{"id":123931,"date":"2019-03-02T10:14:04","date_gmt":"2019-03-02T08:14:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123931"},"modified":"2019-03-02T10:14:04","modified_gmt":"2019-03-02T08:14:04","slug":"dhageysoguriga-taliyaha-ciidanka-asluubta-gobolka-hiiraan-oo-laweeraray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysoguriga-taliyaha-ciidanka-asluubta-gobolka-hiiraan-oo-laweeraray\/","title":{"rendered":"DHAGEYSO:Guriga Taliyaha Ciidanka Asluubta gobolka Hiiraan oo laweeraray"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka Booliska Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa gacanta ku dhigay labo ruux oo dumar ah oo lagu tuhmaayo in ay ka dambeeyeen Qarax lala eegtay Guriga Taliyaha Ciidanka Asluubta gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Bashiir Caddaani oo ka mid ah Ciidanka Booliska gobolka Hiiraan ayaa warbaahinta u sheegay in labo ruux oo ka mid ahaa Ilaaladda Taliyaha in ay ku dhaawacmeen Qaraxaasi.<\/p>\n<p>Sidda uu sheegay Caddaani Qaraxa ayaa laga dejiyay Mooto Bajaaj, waxaana la dhigay Iridda Guriga taliyaha Ciidanka Asluubta gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Ciidanka Booliska gobolka Hiiraan ayaa sidoo kale maanta baaritaano ka wadda Xaafado ka mid ah Magaalada Beledweyne.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-123931-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/DHAGEYSO-Labo-dumar-ah-oo-loo-xiray-Qarax-ka-dhacay-Guri-taliye.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/DHAGEYSO-Labo-dumar-ah-oo-loo-xiray-Qarax-ka-dhacay-Guri-taliye.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/DHAGEYSO-Labo-dumar-ah-oo-loo-xiray-Qarax-ka-dhacay-Guri-taliye.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Booliska Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa gacanta ku dhigay labo ruux oo dumar ah oo lagu tuhmaayo in ay ka dambeeyeen Qarax lala eegtay Guriga Taliyaha Ciidanka Asluubta gobolka Hiiraan. Bashiir Caddaani oo ka mid ah Ciidanka Booliska gobolka Hiiraan ayaa warbaahinta u sheegay in labo ruux oo ka mid ahaa Ilaaladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123933,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123931","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGEYSO:Guriga Taliyaha Ciidanka Asluubta gobolka Hiiraan oo laweeraray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysoguriga-taliyaha-ciidanka-asluubta-gobolka-hiiraan-oo-laweeraray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGEYSO:Guriga Taliyaha Ciidanka Asluubta gobolka Hiiraan oo laweeraray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidanka Booliska Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa gacanta ku dhigay labo ruux oo dumar ah oo lagu tuhmaayo in ay ka dambeeyeen Qarax lala eegtay Guriga Taliyaha Ciidanka Asluubta gobolka Hiiraan. Bashiir Caddaani oo ka mid ah Ciidanka Booliska gobolka Hiiraan ayaa warbaahinta u sheegay in labo ruux oo ka mid ahaa Ilaaladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysoguriga-taliyaha-ciidanka-asluubta-gobolka-hiiraan-oo-laweeraray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-02T08:14:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/maxresdefault.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysoguriga-taliyaha-ciidanka-asluubta-gobolka-hiiraan-oo-laweeraray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysoguriga-taliyaha-ciidanka-asluubta-gobolka-hiiraan-oo-laweeraray\/\",\"name\":\"DHAGEYSO:Guriga Taliyaha Ciidanka Asluubta gobolka Hiiraan oo laweeraray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysoguriga-taliyaha-ciidanka-asluubta-gobolka-hiiraan-oo-laweeraray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysoguriga-taliyaha-ciidanka-asluubta-gobolka-hiiraan-oo-laweeraray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/maxresdefault.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-02T08:14:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysoguriga-taliyaha-ciidanka-asluubta-gobolka-hiiraan-oo-laweeraray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysoguriga-taliyaha-ciidanka-asluubta-gobolka-hiiraan-oo-laweeraray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysoguriga-taliyaha-ciidanka-asluubta-gobolka-hiiraan-oo-laweeraray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/maxresdefault.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/maxresdefault.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysoguriga-taliyaha-ciidanka-asluubta-gobolka-hiiraan-oo-laweeraray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGEYSO:Guriga Taliyaha Ciidanka Asluubta gobolka Hiiraan oo laweeraray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGEYSO:Guriga Taliyaha Ciidanka Asluubta gobolka Hiiraan oo laweeraray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysoguriga-taliyaha-ciidanka-asluubta-gobolka-hiiraan-oo-laweeraray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGEYSO:Guriga Taliyaha Ciidanka Asluubta gobolka Hiiraan oo laweeraray - Wardoon","og_description":"Ciidanka Booliska Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa gacanta ku dhigay labo ruux oo dumar ah oo lagu tuhmaayo in ay ka dambeeyeen Qarax lala eegtay Guriga Taliyaha Ciidanka Asluubta gobolka Hiiraan. Bashiir Caddaani oo ka mid ah Ciidanka Booliska gobolka Hiiraan ayaa warbaahinta u sheegay in labo ruux oo ka mid ahaa Ilaaladda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysoguriga-taliyaha-ciidanka-asluubta-gobolka-hiiraan-oo-laweeraray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-02T08:14:04+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/maxresdefault.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysoguriga-taliyaha-ciidanka-asluubta-gobolka-hiiraan-oo-laweeraray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysoguriga-taliyaha-ciidanka-asluubta-gobolka-hiiraan-oo-laweeraray\/","name":"DHAGEYSO:Guriga Taliyaha Ciidanka Asluubta gobolka Hiiraan oo laweeraray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysoguriga-taliyaha-ciidanka-asluubta-gobolka-hiiraan-oo-laweeraray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysoguriga-taliyaha-ciidanka-asluubta-gobolka-hiiraan-oo-laweeraray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/maxresdefault.jpg","datePublished":"2019-03-02T08:14:04+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysoguriga-taliyaha-ciidanka-asluubta-gobolka-hiiraan-oo-laweeraray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysoguriga-taliyaha-ciidanka-asluubta-gobolka-hiiraan-oo-laweeraray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysoguriga-taliyaha-ciidanka-asluubta-gobolka-hiiraan-oo-laweeraray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/maxresdefault.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/maxresdefault.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageysoguriga-taliyaha-ciidanka-asluubta-gobolka-hiiraan-oo-laweeraray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGEYSO:Guriga Taliyaha Ciidanka Asluubta gobolka Hiiraan oo laweeraray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123931"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123931"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123931\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123934,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123931\/revisions\/123934"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123933"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123931"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123931"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123931"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}