{"id":123741,"date":"2019-02-25T17:54:09","date_gmt":"2019-02-25T15:54:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123741"},"modified":"2019-02-25T18:36:12","modified_gmt":"2019-02-25T16:36:12","slug":"abwaan-cabdiraxmaan-abees-oo-xabsiga-laga-siidaayay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-cabdiraxmaan-abees-oo-xabsiga-laga-siidaayay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo xabsiga laga siidaayay"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamada magaalada Hargeysa ayaa dambi ku weysay kadib markii la horkeenay Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo xeer ilaalinta Somaliland dacwad ku soo oogtay.<\/p>\n<p>Abwaan Abees ayaa gabay uu ka dhaliilayay dhaqanka ciidamada Booliska Maamulka Somaliland tiriyay waxaana lagu soo oogay dacwad la xiriirta gef uu kula kacay ciidamada Booliska.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta Maxkamada ayaa waxa ay sheegeen in Abwaanka lagu waayay dambigii loo heystay ee ahaa qodobka 269 ee xeerka ciqaabta guud oo ah inuu wax ka sheegay ciidanka Booliska sidaasna lagu dib loogu celiyay xoriyadiisa.<\/p>\n<p>Hase yeeshee xafiiska xeer ilaalinta ee dacwada ku oogtay abwaanka ayaa racfaan ka qaadatay sii deyntiisa.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/tEvKcsca1YU\" width=\"860\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/r4VYgmW9JQs\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamada magaalada Hargeysa ayaa dambi ku weysay kadib markii la horkeenay Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo xeer ilaalinta Somaliland dacwad ku soo oogtay. Abwaan Abees ayaa gabay uu ka dhaliilayay dhaqanka ciidamada Booliska Maamulka Somaliland tiriyay waxaana lagu soo oogay dacwad la xiriirta gef uu kula kacay ciidamada Booliska. Mas\u2019uuliyiinta Maxkamada ayaa waxa ay sheegeen in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123742,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123741","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo xabsiga laga siidaayay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-cabdiraxmaan-abees-oo-xabsiga-laga-siidaayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo xabsiga laga siidaayay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamada magaalada Hargeysa ayaa dambi ku weysay kadib markii la horkeenay Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo xeer ilaalinta Somaliland dacwad ku soo oogtay. Abwaan Abees ayaa gabay uu ka dhaliilayay dhaqanka ciidamada Booliska Maamulka Somaliland tiriyay waxaana lagu soo oogay dacwad la xiriirta gef uu kula kacay ciidamada Booliska. Mas\u2019uuliyiinta Maxkamada ayaa waxa ay sheegeen in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-cabdiraxmaan-abees-oo-xabsiga-laga-siidaayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-25T15:54:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-02-25T16:36:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/maxresdefault-4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-cabdiraxmaan-abees-oo-xabsiga-laga-siidaayay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-cabdiraxmaan-abees-oo-xabsiga-laga-siidaayay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo xabsiga laga siidaayay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-cabdiraxmaan-abees-oo-xabsiga-laga-siidaayay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-cabdiraxmaan-abees-oo-xabsiga-laga-siidaayay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/maxresdefault-4.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-25T15:54:09+00:00\",\"dateModified\":\"2019-02-25T16:36:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-cabdiraxmaan-abees-oo-xabsiga-laga-siidaayay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-cabdiraxmaan-abees-oo-xabsiga-laga-siidaayay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-cabdiraxmaan-abees-oo-xabsiga-laga-siidaayay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/maxresdefault-4.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/maxresdefault-4.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-cabdiraxmaan-abees-oo-xabsiga-laga-siidaayay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo xabsiga laga siidaayay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo xabsiga laga siidaayay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-cabdiraxmaan-abees-oo-xabsiga-laga-siidaayay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo xabsiga laga siidaayay - Wardoon","og_description":"Maxkamada magaalada Hargeysa ayaa dambi ku weysay kadib markii la horkeenay Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo xeer ilaalinta Somaliland dacwad ku soo oogtay. Abwaan Abees ayaa gabay uu ka dhaliilayay dhaqanka ciidamada Booliska Maamulka Somaliland tiriyay waxaana lagu soo oogay dacwad la xiriirta gef uu kula kacay ciidamada Booliska. Mas\u2019uuliyiinta Maxkamada ayaa waxa ay sheegeen in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-cabdiraxmaan-abees-oo-xabsiga-laga-siidaayay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-25T15:54:09+00:00","article_modified_time":"2019-02-25T16:36:12+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/maxresdefault-4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-cabdiraxmaan-abees-oo-xabsiga-laga-siidaayay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-cabdiraxmaan-abees-oo-xabsiga-laga-siidaayay\/","name":"DAAWO:-Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo xabsiga laga siidaayay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-cabdiraxmaan-abees-oo-xabsiga-laga-siidaayay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-cabdiraxmaan-abees-oo-xabsiga-laga-siidaayay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/maxresdefault-4.jpg","datePublished":"2019-02-25T15:54:09+00:00","dateModified":"2019-02-25T16:36:12+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-cabdiraxmaan-abees-oo-xabsiga-laga-siidaayay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-cabdiraxmaan-abees-oo-xabsiga-laga-siidaayay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-cabdiraxmaan-abees-oo-xabsiga-laga-siidaayay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/maxresdefault-4.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/maxresdefault-4.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/abwaan-cabdiraxmaan-abees-oo-xabsiga-laga-siidaayay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo xabsiga laga siidaayay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123741"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123741"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123741\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123755,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123741\/revisions\/123755"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123742"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123741"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123741"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123741"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}