{"id":124051,"date":"2019-03-04T13:52:32","date_gmt":"2019-03-04T11:52:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124051"},"modified":"2019-03-04T13:52:32","modified_gmt":"2019-03-04T11:52:32","slug":"rag-alshabaab-u-qaabilsanaa-dilalka-qorsheysan-ee-muqdisho-oo-lasoo-bandhigay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-alshabaab-u-qaabilsanaa-dilalka-qorsheysan-ee-muqdisho-oo-lasoo-bandhigay-sawirro\/","title":{"rendered":"Rag Alshabaab u qaabilsanaa dilalka qorsheysan ee Muqdisho oo lasoo bandhigay + sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Kadib hawlgal Ciidamada ammaanka ay ka sameeyeen Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen xubno ka tirsanaa Shabaab.<\/p>\n<p>Howlgalka oo xoogiisa laga sameeyay degmada Wadajir, ayaa lagu guuleystay in gacanta lagu soo dhigo Shabakad isku xiran oo ka tirsan Amniyaadka Shabaab ee dilalka ka geysata degmooyinka Wadajir iyo Dharkiinleey.<\/p>\n<p>Ragga la soo qabtay oo saddex xubnood ah ayaa waxa ay qirteen ka mid ahaanshahooda Ururka Al Shabaab &amp; inay gaystaan falal lidi ku ah dhanka ammaanka.<\/p>\n<p>Shuceyb C\/llaahi Xaaji oo magaciisa Afgarashada ee Shabaab ku sheegay (Axmed), ayaa u qaabilsanaa dilalka ka dhaca inta u dhaxeysa Suuqa Weyn, Isbitaalka Madiino ilaa Siliga Ameerikaanka ee degmada Wadajir. Ismaaciil Maxamed Aweys oo magaciisa Afgarashada ee Shabaab ku sheegay (Yaxye), waxa uu Shabaab u qaabilsanaa dilalka ka dhaca Wadajir iyo Dharkiinleey.<\/p>\n<p>Qofka u danbeeya ee Saddexaad waa Maxamed Cismaan Macalin Axmed oo magaciisa Afgarashada ee Shabaab ku sheegay (C\/weli), waxa uu qirtay inuu qaabilsanaa oo kaliya kala gudbinta hubka howlgalada dilalka ah lagu fuliyo.<\/p>\n<p>Raggan oo Shan sano katirsanaa Shabaab, ayaa xiliga la soo qabanayay waxa ay ku howlanaayeen dil ay doonayeen iney u geystaan haweeney kamid eheyd ergooyinkii Xildhibaanada soo doortay, taasoo Qaad ku iibisa beerta Jaadka ee Degmada Hodan.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-124051 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-alshabaab-u-qaabilsanaa-dilalka-qorsheysan-ee-muqdisho-oo-lasoo-bandhigay-sawirro\/a-20\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"599\" height=\"316\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/A.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/A.png 599w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/A-300x158.png 300w\" sizes=\"(max-width: 599px) 100vw, 599px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-alshabaab-u-qaabilsanaa-dilalka-qorsheysan-ee-muqdisho-oo-lasoo-bandhigay-sawirro\/2-1-17\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"502\" height=\"251\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-1-1.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-1-1.png 502w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/2-1-1-300x150.png 300w\" sizes=\"(max-width: 502px) 100vw, 502px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-alshabaab-u-qaabilsanaa-dilalka-qorsheysan-ee-muqdisho-oo-lasoo-bandhigay-sawirro\/3-1020\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"602\" height=\"274\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/3-1.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/3-1.png 602w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/3-1-300x137.png 300w\" sizes=\"(max-width: 602px) 100vw, 602px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='http:\/\/wardoon.net\/so\/rag-alshabaab-u-qaabilsanaa-dilalka-qorsheysan-ee-muqdisho-oo-lasoo-bandhigay-sawirro\/6-676\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"504\" height=\"251\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/6.png\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/6.png 504w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/6-300x149.png 300w\" sizes=\"(max-width: 504px) 100vw, 504px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kadib hawlgal Ciidamada ammaanka ay ka