{"id":123821,"date":"2019-02-27T20:21:33","date_gmt":"2019-02-27T18:21:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123821"},"modified":"2019-02-27T20:21:33","modified_gmt":"2019-02-27T18:21:33","slug":"kenya-oo-dacwad-ka-dhan-ah-somalia-ugudbisay-qm-iyo-midowga-afrika","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dacwad-ka-dhan-ah-somalia-ugudbisay-qm-iyo-midowga-afrika\/","title":{"rendered":"Kenya oo dacwad ka dhan ah Somalia ugudbisay QM iyo Midowga Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda arrimaha dibedda Kenya, ayaa warbixin ku saabsan \u201cmuranka badda\u201d ee kala dhaxeeysa Soomaaliya, kuna xoojineyso dooddeeda u gudbisay qaar ka mid ah dalalka xubnaha QM iyo Golaha Ammaanka Midowga Afrika.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibedda Kenya, Monica Juma ayaa maanta sheegtay in dowladdeeda ay safiirada dalalka xubnaha ka ah QM iyo Golaha Ammaanka Ururka Midowga Afrika ee Nairobi ay siisay warbixin ku saabsan arrintan si ay uga caddeyso waxyaabaha la isku hayo.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u gudbinay xaqiiqda arrimaha la isku hayo\u201d ayey tiri Monica Juma.<\/p>\n<p>Safiirada ay Monica sheegtay inay warbixin u gudbisay waxaa ka mid ah safiirka UK ee Nairobi Nic Hailey iyo kan Faransiiska Aline Kuster-Menager, kadib kulan ka dhacay xarunta wasaaradda arrimaha dibedda Kenya ee Nairobi.<\/p>\n<p>Ababu Namwamba, oo ah xoghayaha maamulka ee wasaaradda arrimaha dibedda Kenya ayaa sheegay in sharafta dhuleed ee Kenya ay tahay mid lama taabtaan ah, islamarkaana Kenya ay u xaqiijisay dalalkii ay la hadashay inay tahay dersi wanaagsan.<\/p>\n<p>Monica ayaa dhinaca kale maanta sheegtay in Kenya ay diyaar u tahay inay wada-xaajood la gasho dowladda Soomaaliya, si arrintan xal looga gaaro.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa naga go\u2019an in xiisaddan lagu xaliyo wada-hadal, waxaana ku rajo weynahay in xal la heli doono oo walaalaheen derisk nala ah iyo annaga aan is-fahmi doonno\u201d ayey tiri Monica.<\/p>\n<p>Monica Juma ayaa sheegtay in Kenya ay jawaab celin wanaagsan ka heshay dalalka ay arrintan kala hadashay.<\/p>\n<p>\u201cFarriinta aan ka helnay dalalka dunida ayaa ah mid dhiir-gelin leh, oo ah in arrintan lagu xaliyo wada-hadal, sidaas darteed wada-hadalka waa waxa aan door-bideyno\u201d ayey tiri Monica.<\/p>\n<p>Waxaa muuqata in Kenya ay dalalka caalamka kasbaneyso oo ay waddo dadaallo diblomaasiyadeed oo xooggan, hase yeeshee ma cadda waxa ay dowladda Soomaaliya ka sameyneyso arrintan.<\/p>\n<p>Kenya ayaa dadaal xooggan ugu jirta in laga laabto kiiska dacwada badda Soomaaliya ee yaalla maxkamadda caalamiga ah ee cadadaaladda ee magaalada Hague, laguna dhameeyo wada-hadal, hase yeeshee Soomaaliya ayaa waxaa ka go\u2019an in maxkamad lagu kala baxo.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.capitalfm.co.ke\/news\/2019\/02\/kenya-provides-facts-on-somalia-maritime-dispute-to-un-african-councils\/\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda arrimaha dibedda Kenya, ayaa warbixin ku saabsan \u201cmuranka badda\u201d ee kala dhaxeeysa Soomaaliya, kuna xoojineyso dooddeeda u gudbisay qaar ka mid ah dalalka xubnaha QM iyo Golaha Ammaanka Midowga Afrika. Wasiirka Arrimaha Dibedda Kenya, Monica Juma ayaa maanta sheegtay in dowladdeeda ay safiirada dalalka xubnaha ka ah QM iyo Golaha Ammaanka Ururka Midowga Afrika [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123822,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123821","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya oo dacwad ka dhan ah Somalia ugudbisay QM iyo Midowga Afrika - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dacwad-ka-dhan-ah-somalia-ugudbisay-qm-iyo-midowga-afrika\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya oo dacwad ka dhan ah Somalia ugudbisay QM iyo Midowga Afrika - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda arrimaha dibedda Kenya, ayaa warbixin ku saabsan \u201cmuranka badda\u201d ee kala dhaxeeysa Soomaaliya, kuna xoojineyso dooddeeda u gudbisay qaar ka mid ah dalalka xubnaha QM iyo Golaha Ammaanka Midowga Afrika. Wasiirka Arrimaha Dibedda Kenya, Monica Juma ayaa maanta sheegtay in dowladdeeda ay safiirada dalalka xubnaha ka ah QM iyo Golaha Ammaanka Ururka Midowga Afrika [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dacwad-ka-dhan-ah-somalia-ugudbisay-qm-iyo-midowga-afrika\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-02-27T18:21:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/DVgiXt1XUAAO_Wi.