{"id":124014,"date":"2019-03-03T11:30:15","date_gmt":"2019-03-03T09:30:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124014"},"modified":"2019-03-03T11:30:15","modified_gmt":"2019-03-03T09:30:15","slug":"daawo-galmudug-oo-jawaab-kulul-ka-bixisay-weerar-xalay-ay-ciidamada-nisa-kuqaaday-cadaado","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-jawaab-kulul-ka-bixisay-weerar-xalay-ay-ciidamada-nisa-kuqaaday-cadaado\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Galmudug oo Jawaab kulul ka bixisay Weerar Xalay ay Ciidamada Nisa kuqaaday Cadaado"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay howlgal gaar ah oo Ciidamada NISA iyo kuwa Danab ay xalay kula wareegeen Xarunta Madaxtooyada Cadaado oo aheyd Caasimaddii KMG aheyd ee fadhiga u aheyd Madaxda Galmudug.<\/p>\n<p>Agaasimaha Madaxtooyada Galmudug Maxamed Cabdi Aadan oo Wariyeyaasha kula hadlayay Gaalkacyo ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Ciidamada NISA iyo kuwa Danab ee qeybta 21aad ay weerar ku qaadaan Xaruntii hore ee Madaxtooyada Cadaado.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in aanan lagu soo wargelin sababta weerarkaas iyo inay la wareegaan Madaxtooyada, waxaana uu ku eedeeyay dowladda Federaalka in iyadoo ku fashilantay amniga Muqdisho inay u gudubtay in maamul goboleedyada ay qalqal geliso.<\/p>\n<p>\u201cWaa nasiib darro in dowladda Federaalka oo amnigii dalka ku fashilantay, isla markaana Muqdisho aan arkeyno in maalin walba qaraxyo ka dhacayaan inay haatan u gudubtay maamul goboleedyada inay qalqal geliso oo xarumahooda ay weerareyso, waxaa uga digeynaa Ciidamada sida xoogga ah ku galay meeshaas, in wixii docuementi aan ugu nimaano oo aanay agabyada meeshaas yaalla ku xadgudbin\u201dayuu yiri Agaasimaha Madaxtooyada Galmudug.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu sheegay in Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu amar ku bixiyay in Ciidamada Daraawiishta ay heegan buuxa galana, ayna ka feejignaadaan cid kasta oo madax banaanidooda ku xadgudbeyso.<\/p>\n<p>Ciidamada NISA iyo kuwa Danab ayaa xalay la wareegay xarunta Madaxtooyada Cadaado, halkaasoo ay gacanta ku hayaan Ciidamo deegaanka, waxaana warar kala duwan ka soo baxayaan sababaha ay ciidamada ula wareegeen.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/pGri_14EiI8\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay howlgal gaar ah oo Ciidamada NISA iyo kuwa Danab ay xalay kula wareegeen Xarunta Madaxtooyada Cadaado oo aheyd Caasimaddii KMG aheyd ee fadhiga u aheyd Madaxda Galmudug. Agaasimaha Madaxtooyada Galmudug Maxamed Cabdi Aadan oo Wariyeyaasha kula hadlayay Gaalkacyo ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Ciidamada NISA iyo kuwa Danab ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124015,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124014","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Galmudug oo Jawaab kulul ka bixisay Weerar Xalay ay Ciidamada Nisa kuqaaday Cadaado - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-jawaab-kulul-ka-bixisay-weerar-xalay-ay-ciidamada-nisa-kuqaaday-cadaado\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Galmudug oo Jawaab kulul ka bixisay Weerar Xalay ay Ciidamada Nisa kuqaaday Cadaado - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay howlgal gaar ah oo Ciidamada NISA iyo kuwa Danab ay xalay kula wareegeen Xarunta Madaxtooyada Cadaado oo aheyd Caasimaddii KMG aheyd ee fadhiga u aheyd Madaxda Galmudug. Agaasimaha Madaxtooyada Galmudug Maxamed Cabdi Aadan oo Wariyeyaasha kula hadlayay Gaalkacyo ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Ciidamada NISA iyo kuwa Danab ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-jawaab-kulul-ka-bixisay-weerar-xalay-ay-ciidamada-nisa-kuqaaday-cadaado\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-03T09:30:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/XAAAF.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-jawaab-kulul-ka-bixisay-weerar-xalay-ay-ciidamada-nisa-kuqaaday-cadaado\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-jawaab-kulul-ka-bixisay-weerar-xalay-ay-ciidamada-nisa-kuqaaday-cadaado\/\",\"name\":\"DAAWO:-Galmudug oo Jawaab kulul ka bixisay Weerar Xalay ay Ciidamada Nisa kuqaaday Cadaado - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-jawaab-kulul-ka-bixisay-weerar-xalay-ay-ciidamada-nisa-kuqaaday-cadaado\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-jawaab-kulul-ka-bixisay-weerar-xalay-ay-ciidamada-nisa-kuqaaday-cadaado\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/XAAAF.