{"id":123953,"date":"2019-03-02T23:16:39","date_gmt":"2019-03-02T21:16:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=123953"},"modified":"2019-03-02T23:16:39","modified_gmt":"2019-03-02T21:16:39","slug":"daawo-dowladdu-waxay-ku-mashquushay-dagaalka-siyaasiyiinta-ee-baraha-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-ku-mashquushay-dagaalka-siyaasiyiinta-ee-baraha-bulshada\/","title":{"rendered":"DAAWO:-\u201cDowladdu waxay ku mashquushay dagaalka siyaasiyiinta ee baraha bulshada\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee amniga C\/risaaq Cumar Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladaha amni ee Muqdisho iyo qaraxyadii ugu dambeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiir C\/risaaq oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo markiisii hore uu balanqaaday in labo sano gudahood Shabaab wadanka looga saarayo.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in labo sano kadib dowladda Soomaaliya ay difaac ka gashay baraha bulshada iyada oo la weerarayo siyaasiyiinta ka aragti duwan dowladda Soomaaliya, taasina ay caqabad ku noqoneyso amaanka dalka.<\/p>\n<p>Isaga oo la hadlayay Dalsan TV ayuu sheegay in loo baahan yahay in qorshe ka duwan taasi ay la timaado dowladda madaxweyne Farmaajo, si loo badbaadiyo shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Seddex balanqaad ayuu sheegay in madaxweyne Farmaajo inuusan fulinin, wuxuuna ku kale sheegay balamaha inay kamid ahaayeen:-<\/p>\n<p>1 In Handida ku burburtay qarxyada shacabka laga taageerayo<br \/>\n2 In dhaawacyada la dabiibi doono<br \/>\n3 In Al Shabaab labo sano kadib laga saari doono Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu dabeyn wuxuu soo jeediyay in Al Shabaab wadahadal lala galo haddii ay baajineyso dhiiga shacabka Soomaaliyeed ee daadanaya maalin kasta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/YsiqW366NTE\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee amniga C\/risaaq Cumar Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladaha amni ee Muqdisho iyo qaraxyadii ugu dambeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho. Wasiir C\/risaaq oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo markiisii hore uu balanqaaday in labo sano gudahood Shabaab wadanka looga saarayo. Wuxuu sheegay in labo sano kadib dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":123954,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-123953","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-\u201cDowladdu waxay ku mashquushay dagaalka siyaasiyiinta ee baraha bulshada\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-ku-mashquushay-dagaalka-siyaasiyiinta-ee-baraha-bulshada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-\u201cDowladdu waxay ku mashquushay dagaalka siyaasiyiinta ee baraha bulshada\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirkii hore ee amniga C\/risaaq Cumar Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladaha amni ee Muqdisho iyo qaraxyadii ugu dambeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho. Wasiir C\/risaaq oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo markiisii hore uu balanqaaday in labo sano gudahood Shabaab wadanka looga saarayo. Wuxuu sheegay in labo sano kadib dowladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-ku-mashquushay-dagaalka-siyaasiyiinta-ee-baraha-bulshada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-02T21:16:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-5.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"841\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"612\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-ku-mashquushay-dagaalka-siyaasiyiinta-ee-baraha-bulshada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-ku-mashquushay-dagaalka-siyaasiyiinta-ee-baraha-bulshada\/\",\"name\":\"DAAWO:-\u201cDowladdu waxay ku mashquushay dagaalka siyaasiyiinta ee baraha bulshada\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-ku-mashquushay-dagaalka-siyaasiyiinta-ee-baraha-bulshada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-ku-mashquushay-dagaalka-siyaasiyiinta-ee-baraha-bulshada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-5.png\",\"datePublished\":\"2019-03-02T21:16:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-ku-mashquushay-dagaalka-siyaasiyiinta-ee-baraha-bulshada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-ku-mashquushay-dagaalka-siyaasiyiinta-ee-baraha-bulshada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-ku-mashquushay-dagaalka-siyaasiyiinta-ee-baraha-bulshada\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-5.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-5.png\",\"width\":841,\"height\":612},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-ku-mashquushay-dagaalka-siyaasiyiinta-ee-baraha-bulshada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-\u201cDowladdu waxay ku mashquushay dagaalka siyaasiyiinta ee baraha bulshada\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\u201cDowladdu waxay ku mashquushay dagaalka siyaasiyiinta ee baraha bulshada\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-ku-mashquushay-dagaalka-siyaasiyiinta-ee-baraha-bulshada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\u201cDowladdu waxay ku mashquushay dagaalka siyaasiyiinta ee baraha bulshada\u201d - Wardoon","og_description":"Wasiirkii hore ee amniga C\/risaaq Cumar Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladaha amni ee Muqdisho iyo qaraxyadii ugu dambeeyay ee ka dhacay magaalada Muqdisho. Wasiir C\/risaaq oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo markiisii hore uu balanqaaday in labo sano gudahood Shabaab wadanka looga saarayo. Wuxuu sheegay in labo sano kadib dowladda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-ku-mashquushay-dagaalka-siyaasiyiinta-ee-baraha-bulshada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-02T21:16:39+00:00","og_image":[{"width":841,"height":612,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-5.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-ku-mashquushay-dagaalka-siyaasiyiinta-ee-baraha-bulshada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-ku-mashquushay-dagaalka-siyaasiyiinta-ee-baraha-bulshada\/","name":"DAAWO:-\u201cDowladdu waxay ku mashquushay dagaalka siyaasiyiinta ee baraha bulshada\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-ku-mashquushay-dagaalka-siyaasiyiinta-ee-baraha-bulshada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-ku-mashquushay-dagaalka-siyaasiyiinta-ee-baraha-bulshada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-5.png","datePublished":"2019-03-02T21:16:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-ku-mashquushay-dagaalka-siyaasiyiinta-ee-baraha-bulshada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-ku-mashquushay-dagaalka-siyaasiyiinta-ee-baraha-bulshada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-ku-mashquushay-dagaalka-siyaasiyiinta-ee-baraha-bulshada\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-5.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-5.png","width":841,"height":612},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dowladdu-waxay-ku-mashquushay-dagaalka-siyaasiyiinta-ee-baraha-bulshada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-\u201cDowladdu waxay ku mashquushay dagaalka siyaasiyiinta ee baraha bulshada\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123953"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=123953"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123953\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":123955,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/123953\/revisions\/123955"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/123954"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=123953"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=123953"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=123953"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}