{"id":123818,"date":"2019-02-27T11:42:42","date_gmt":"2019-02-27T09:42:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123818"},"modified":"2019-02-27T11:42:42","modified_gmt":"2019-02-27T09:42:42","slug":"amaanka-muqdisho-oo-faraha-kasii-baxaya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-muqdisho-oo-faraha-kasii-baxaya\/","title":{"rendered":"Amaanka Muqdisho oo faraha kasii baxaya"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maalmihii lasoo dhaafay sii xumaanayay amaanka magaalada Muqdisho, waxaana qeybo kala duwan oo magaalada ka dhacay dilal qorsheesan oo loo geestay masuuliyiin, saraakiil iyo waliba dad shacab ah.<\/p>\n<p>Dilalka maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ayaa ahaa kuwa qorsheesan oo dad gaar ah lagu bartilmaameedsanayay , waxaana baxsaday ragii dilalkaasi fuliyay oo u badnaa dhalinyaro .<\/p>\n<p>Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa ku guul dareestay in ay gacanta kusoo dhigaan raga dilalka qorsheesan ka fuliya magaalada Muqdisho, waxa ayna ciidamada inta badan tagaan goobaha dilalka ka dhacaan daqiiqado badan kadib.<\/p>\n<p>Shacabka magaalada Muqdisho iyo sidoo kale dadka kale ee dowlada u shaqeeya ayaa waxaa lasoo darsay cabsi xoogan, waxa ayna dadka qaar galeen feejignaan dheeri ah halka kuwa kalana ay iska yareeyeen socodka si aan loo beegsan.<\/p>\n<p>Magaalada Muqdisho waxaa ka howlgala ciidamo badan oo booliis ah, hasa ahaatee ciidanka ayaa inta badan ku sugan laamiyada iyo baro kale oo cayiman, waaana mida keentay in raga dilalka geesta sida ay rabaan uga howlgalaan qeybo kamid ah magaalada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maalmihii lasoo dhaafay sii xumaanayay amaanka magaalada Muqdisho, waxaana qeybo kala duwan oo magaalada ka dhacay dilal qorsheesan oo loo geestay masuuliyiin, saraakiil iyo waliba dad shacab ah. Dilalka maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ayaa ahaa kuwa qorsheesan oo dad gaar ah lagu bartilmaameedsanayay , waxaana baxsaday ragii dilalkaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123819,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123818","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Amaanka Muqdisho oo faraha kasii baxaya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-muqdisho-oo-faraha-kasii-baxaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Amaanka Muqdisho oo faraha kasii baxaya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa maalmihii lasoo dhaafay sii xumaanayay amaanka magaalada Muqdisho, waxaana qeybo kala duwan oo magaalada ka dhacay dilal qorsheesan oo loo geestay masuuliyiin, saraakiil iyo waliba dad shacab ah. Dilalka maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ayaa ahaa kuwa qorsheesan oo dad gaar ah lagu bartilmaameedsanayay , waxaana baxsaday ragii dilalkaasi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-muqdisho-oo-faraha-kasii-baxaya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-27T09:42:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/muqdisho.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1314\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-muqdisho-oo-faraha-kasii-baxaya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-muqdisho-oo-faraha-kasii-baxaya\/\",\"name\":\"Amaanka Muqdisho oo faraha kasii baxaya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-muqdisho-oo-faraha-kasii-baxaya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-muqdisho-oo-faraha-kasii-baxaya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/muqdisho.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-27T09:42:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-muqdisho-oo-faraha-kasii-baxaya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-muqdisho-oo-faraha-kasii-baxaya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-muqdisho-oo-faraha-kasii-baxaya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/muqdisho.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/muqdisho.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1314},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-muqdisho-oo-faraha-kasii-baxaya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Amaanka Muqdisho oo faraha kasii baxaya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Amaanka Muqdisho oo faraha kasii baxaya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-muqdisho-oo-faraha-kasii-baxaya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Amaanka Muqdisho oo faraha kasii baxaya - Wardoon","og_description":"Waxaa maalmihii lasoo dhaafay sii xumaanayay amaanka magaalada Muqdisho, waxaana qeybo kala duwan oo magaalada ka dhacay dilal qorsheesan oo loo geestay masuuliyiin, saraakiil iyo waliba dad shacab ah. Dilalka maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho ayaa ahaa kuwa qorsheesan oo dad gaar ah lagu bartilmaameedsanayay , waxaana baxsaday ragii dilalkaasi [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-muqdisho-oo-faraha-kasii-baxaya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-27T09:42:42+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1314,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/muqdisho.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-muqdisho-oo-faraha-kasii-baxaya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-muqdisho-oo-faraha-kasii-baxaya\/","name":"Amaanka Muqdisho oo faraha kasii baxaya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-muqdisho-oo-faraha-kasii-baxaya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-muqdisho-oo-faraha-kasii-baxaya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/muqdisho.jpg","datePublished":"2019-02-27T09:42:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-muqdisho-oo-faraha-kasii-baxaya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-muqdisho-oo-faraha-kasii-baxaya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-muqdisho-oo-faraha-kasii-baxaya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/muqdisho.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/muqdisho.jpg","width":2048,"height":1314},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amaanka-muqdisho-oo-faraha-kasii-baxaya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Amaanka Muqdisho oo faraha kasii baxaya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123818"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123818"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123818\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123820,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123818\/revisions\/123820"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123819"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123818"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123818"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123818"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}