{"id":124023,"date":"2019-03-03T11:53:20","date_gmt":"2019-03-03T09:53:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124023"},"modified":"2019-03-03T11:53:20","modified_gmt":"2019-03-03T09:53:20","slug":"dhageyso-korneel-shariif-roobow-wasiir-ducaale-waa-fashilmay-ha-is-casilo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-korneel-shariif-roobow-wasiir-ducaale-waa-fashilmay-ha-is-casilo\/","title":{"rendered":"Dhageyso:- Korneel Shariif Roobow Wasiir Ducaale waa fashilmay, ha is-casilo"},"content":{"rendered":"<p>Korneel Shariif Roobow oo ah khabiir dhanka ammaanka ah ayaa sheegay in mas\u2019uuliyadda qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho ay qaadaneyso wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Korneel Shariif in dowladda federaalka looga baahan yahay iney la timaado siyaasad amni oo ka duwan midda hadda ay wax ku hagto.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Roobow ayaa ugu baaqay wasiirka amniga gudaha Maxamed Abukar Islow Ducaale in uu xilkaasi iska casilo, islamarkaana warqaddiisa ruqsada u geeyo ra\u2019iisul wasaare Kheyre.<\/p>\n<p>Wasiir Ducaale ayaa ka mid ah wasiirada ugu dhow madaxweynahan Soomaaliya, waxaana dadka qaar ay u arkaan inuu yahay lama taabtaan, aan cidna aysan la hadli karin.<\/p>\n<p>Si kastaba, Korneel Roobow ayaa sheegay in qaraxyadu ay sii badanayaan, oo ay joogto noqdeen, sidaas darteedna xubnaha mas\u2019uulka ah amniga ay qirtaan fashilkooda oo ay xilka u dhiibaan ka shaqo wanaagsan.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-124023-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Dhageyso-Roobow-Wasiir-Ducaale-waa-fashilmay-ha-is-casilo-ama.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Dhageyso-Roobow-Wasiir-Ducaale-waa-fashilmay-ha-is-casilo-ama.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Dhageyso-Roobow-Wasiir-Ducaale-waa-fashilmay-ha-is-casilo-ama.mp3<\/a><\/audio>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Korneel Shariif Roobow oo ah khabiir dhanka ammaanka ah ayaa sheegay in mas\u2019uuliyadda qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho ay qaadaneyso wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya. Waxa uu sheegay Korneel Shariif in dowladda federaalka looga baahan yahay iney la timaado siyaasad amni oo ka duwan midda hadda ay wax ku hagto. Sidoo kale, Roobow [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124024,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124023","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhageyso:- Korneel Shariif Roobow Wasiir Ducaale waa fashilmay, ha is-casilo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-korneel-shariif-roobow-wasiir-ducaale-waa-fashilmay-ha-is-casilo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhageyso:- Korneel Shariif Roobow Wasiir Ducaale waa fashilmay, ha is-casilo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Korneel Shariif Roobow oo ah khabiir dhanka ammaanka ah ayaa sheegay in mas\u2019uuliyadda qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho ay qaadaneyso wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya. Waxa uu sheegay Korneel Shariif in dowladda federaalka looga baahan yahay iney la timaado siyaasad amni oo ka duwan midda hadda ay wax ku hagto. Sidoo kale, Roobow [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-korneel-shariif-roobow-wasiir-ducaale-waa-fashilmay-ha-is-casilo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-03T09:53:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ducaale-1-1152x768.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1152\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-korneel-shariif-roobow-wasiir-ducaale-waa-fashilmay-ha-is-casilo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-korneel-shariif-roobow-wasiir-ducaale-waa-fashilmay-ha-is-casilo\/\",\"name\":\"Dhageyso:- Korneel Shariif Roobow Wasiir Ducaale waa fashilmay, ha is-casilo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-korneel-shariif-roobow-wasiir-ducaale-waa-fashilmay-ha-is-casilo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-korneel-shariif-roobow-wasiir-ducaale-waa-fashilmay-ha-is-casilo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ducaale-1-1152x768.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-03T09:53:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-korneel-shariif-roobow-wasiir-ducaale-waa-fashilmay-ha-is-casilo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-korneel-shariif-roobow-wasiir-ducaale-waa-fashilmay-ha-is-casilo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-korneel-shariif-roobow-wasiir-ducaale-waa-fashilmay-ha-is-casilo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ducaale-1-1152x768.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ducaale-1-1152x768.jpg\",\"width\":1152,\"height\":768},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-korneel-shariif-roobow-wasiir-ducaale-waa-fashilmay-ha-is-casilo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhageyso:- Korneel Shariif Roobow Wasiir Ducaale waa fashilmay, ha is-casilo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhageyso:- Korneel Shariif Roobow Wasiir Ducaale waa fashilmay, ha is-casilo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-korneel-shariif-roobow-wasiir-ducaale-waa-fashilmay-ha-is-casilo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhageyso:- Korneel Shariif Roobow Wasiir Ducaale waa fashilmay, ha is-casilo - Wardoon","og_description":"Korneel Shariif Roobow oo ah khabiir dhanka ammaanka ah ayaa sheegay in mas\u2019uuliyadda qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho ay qaadaneyso wasaaradda amniga gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya. Waxa uu sheegay Korneel Shariif in dowladda federaalka looga baahan yahay iney la timaado siyaasad amni oo ka duwan midda hadda ay wax ku hagto. Sidoo kale, Roobow [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-korneel-shariif-roobow-wasiir-ducaale-waa-fashilmay-ha-is-casilo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-03T09:53:20+00:00","og_image":[{"width":1152,"height":768,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ducaale-1-1152x768.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-korneel-shariif-roobow-wasiir-ducaale-waa-fashilmay-ha-is-casilo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-korneel-shariif-roobow-wasiir-ducaale-waa-fashilmay-ha-is-casilo\/","name":"Dhageyso:- Korneel Shariif Roobow Wasiir Ducaale waa fashilmay, ha is-casilo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-korneel-shariif-roobow-wasiir-ducaale-waa-fashilmay-ha-is-casilo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-korneel-shariif-roobow-wasiir-ducaale-waa-fashilmay-ha-is-casilo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ducaale-1-1152x768.jpg","datePublished":"2019-03-03T09:53:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-korneel-shariif-roobow-wasiir-ducaale-waa-fashilmay-ha-is-casilo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-korneel-shariif-roobow-wasiir-ducaale-waa-fashilmay-ha-is-casilo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-korneel-shariif-roobow-wasiir-ducaale-waa-fashilmay-ha-is-casilo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ducaale-1-1152x768.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/ducaale-1-1152x768.jpg","width":1152,"height":768},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-korneel-shariif-roobow-wasiir-ducaale-waa-fashilmay-ha-is-casilo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhageyso:- Korneel Shariif Roobow Wasiir Ducaale waa fashilmay, ha is-casilo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124023"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124023"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124023\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124026,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124023\/revisions\/124026"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124024"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124023"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124023"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124023"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}