{"id":123686,"date":"2019-02-24T11:25:11","date_gmt":"2019-02-24T09:25:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123686"},"modified":"2019-02-24T11:25:11","modified_gmt":"2019-02-24T09:25:11","slug":"deni-oo-dalbaday-in-hubka-dowlada-wax-laga-siiyo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dalbaday-in-hubka-dowlada-wax-laga-siiyo\/","title":{"rendered":"Deni  oo dalbaday in hubka dowlada wax laga siiyo"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C\/llaahi Deni ayaa beesha Caalamka ku dhaliilay iney soo gaarin taageerada uu ku bixiyo magaca Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa sheegay in maamulkiisa dhibaato ku qabo Kooxaha Shabaab iyo Daacish, kuwaasoo uu sheegay iney ku soo qulqulayaan deegaanada Puntland, iyagoo ka soo talaabaya baddaha.<\/p>\n<p>Si arrimahaas looga hortago, ayuu talo ahaan u soo jeediyay in maamulkiisa lagu garab istaago sidii meesha looga saari lahaa Kooxaha argagixisada oo saldhigyo waaweyn ka sameystay buuraleyda gobolka Bari.<\/p>\n<p>\u201cWaxa ugu weyn ee maanta Soomaaliya la rabo in laga taageero waa Nabadgelyo, waa Cadawgii oo hada ka soo tallaabaya badda oo Ajaanib leh oo soo galaya buuraha bari ee Puntland iyo cadaw deegaano kale ka imaanaya oo raba in midnimada iyo wadajirka puntland ay wiiqaan, arrimahaasoo dhan waxey u baahan tahay difaac adag\u201d ayuu yiri Madaxweyne Deni.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Puntland aaney soo gaarin hub fara badan oo loogu deeqay dowladda Soomaaliya, maamulkiisana aaney awood u leheyn inuu hub soo iibsado haduu dhaqaale ku bixin lahaa xitaa.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan aad uga xumahay in hub aad u fara badan oo Soomaaliya loogu deeqay uusan Puntland soo gaarin, iyadoo ah meesha kaliya oo ilaalisa midnimada Soomaaliya, hor istaagtay cid kasta oo damac ka gashay Soomaali in wixii ay mudneyd aysan helin waxa ugu weynn annaga xisaabta aan gelin doono waxaa ka mid ah in xuquuqda Shacabka iyo Ciidanka la helo\u201d ayuu hadalkiisa sii raaciyay madaxweynaha.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa Madaxweynaha Puntland uu ka jeediyay Xerada 54aad oo ah taliska guud ee ciidamada difaaca Puntland ee ku taalla duleedka Garowe.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-123686 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dalbaday-in-hubka-dowlada-wax-laga-siiyo\/3-1013\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"714\" height=\"442\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/3-5.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/3-5.png 714w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/3-5-300x186.png 300w\" sizes=\"(max-width: 714px) 100vw, 714px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dalbaday-in-hubka-dowlada-wax-laga-siiyo\/skjermbilde-1580\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"708\" height=\"394\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-50.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-50.png 708w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde-50-300x167.png 300w\" sizes=\"(max-width: 708px) 100vw, 708px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dalbaday-in-hubka-dowlada-wax-laga-siiyo\/skjermbilde1-108\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"718\" height=\"416\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde1-6.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde1-6.png 718w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde1-6-300x174.png 300w\" sizes=\"(max-width: 718px) 100vw, 718px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dalbaday-in-hubka-dowlada-wax-laga-siiyo\/skjermbilde2-68\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"713\" height=\"401\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde2-3.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde2-3.png 713w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/Skjermbilde2-3-300x169.png 300w\" sizes=\"(max-width: 713px) 100vw, 713px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C\/llaahi Deni ayaa beesha Caalamka ku dhaliilay iney soo gaarin taageerada uu ku bixiyo magaca Soomaaliya. Madaxweyne Deni ayaa sheegay in maamulkiisa dhibaato ku qabo Kooxaha Shabaab iyo Daacish, kuwaasoo uu sheegay iney ku soo qulqulayaan deegaanada Puntland, iyagoo ka soo talaabaya baddaha. Si arrimahaas looga hortago, ayuu talo ahaan u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123687,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123686","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deni oo dalbaday in hubka dowlada wax laga siiyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dalbaday-in-hubka-dowlada-wax-laga-siiyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deni oo dalbaday in hubka dowlada wax laga siiyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C\/llaahi Deni ayaa beesha Caalamka ku dhaliilay iney soo gaarin taageerada uu ku bixiyo magaca Soomaaliya. Madaxweyne Deni ayaa sheegay in maamulkiisa dhibaato ku qabo Kooxaha Shabaab iyo Daacish, kuwaasoo uu sheegay iney ku soo qulqulayaan deegaanada Puntland, iyagoo ka soo talaabaya baddaha. Si arrimahaas looga hortago, ayuu talo ahaan u [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dalbaday-in-hubka-dowlada-wax-laga-siiyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-24T09:25:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG_0242.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"3000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"2000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dalbaday-in-hubka-dowlada-wax-laga-siiyo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dalbaday-in-hubka-dowlada-wax-laga-siiyo\/\",\"name\":\"Deni oo dalbaday in hubka dowlada wax laga siiyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dalbaday-in-hubka-dowlada-wax-laga-siiyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dalbaday-in-hubka-dowlada-wax-laga-siiyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG_0242.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-24T09:25:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dalbaday-in-hubka-dowlada-wax-laga-siiyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dalbaday-in-hubka-dowlada-wax-laga-siiyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dalbaday-in-hubka-dowlada-wax-laga-siiyo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG_0242.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG_0242.jpg\",\"width\":3000,\"height\":2000},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dalbaday-in-hubka-dowlada-wax-laga-siiyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deni oo dalbaday in hubka dowlada wax laga siiyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deni oo dalbaday in hubka dowlada wax laga siiyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dalbaday-in-hubka-dowlada-wax-laga-siiyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deni oo dalbaday in hubka dowlada wax laga siiyo - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C\/llaahi Deni ayaa beesha Caalamka ku dhaliilay iney soo gaarin taageerada uu ku bixiyo magaca Soomaaliya. Madaxweyne Deni ayaa sheegay in maamulkiisa dhibaato ku qabo Kooxaha Shabaab iyo Daacish, kuwaasoo uu sheegay iney ku soo qulqulayaan deegaanada Puntland, iyagoo ka soo talaabaya baddaha. Si arrimahaas looga hortago, ayuu talo ahaan u [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dalbaday-in-hubka-dowlada-wax-laga-siiyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-24T09:25:11+00:00","og_image":[{"width":3000,"height":2000,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG_0242.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dalbaday-in-hubka-dowlada-wax-laga-siiyo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dalbaday-in-hubka-dowlada-wax-laga-siiyo\/","name":"Deni oo dalbaday in hubka dowlada wax laga siiyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dalbaday-in-hubka-dowlada-wax-laga-siiyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dalbaday-in-hubka-dowlada-wax-laga-siiyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG_0242.jpg","datePublished":"2019-02-24T09:25:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dalbaday-in-hubka-dowlada-wax-laga-siiyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dalbaday-in-hubka-dowlada-wax-laga-siiyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dalbaday-in-hubka-dowlada-wax-laga-siiyo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG_0242.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/IMG_0242.jpg","width":3000,"height":2000},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-dalbaday-in-hubka-dowlada-wax-laga-siiyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deni oo dalbaday in hubka dowlada wax laga siiyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123686"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123686"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123686\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123693,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123686\/revisions\/123693"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123687"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123686"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123686"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123686"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}