{"id":124042,"date":"2019-03-04T11:43:32","date_gmt":"2019-03-04T09:43:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124042"},"modified":"2019-03-04T11:44:14","modified_gmt":"2019-03-04T09:44:14","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo saddex maalin kadib booqday dhaawacyada Qaraxii Muqdisho+ sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka booqday Isbitaalka Madiina si uu ugu kuurgalo xaaladda caafimaad ee dadkii ku dhaawacmay weerarradii ka dhacay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa markii uu gaaray Isbitaalka waxa uu warbixin faahfaahsan ka dhegaystay Agaasimaha Isbitaalka Dr. Maxamed Yuusuf oo uga warramay xaaladda caafimaad ee ay ku sugan yihiin dadkii qaraxa ku waxyeeloobay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa intii uu ku sugnaa Isbitaalka waxa uu mid mid u dul istaagay bukaannada iyo dhawaacayada lagu daawaynayo Isbitaalka Madiina, isaga oo arkay xaaladdooda caafimaad.<\/p>\n<p>Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahadceliyey dhakhaatiirtii uu kula kulmay Isbitaalka Madiina shaqada wanaagsan ee ay bulshada Soomaaliyeed u hayaan, isagoona kula dardaarmay in ay sii dardargeliyaan daryeelka caafimaad ee ay u fidiyaan bukaannada qaba dhaawacyada kala duwan.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-124042 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho\/7-1-6\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1080\" height=\"720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/7-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/7-1.jpg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/7-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/7-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/7-1-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho\/1-7-12\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1080\" height=\"720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-7.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-7.jpg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-7-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-7-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-7-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho\/2-6-15\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1080\" height=\"720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-6.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-6.jpg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-6-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-6-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-6-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho\/4-3-10\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1080\" height=\"720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/4-3.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/4-3.jpg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/4-3-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/4-3-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/4-3-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho\/6-1-7\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1080\" height=\"720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/6-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/6-1.jpg 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/6-1-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/6-1-768x512.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/6-1-1024x683.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka booqday Isbitaalka Madiina si uu ugu kuurgalo xaaladda caafimaad ee dadkii ku dhaawacmay weerarradii ka dhacay magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo ayaa markii uu gaaray Isbitaalka waxa uu warbixin faahfaahsan ka dhegaystay Agaasimaha Isbitaalka Dr. Maxamed Yuusuf oo uga warramay xaaladda caafimaad ee ay ku sugan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124044,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124042","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweyne Farmaajo oo saddex maalin kadib booqday dhaawacyada Qaraxii Muqdisho+ sawirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweyne Farmaajo oo saddex maalin kadib booqday dhaawacyada Qaraxii Muqdisho+ sawirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka booqday Isbitaalka Madiina si uu ugu kuurgalo xaaladda caafimaad ee dadkii ku dhaawacmay weerarradii ka dhacay magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo ayaa markii uu gaaray Isbitaalka waxa uu warbixin faahfaahsan ka dhegaystay Agaasimaha Isbitaalka Dr. Maxamed Yuusuf oo uga warramay xaaladda caafimaad ee ay ku sugan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-04T09:43:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2019-03-04T09:44:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-7.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho\/\",\"name\":\"Madaxweyne Farmaajo oo saddex maalin kadib booqday dhaawacyada Qaraxii Muqdisho+ sawirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-7.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-04T09:43:32+00:00\",\"dateModified\":\"2019-03-04T09:44:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-7.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-7.jpg\",\"width\":1080,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweyne Farmaajo oo saddex maalin kadib booqday dhaawacyada Qaraxii Muqdisho+ sawirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweyne Farmaajo oo saddex maalin kadib booqday dhaawacyada Qaraxii Muqdisho+ sawirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweyne Farmaajo oo saddex maalin kadib booqday dhaawacyada Qaraxii Muqdisho+ sawirro - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka booqday Isbitaalka Madiina si uu ugu kuurgalo xaaladda caafimaad ee dadkii ku dhaawacmay weerarradii ka dhacay magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo ayaa markii uu gaaray Isbitaalka waxa uu warbixin faahfaahsan ka dhegaystay Agaasimaha Isbitaalka Dr. Maxamed Yuusuf oo uga warramay xaaladda caafimaad ee ay ku sugan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-04T09:43:32+00:00","article_modified_time":"2019-03-04T09:44:14+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-7.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho\/","name":"Madaxweyne Farmaajo oo saddex maalin kadib booqday dhaawacyada Qaraxii Muqdisho+ sawirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-7.jpg","datePublished":"2019-03-04T09:43:32+00:00","dateModified":"2019-03-04T09:44:14+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-7.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/1-7.jpg","width":1080,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-oo-saddex-maalin-kadib-booqday-dhaawacyada-qaraxii-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweyne Farmaajo oo saddex maalin kadib booqday dhaawacyada Qaraxii Muqdisho+ sawirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124042"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124042"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124042\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124049,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124042\/revisions\/124049"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124044"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124042"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124042"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124042"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}