{"id":123883,"date":"2019-03-01T10:38:22","date_gmt":"2019-03-01T08:38:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123883"},"modified":"2019-03-01T10:50:09","modified_gmt":"2019-03-01T08:50:09","slug":"daawo-baadari-reer-kunfur-africa-ah-o-sheegtay-in-uu-qof-dhintay-soo-noolayn-karo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baadari-reer-kunfur-africa-ah-o-sheegtay-in-uu-qof-dhintay-soo-noolayn-karo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Baadari Reer Koonfur Africa Ah oo Sheegtay In Uu Qof Dhintay Soo Noolayn Karo"},"content":{"rendered":"<p>Baadari reer Koonfur Afrika ah ayaa aad u dhaliilay mid kale oo uu ku eedeeyey inuu diinta &#8220;Masiixiyadda sharafta ka riday&#8221; kaas oo sheegtay inuu qof dhintay soo nooleeyey.<\/p>\n<p>Paseka Motsoeneng oo ku magac dheer Mboro, oo hortaagan kaniisad xidhan oo uu baadari ka yahay Alph Lukau, ayaa ku dhawaaqayey &#8220;in la ii jawaabaan halkan u imid&#8221;.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in hadii ay run tahay in baadarigaa Alph leeyahay awood uu qof dhintay ku soo noolayn karo, inuu doonayo in ay isku raacaan xabaashii Nelson Mandela [oo soo nooleeyo].<\/p>\n<p>Muuqaal dhacdadaa laga duubay oo muujinayey qof dhintay oo hadana ka soo toosaya naxashkii uu ku jiray, ayaa aad dadku ugu maadsadeen.<\/p>\n<p>Muuqaalkaas ayaa muujinaya Lukau oo qaylinaya oo nin naxash dhex jiifa ku leh &#8220;toos&#8221;, ka dibna uu ninkii kor u soo fadhiisanayo iyo damaashaad dadkii kaniisadda ku cibaadaysanayey ay dhigayaan.<\/p>\n<p>Shirkado ka shaqeeya aaska ayaa sheegay in la khiyaameeyey oo baabuurtooda loo adeegsaday si khalad ah<br \/>\n&#8220;Anigu halkan in aan cid la dagaalamo uma iman, waxan halkan u imid in ninka aanu Alla dartii walaalaha u nahay ii jawaabo&#8221; ayuu yidhi Motsoenegn, oo ah baadariga kaniisadda Incredible Happenings, oo ka hor dhawaaqayey kaniisadda Lukau baadariga u yahay oo ku taal meel Johannesburg u dhaw.<\/p>\n<p>&#8220;Hadii ay run tahay in aad nin dhintay soo noolaysay, kaalay xabaasha Mandela aan isku raacno oo aad sidaas oo kale samayside&#8221; ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Hase ahaateen, Motsoeneng qudhiisa mar baa dadku ku maadsadeen uu sheegay in uu jannada tagay oo sawirro iskaga soo qaaday telefoonkiisa gacanta.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Koonur Afrika, Cyril Ramaphosa, ayaa isaguna Khamiistii dooddan socota soo galay oo yidhi waa in dawladdu ka hor tagto &#8220;hogaamiyeyaasha diimeed ee waxyaabaha aan la qaadan karin fala&#8221; ee dadka khiyaamaynaya.<\/p>\n<p>&#8220;Ma doonayno in aanu farogelino diimaha ay dadku haystaan, laakiin waxa lagama maarmaan ah in aynu ka hadalno sida aynu wax uga qaban karno baadariyadaa beenaaleyaasha ah&#8221; ayuu yidhi Ramaphosa.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/G4V5ABtTX2U\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/86Ks43zaBbE\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/FfPRh6tXtTg\" width=\"850\" height=\"723\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.timeslive.co.za\/news\/south-africa\/2019-02-28-pastor-alph-lukau-breaks-his-silence-while-cyril-ramaphosa-wades-in\/\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baadari reer Koonfur Afrika ah ayaa aad u dhaliilay mid kale oo uu ku eedeeyey inuu diinta &#8220;Masiixiyadda sharafta ka riday&#8221; kaas oo sheegtay inuu qof dhintay soo nooleeyey. Paseka Motsoeneng oo ku magac dheer Mboro, oo hortaagan kaniisad xidhan oo uu baadari ka yahay Alph Lukau, ayaa ku dhawaaqayey &#8220;in la ii jawaabaan halkan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123884,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123883","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Baadari Reer Koonfur Africa Ah oo Sheegtay In Uu Qof Dhintay Soo Noolayn Karo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baadari-reer-kunfur-africa-ah-o-sheegtay-in-uu-qof-dhintay-soo-noolayn-karo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Baadari Reer Koonfur Africa Ah oo Sheegtay In Uu Qof Dhintay Soo Noolayn Karo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baadari reer Koonfur Afrika ah ayaa aad u dhaliilay mid kale oo uu ku eedeeyey inuu diinta &#8220;Masiixiyadda sharafta ka riday&#8221; kaas oo sheegtay inuu qof dhintay soo nooleeyey. Paseka Motsoeneng oo ku magac dheer Mboro, oo hortaagan kaniisad xidhan oo uu baadari ka yahay Alph Lukau, ayaa ku dhawaaqayey &#8220;in la ii jawaabaan halkan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baadari-reer-kunfur-africa-ah-o-sheegtay-in-uu-qof-dhintay-soo-noolayn-karo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-01T08:38:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-03-01T08:50:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/prophet.