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dacwad-ka-dhan-ah-somalia-ugudbisay-qm-iyo-midowga-afrika\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dacwad-ka-dhan-ah-somalia-ugudbisay-qm-iyo-midowga-afrika\/\",\"name\":\"Kenya oo dacwad ka dhan ah Somalia ugudbisay QM iyo Midowga Afrika - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dacwad-ka-dhan-ah-somalia-ugudbisay-qm-iyo-midowga-afrika\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dacwad-ka-dhan-ah-somalia-ugudbisay-qm-iyo-midowga-afrika\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/DVgiXt1XUAAO_Wi.jpg\",\"datePublished\":\"2019-02-27T18:21:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dacwad-ka-dhan-ah-somalia-ugudbisay-qm-iyo-midowga-afrika\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dacwad-ka-dhan-ah-somalia-ugudbisay-qm-iyo-midowga-afrika\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dacwad-ka-dhan-ah-somalia-ugudbisay-qm-iyo-midowga-afrika\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/DVgiXt1XUAAO_Wi.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/DVgiXt1XUAAO_Wi.jpg\",\"width\":1200,\"height\":800},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dacwad-ka-dhan-ah-somalia-ugudbisay-qm-iyo-midowga-afrika\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya oo dacwad ka dhan ah Somalia ugudbisay QM iyo Midowga Afrika\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya oo dacwad ka dhan ah Somalia ugudbisay QM iyo Midowga Afrika - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dacwad-ka-dhan-ah-somalia-ugudbisay-qm-iyo-midowga-afrika\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya oo dacwad ka dhan ah Somalia ugudbisay QM iyo Midowga Afrika - Wardoon","og_description":"Wasaaradda arrimaha dibedda Kenya, ayaa warbixin ku saabsan \u201cmuranka badda\u201d ee kala dhaxeeysa Soomaaliya, kuna xoojineyso dooddeeda u gudbisay qaar ka mid ah dalalka xubnaha QM iyo Golaha Ammaanka Midowga Afrika. Wasiirka Arrimaha Dibedda Kenya, Monica Juma ayaa maanta sheegtay in dowladdeeda ay safiirada dalalka xubnaha ka ah QM iyo Golaha Ammaanka Ururka Midowga Afrika [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dacwad-ka-dhan-ah-somalia-ugudbisay-qm-iyo-midowga-afrika\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-02-27T18:21:33+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":800,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/DVgiXt1XUAAO_Wi.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dacwad-ka-dhan-ah-somalia-ugudbisay-qm-iyo-midowga-afrika\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dacwad-ka-dhan-ah-somalia-ugudbisay-qm-iyo-midowga-afrika\/","name":"Kenya oo dacwad ka dhan ah Somalia ugudbisay QM iyo Midowga Afrika - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dacwad-ka-dhan-ah-somalia-ugudbisay-qm-iyo-midowga-afrika\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dacwad-ka-dhan-ah-somalia-ugudbisay-qm-iyo-midowga-afrika\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/DVgiXt1XUAAO_Wi.jpg","datePublished":"2019-02-27T18:21:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dacwad-ka-dhan-ah-somalia-ugudbisay-qm-iyo-midowga-afrika\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dacwad-ka-dhan-ah-somalia-ugudbisay-qm-iyo-midowga-afrika\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dacwad-ka-dhan-ah-somalia-ugudbisay-qm-iyo-midowga-afrika\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/DVgiXt1XUAAO_Wi.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/DVgiXt1XUAAO_Wi.jpg","width":1200,"height":800},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-dacwad-ka-dhan-ah-somalia-ugudbisay-qm-iyo-midowga-afrika\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya oo dacwad ka dhan ah Somalia ugudbisay QM iyo Midowga Afrika"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123821"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123821"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123821\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123823,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123821\/revisions\/123823"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123822"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123821"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123821"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123821"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}