{"id":124017,"date":"2019-03-03T11:36:16","date_gmt":"2019-03-03T09:36:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124017"},"modified":"2019-03-03T11:36:16","modified_gmt":"2019-03-03T09:36:16","slug":"dagaal-laga-cabsi-qabo-inuu-kadhaco-cadaado","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-laga-cabsi-qabo-inuu-kadhaco-cadaado\/","title":{"rendered":"Dagaal laga cabsi qabo inuu kadhaco Cadaado"},"content":{"rendered":"<p>Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay kadib markii Ciidamo ka tirsan kuwa NISA ay xalay la wareegeen Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magalada Cadaado.<\/p>\n<p>Ciidamadaas ayaa mas\u2019uuliyiin ka tirsan Galmudug waxa ay sheegeen inay tahay mid fowdo looga abuurayo deegaanada Galmudug,islamarkaana si awood ah ay kula wareegeen Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magalada Cadaado.<\/p>\n<p>Jawiga Magalada Cadaado ayaa Maanta ka duwan sidii shalay,waxaana ku sugan Ciidamada Nabadsugida qeybta Galmudug iyo kuwo ka tirsan Daraawiishta Galmudug oo horay Gacanta ugu haayay Xarunta Madaxtooyada.<\/p>\n<p>Arrintaan ayaa dad badan waxa ay aaminsan yihiin inay salka ku heyso khilaafka weli ka dhex taagan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Galmudug,iyada oo sidookale ay jirto in Madaxda Galmudug khudhooda uu khilaaf ka dhex jiro,isla markaana ay kala degan yihiin Magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah waxtgaradka Magalada Cadaado ayaa waxa ay u sheegeen inay xiisadaas ku baxeen,islamarkaana ay doonayaan in dagaal uusan Magalada ka dhicin,waxaana Maanta Magalada Cadaado laga dareemayaa xiisadaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay kadib markii Ciidamo ka tirsan kuwa NISA ay xalay la wareegeen Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magalada Cadaado. Ciidamadaas ayaa mas\u2019uuliyiin ka tirsan Galmudug waxa ay sheegeen inay tahay mid fowdo looga abuurayo deegaanada Galmudug,islamarkaana si awood ah ay kula wareegeen Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124018,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124017","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal laga cabsi qabo inuu kadhaco Cadaado - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-laga-cabsi-qabo-inuu-kadhaco-cadaado\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal laga cabsi qabo inuu kadhaco Cadaado - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay kadib markii Ciidamo ka tirsan kuwa NISA ay xalay la wareegeen Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magalada Cadaado. Ciidamadaas ayaa mas\u2019uuliyiin ka tirsan Galmudug waxa ay sheegeen inay tahay mid fowdo looga abuurayo deegaanada Galmudug,islamarkaana si awood ah ay kula wareegeen Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-laga-cabsi-qabo-inuu-kadhaco-cadaado\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-03T09:36:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/madaxtoyo-696x531.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"531\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-laga-cabsi-qabo-inuu-kadhaco-cadaado\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-laga-cabsi-qabo-inuu-kadhaco-cadaado\/\",\"name\":\"Dagaal laga cabsi qabo inuu kadhaco Cadaado - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-laga-cabsi-qabo-inuu-kadhaco-cadaado\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-laga-cabsi-qabo-inuu-kadhaco-cadaado\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/madaxtoyo-696x531.jpeg\",\"datePublished\":\"2019-03-03T09:36:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-laga-cabsi-qabo-inuu-kadhaco-cadaado\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-laga-cabsi-qabo-inuu-kadhaco-cadaado\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-laga-cabsi-qabo-inuu-kadhaco-cadaado\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/madaxtoyo-696x531.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/madaxtoyo-696x531.jpeg\",\"width\":696,\"height\":531},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-laga-cabsi-qabo-inuu-kadhaco-cadaado\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal laga cabsi qabo inuu kadhaco Cadaado\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal laga cabsi qabo inuu kadhaco Cadaado - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-laga-cabsi-qabo-inuu-kadhaco-cadaado\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal laga cabsi qabo inuu kadhaco Cadaado - Wardoon","og_description":"Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay kadib markii Ciidamo ka tirsan kuwa NISA ay xalay la wareegeen Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Magalada Cadaado. Ciidamadaas ayaa mas\u2019uuliyiin ka tirsan Galmudug waxa ay sheegeen inay tahay mid fowdo looga abuurayo deegaanada Galmudug,islamarkaana si awood ah ay kula wareegeen Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-laga-cabsi-qabo-inuu-kadhaco-cadaado\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-03T09:36:16+00:00","og_image":[{"width":696,"height":531,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/madaxtoyo-696x531.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-laga-cabsi-qabo-inuu-kadhaco-cadaado\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-laga-cabsi-qabo-inuu-kadhaco-cadaado\/","name":"Dagaal laga cabsi qabo inuu kadhaco Cadaado - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-laga-cabsi-qabo-inuu-kadhaco-cadaado\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-laga-cabsi-qabo-inuu-kadhaco-cadaado\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/madaxtoyo-696x531.jpeg","datePublished":"2019-03-03T09:36:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-laga-cabsi-qabo-inuu-kadhaco-cadaado\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-laga-cabsi-qabo-inuu-kadhaco-cadaado\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-laga-cabsi-qabo-inuu-kadhaco-cadaado\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/madaxtoyo-696x531.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/madaxtoyo-696x531.jpeg","width":696,"height":531},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-laga-cabsi-qabo-inuu-kadhaco-cadaado\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal laga cabsi qabo inuu kadhaco Cadaado"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124017"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124017"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124017\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124019,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124017\/revisions\/124019"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124018"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124017"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124017"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124017"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}