{"id":124020,"date":"2019-03-03T11:42:47","date_gmt":"2019-03-03T09:42:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124020"},"modified":"2019-03-03T11:42:47","modified_gmt":"2019-03-03T09:42:47","slug":"daawo-hogaamiye-dhowr-bilood-ka-hor-la-shaaciyey-in-la-dilay-oo-video-soo-diray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hogaamiye-dhowr-bilood-ka-hor-la-shaaciyey-in-la-dilay-oo-video-soo-diray\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Hogaamiye dhowr bilood ka hor la shaaciyey in la dilay oo Video soo diray"},"content":{"rendered":"<p>Hoggaamiyihii kooxaha jihaad doonka ah ee dalka Mali ayaa dib uga soo muuqday muuqaal uu soo duubay, dhowr bilood kadib markii masuuliyiinta dalkaasi ay sheegeen in la dilay.<\/p>\n<p>Geerida Amadou Koufa ayaa si ballaaran loo tebiyey, kadib markii bishii November ay ciidamo Faransiis ahi weerar gaadmo ah ku qaadeen.<\/p>\n<p>Koox wax kor-joogtaysa oo fadhigeedu yahay Maraykanka ayaa xaqiijiyey Muuqaalka Mr Koufa uu ku jees jeesayo wararka la xiriira geeridiisa.<\/p>\n<p>Ciidamada Faransiiska ayaa gudaha u galay dalka Mali sanadkii 2013, kuwaasoo gadaal u riixay kooxo jihaad doon ah oo dhul ballaaran oo dalkaas ka mid ah qabsaday. Si kastaba ha ahaatee, mintidiintaas ayaa ah wali ah khatar muuqata.<\/p>\n<p>Weerarkii November kadib, afhayeenka ciidamada dalka Mali iyo Wasiirka difaaca Faransiiska ayaa xaqiijiyey geerida Mr Koufa balse haatan ayaa waxaa dalka Mali qabsaday muuqaal muujinaya Amadou Koufa, oo xiran cimaamad cad, oo ku jees jeesaya ciidamada Faransiiska.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay ciidamada Faransiiska ayaa sheegay in mas\u2019uuliyiintu ay ku hawllan yihiin sidii ay u xaqiijin lahaayeen waxa ka run ah muuqaalkan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/wjQr4OrM6v4\" width=\"850\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyihii kooxaha jihaad doonka ah ee dalka Mali ayaa dib uga soo muuqday muuqaal uu soo duubay, dhowr bilood kadib markii masuuliyiinta dalkaasi ay sheegeen in la dilay. Geerida Amadou Koufa ayaa si ballaaran loo tebiyey, kadib markii bishii November ay ciidamo Faransiis ahi weerar gaadmo ah ku qaadeen. Koox wax kor-joogtaysa oo fadhigeedu yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124021,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124020","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Hogaamiye dhowr bilood ka hor la shaaciyey in la dilay oo Video soo diray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hogaamiye-dhowr-bilood-ka-hor-la-shaaciyey-in-la-dilay-oo-video-soo-diray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Hogaamiye dhowr bilood ka hor la shaaciyey in la dilay oo Video soo diray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hoggaamiyihii kooxaha jihaad doonka ah ee dalka Mali ayaa dib uga soo muuqday muuqaal uu soo duubay, dhowr bilood kadib markii masuuliyiinta dalkaasi ay sheegeen in la dilay. Geerida Amadou Koufa ayaa si ballaaran loo tebiyey, kadib markii bishii November ay ciidamo Faransiis ahi weerar gaadmo ah ku qaadeen. Koox wax kor-joogtaysa oo fadhigeedu yahay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hogaamiye-dhowr-bilood-ka-hor-la-shaaciyey-in-la-dilay-oo-video-soo-diray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-03T09:42:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-6.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"685\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hogaamiye-dhowr-bilood-ka-hor-la-shaaciyey-in-la-dilay-oo-video-soo-diray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hogaamiye-dhowr-bilood-ka-hor-la-shaaciyey-in-la-dilay-oo-video-soo-diray\/\",\"name\":\"DAAWO:-Hogaamiye dhowr bilood ka hor la shaaciyey in la dilay oo Video soo diray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hogaamiye-dhowr-bilood-ka-hor-la-shaaciyey-in-la-dilay-oo-video-soo-diray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hogaamiye-dhowr-bilood-ka-hor-la-shaaciyey-in-la-dilay-oo-video-soo-diray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-6.png\",\"datePublished\":\"2019-03-03T09:42:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hogaamiye-dhowr-bilood-ka-hor-la-shaaciyey-in-la-dilay-oo-video-soo-diray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hogaamiye-dhowr-bilood-ka-hor-la-shaaciyey-in-la-dilay-oo-video-soo-diray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hogaamiye-dhowr-bilood-ka-hor-la-shaaciyey-in-la-dilay-oo-video-soo-diray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-6.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-6.png\",\"width\":685,\"height\":450},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hogaamiye-dhowr-bilood-ka-hor-la-shaaciyey-in-la-dilay-oo-video-soo-diray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Hogaamiye dhowr bilood ka hor la shaaciyey in la dilay oo Video soo diray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Hogaamiye dhowr bilood ka hor la shaaciyey in la dilay oo Video soo diray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hogaamiye-dhowr-bilood-ka-hor-la-shaaciyey-in-la-dilay-oo-video-soo-diray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Hogaamiye dhowr bilood ka hor la shaaciyey in la dilay oo Video soo diray - Wardoon","og_description":"Hoggaamiyihii kooxaha jihaad doonka ah ee dalka Mali ayaa dib uga soo muuqday muuqaal uu soo duubay, dhowr bilood kadib markii masuuliyiinta dalkaasi ay sheegeen in la dilay. Geerida Amadou Koufa ayaa si ballaaran loo tebiyey, kadib markii bishii November ay ciidamo Faransiis ahi weerar gaadmo ah ku qaadeen. Koox wax kor-joogtaysa oo fadhigeedu yahay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hogaamiye-dhowr-bilood-ka-hor-la-shaaciyey-in-la-dilay-oo-video-soo-diray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-03T09:42:47+00:00","og_image":[{"width":685,"height":450,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-6.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hogaamiye-dhowr-bilood-ka-hor-la-shaaciyey-in-la-dilay-oo-video-soo-diray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hogaamiye-dhowr-bilood-ka-hor-la-shaaciyey-in-la-dilay-oo-video-soo-diray\/","name":"DAAWO:-Hogaamiye dhowr bilood ka hor la shaaciyey in la dilay oo Video soo diray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hogaamiye-dhowr-bilood-ka-hor-la-shaaciyey-in-la-dilay-oo-video-soo-diray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hogaamiye-dhowr-bilood-ka-hor-la-shaaciyey-in-la-dilay-oo-video-soo-diray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-6.png","datePublished":"2019-03-03T09:42:47+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hogaamiye-dhowr-bilood-ka-hor-la-shaaciyey-in-la-dilay-oo-video-soo-diray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hogaamiye-dhowr-bilood-ka-hor-la-shaaciyey-in-la-dilay-oo-video-soo-diray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hogaamiye-dhowr-bilood-ka-hor-la-shaaciyey-in-la-dilay-oo-video-soo-diray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-6.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Skjermbilde-6.png","width":685,"height":450},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-hogaamiye-dhowr-bilood-ka-hor-la-shaaciyey-in-la-dilay-oo-video-soo-diray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Hogaamiye dhowr bilood ka hor la shaaciyey in la dilay oo Video soo diray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124020"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124020"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124020\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124022,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124020\/revisions\/124022"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124021"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124020"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124020"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124020"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}