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-03T09:30:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-jawaab-kulul-ka-bixisay-weerar-xalay-ay-ciidamada-nisa-kuqaaday-cadaado\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-jawaab-kulul-ka-bixisay-weerar-xalay-ay-ciidamada-nisa-kuqaaday-cadaado\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-jawaab-kulul-ka-bixisay-weerar-xalay-ay-ciidamada-nisa-kuqaaday-cadaado\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/XAAAF.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/XAAAF.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-jawaab-kulul-ka-bixisay-weerar-xalay-ay-ciidamada-nisa-kuqaaday-cadaado\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Galmudug oo Jawaab kulul ka bixisay Weerar Xalay ay Ciidamada Nisa kuqaaday Cadaado\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Galmudug oo Jawaab kulul ka bixisay Weerar Xalay ay Ciidamada Nisa kuqaaday Cadaado - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-jawaab-kulul-ka-bixisay-weerar-xalay-ay-ciidamada-nisa-kuqaaday-cadaado\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Galmudug oo Jawaab kulul ka bixisay Weerar Xalay ay Ciidamada Nisa kuqaaday Cadaado - Wardoon","og_description":"Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay howlgal gaar ah oo Ciidamada NISA iyo kuwa Danab ay xalay kula wareegeen Xarunta Madaxtooyada Cadaado oo aheyd Caasimaddii KMG aheyd ee fadhiga u aheyd Madaxda Galmudug. Agaasimaha Madaxtooyada Galmudug Maxamed Cabdi Aadan oo Wariyeyaasha kula hadlayay Gaalkacyo ayaa nasiib darro ku tilmaamay in Ciidamada NISA iyo kuwa Danab ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-jawaab-kulul-ka-bixisay-weerar-xalay-ay-ciidamada-nisa-kuqaaday-cadaado\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-03T09:30:15+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/XAAAF.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-jawaab-kulul-ka-bixisay-weerar-xalay-ay-ciidamada-nisa-kuqaaday-cadaado\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-jawaab-kulul-ka-bixisay-weerar-xalay-ay-ciidamada-nisa-kuqaaday-cadaado\/","name":"DAAWO:-Galmudug oo Jawaab kulul ka bixisay Weerar Xalay ay Ciidamada Nisa kuqaaday Cadaado - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-jawaab-kulul-ka-bixisay-weerar-xalay-ay-ciidamada-nisa-kuqaaday-cadaado\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-jawaab-kulul-ka-bixisay-weerar-xalay-ay-ciidamada-nisa-kuqaaday-cadaado\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/XAAAF.jpg","datePublished":"2019-03-03T09:30:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-jawaab-kulul-ka-bixisay-weerar-xalay-ay-ciidamada-nisa-kuqaaday-cadaado\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-jawaab-kulul-ka-bixisay-weerar-xalay-ay-ciidamada-nisa-kuqaaday-cadaado\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-jawaab-kulul-ka-bixisay-weerar-xalay-ay-ciidamada-nisa-kuqaaday-cadaado\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/XAAAF.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/XAAAF.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-galmudug-oo-jawaab-kulul-ka-bixisay-weerar-xalay-ay-ciidamada-nisa-kuqaaday-cadaado\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Galmudug oo Jawaab kulul ka bixisay Weerar Xalay ay Ciidamada Nisa kuqaaday Cadaado"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124014"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124014"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124014\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124016,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124014\/revisions\/124016"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124015"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124014"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124014"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124014"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}