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1497\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"896\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baadari-reer-kunfur-africa-ah-o-sheegtay-in-uu-qof-dhintay-soo-noolayn-karo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baadari-reer-kunfur-africa-ah-o-sheegtay-in-uu-qof-dhintay-soo-noolayn-karo\/\",\"name\":\"DAAWO:-Baadari Reer Koonfur Africa Ah oo Sheegtay In Uu Qof Dhintay Soo Noolayn Karo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baadari-reer-kunfur-africa-ah-o-sheegtay-in-uu-qof-dhintay-soo-noolayn-karo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baadari-reer-kunfur-africa-ah-o-sheegtay-in-uu-qof-dhintay-soo-noolayn-karo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/prophet.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-01T08:38:22+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-01T08:50:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baadari-reer-kunfur-africa-ah-o-sheegtay-in-uu-qof-dhintay-soo-noolayn-karo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baadari-reer-kunfur-africa-ah-o-sheegtay-in-uu-qof-dhintay-soo-noolayn-karo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baadari-reer-kunfur-africa-ah-o-sheegtay-in-uu-qof-dhintay-soo-noolayn-karo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/prophet.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/prophet.jpg\",\"width\":1497,\"height\":896},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baadari-reer-kunfur-africa-ah-o-sheegtay-in-uu-qof-dhintay-soo-noolayn-karo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Baadari Reer Koonfur Africa Ah oo Sheegtay In Uu Qof Dhintay Soo Noolayn Karo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Baadari Reer Koonfur Africa Ah oo Sheegtay In Uu Qof Dhintay Soo Noolayn Karo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baadari-reer-kunfur-africa-ah-o-sheegtay-in-uu-qof-dhintay-soo-noolayn-karo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Baadari Reer Koonfur Africa Ah oo Sheegtay In Uu Qof Dhintay Soo Noolayn Karo - Wardoon","og_description":"Baadari reer Koonfur Afrika ah ayaa aad u dhaliilay mid kale oo uu ku eedeeyey inuu diinta &#8220;Masiixiyadda sharafta ka riday&#8221; kaas oo sheegtay inuu qof dhintay soo nooleeyey. Paseka Motsoeneng oo ku magac dheer Mboro, oo hortaagan kaniisad xidhan oo uu baadari ka yahay Alph Lukau, ayaa ku dhawaaqayey &#8220;in la ii jawaabaan halkan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baadari-reer-kunfur-africa-ah-o-sheegtay-in-uu-qof-dhintay-soo-noolayn-karo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-01T08:38:22+00:00","article_modified_time":"2019-03-01T08:50:09+00:00","og_image":[{"width":1497,"height":896,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/prophet.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baadari-reer-kunfur-africa-ah-o-sheegtay-in-uu-qof-dhintay-soo-noolayn-karo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baadari-reer-kunfur-africa-ah-o-sheegtay-in-uu-qof-dhintay-soo-noolayn-karo\/","name":"DAAWO:-Baadari Reer Koonfur Africa Ah oo Sheegtay In Uu Qof Dhintay Soo Noolayn Karo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baadari-reer-kunfur-africa-ah-o-sheegtay-in-uu-qof-dhintay-soo-noolayn-karo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baadari-reer-kunfur-africa-ah-o-sheegtay-in-uu-qof-dhintay-soo-noolayn-karo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/prophet.jpg","datePublished":"2019-03-01T08:38:22+00:00","dateModified":"2019-03-01T08:50:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baadari-reer-kunfur-africa-ah-o-sheegtay-in-uu-qof-dhintay-soo-noolayn-karo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baadari-reer-kunfur-africa-ah-o-sheegtay-in-uu-qof-dhintay-soo-noolayn-karo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baadari-reer-kunfur-africa-ah-o-sheegtay-in-uu-qof-dhintay-soo-noolayn-karo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/prophet.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/prophet.jpg","width":1497,"height":896},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-baadari-reer-kunfur-africa-ah-o-sheegtay-in-uu-qof-dhintay-soo-noolayn-karo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Baadari Reer Koonfur Africa Ah oo Sheegtay In Uu Qof Dhintay Soo Noolayn Karo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123883"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123883"}],"version-history":[{"count":6,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123883\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123891,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123883\/revisions\/123891"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123884"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123883"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123883"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123883"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}