degmada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Alle ha u naxariistee Gelinkii dambe ee maanta xildhibaan ka tirsan baarlamaanka ayaa kooxo hubeysan waxay ku dileen degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir. Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qaabka kooxaha hubeysan ay u dileen xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo kamid ah xildhibaanada golaha shacabka gaar ahaan guddiga difaaca Baarlamaanka. Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123679,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123678","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ladilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-ladilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ladilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Alle ha u naxariistee Gelinkii dambe ee maanta xildhibaan ka tirsan baarlamaanka ayaa kooxo hubeysan waxay ku dileen degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir. Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qaabka kooxaha hubeysan ay u dileen xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo kamid ah xildhibaanada golaha shacabka gaar ahaan guddiga difaaca Baarlamaanka. Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-ladilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-23T18:10:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/52293335_791781481182954_2441724916781809664_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-ladilay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-ladilay\/\",\"name\":\"Xildibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ladilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-ladilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-ladilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/52293335_791781481182954_2441724916781809664_n.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-23T18:10:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-ladilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-ladilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-ladilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/52293335_791781481182954_2441724916781809664_n.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/52293335_791781481182954_2441724916781809664_n.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-ladilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ladilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ladilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-ladilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ladilay - Wardoon","og_description":"Alle ha u naxariistee Gelinkii dambe ee maanta xildhibaan ka tirsan baarlamaanka ayaa kooxo hubeysan waxay ku dileen degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir. Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qaabka kooxaha hubeysan ay u dileen xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo kamid ah xildhibaanada golaha shacabka gaar ahaan guddiga difaaca Baarlamaanka. Xildhibaan Cismaan Cilmi Boqore ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-ladilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-23T18:10:39+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/52293335_791781481182954_2441724916781809664_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-ladilay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-ladilay\/","name":"Xildibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ladilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-ladilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-ladilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/52293335_791781481182954_2441724916781809664_n.jpg","datePublished":"2019-02-23T18:10:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-ladilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-ladilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-ladilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/52293335_791781481182954_2441724916781809664_n.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/52293335_791781481182954_2441724916781809664_n.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildibaan-cismaan-cilmi-boqore-oo-ladilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ladilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123678"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123678"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123678\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123680,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123678\/revisions\/123680"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123679"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}