sameeyeen Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen xubno ka tirsanaa Shabaab. Howlgalka oo xoogiisa laga sameeyay degmada Wadajir, ayaa lagu guuleystay in gacanta lagu soo dhigo Shabakad isku xiran oo ka tirsan Amniyaadka Shabaab ee dilalka ka geysata degmooyinka Wadajir iyo Dharkiinleey. Ragga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124054,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124051","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rag Alshabaab u qaabilsanaa dilalka qorsheysan ee Muqdisho oo lasoo bandhigay + sawirro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-alshabaab-u-qaabilsanaa-dilalka-qorsheysan-ee-muqdisho-oo-lasoo-bandhigay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rag Alshabaab u qaabilsanaa dilalka qorsheysan ee Muqdisho oo lasoo bandhigay + sawirro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kadib hawlgal Ciidamada ammaanka ay ka sameeyeen Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen xubno ka tirsanaa Shabaab. Howlgalka oo xoogiisa laga sameeyay degmada Wadajir, ayaa lagu guuleystay in gacanta lagu soo dhigo Shabakad isku xiran oo ka tirsan Amniyaadka Shabaab ee dilalka ka geysata degmooyinka Wadajir iyo Dharkiinleey. Ragga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-alshabaab-u-qaabilsanaa-dilalka-qorsheysan-ee-muqdisho-oo-lasoo-bandhigay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-04T11:52:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/3-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"602\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"274\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-alshabaab-u-qaabilsanaa-dilalka-qorsheysan-ee-muqdisho-oo-lasoo-bandhigay-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-alshabaab-u-qaabilsanaa-dilalka-qorsheysan-ee-muqdisho-oo-lasoo-bandhigay-sawirro\/\",\"name\":\"Rag Alshabaab u qaabilsanaa dilalka qorsheysan ee Muqdisho oo lasoo bandhigay + sawirro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-alshabaab-u-qaabilsanaa-dilalka-qorsheysan-ee-muqdisho-oo-lasoo-bandhigay-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-alshabaab-u-qaabilsanaa-dilalka-qorsheysan-ee-muqdisho-oo-lasoo-bandhigay-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/3-1.png\",\"datePublished\":\"2019-03-04T11:52:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-alshabaab-u-qaabilsanaa-dilalka-qorsheysan-ee-muqdisho-oo-lasoo-bandhigay-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-alshabaab-u-qaabilsanaa-dilalka-qorsheysan-ee-muqdisho-oo-lasoo-bandhigay-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-alshabaab-u-qaabilsanaa-dilalka-qorsheysan-ee-muqdisho-oo-lasoo-bandhigay-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/3-1.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/3-1.png\",\"width\":602,\"height\":274},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-alshabaab-u-qaabilsanaa-dilalka-qorsheysan-ee-muqdisho-oo-lasoo-bandhigay-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rag Alshabaab u qaabilsanaa dilalka qorsheysan ee Muqdisho oo lasoo bandhigay + sawirro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rag Alshabaab u qaabilsanaa dilalka qorsheysan ee Muqdisho oo lasoo bandhigay + sawirro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-alshabaab-u-qaabilsanaa-dilalka-qorsheysan-ee-muqdisho-oo-lasoo-bandhigay-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rag Alshabaab u qaabilsanaa dilalka qorsheysan ee Muqdisho oo lasoo bandhigay + sawirro - Wardoon","og_description":"Kadib hawlgal Ciidamada ammaanka ay ka sameeyeen Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen xubno ka tirsanaa Shabaab. Howlgalka oo xoogiisa laga sameeyay degmada Wadajir, ayaa lagu guuleystay in gacanta lagu soo dhigo Shabakad isku xiran oo ka tirsan Amniyaadka Shabaab ee dilalka ka geysata degmooyinka Wadajir iyo Dharkiinleey. Ragga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-alshabaab-u-qaabilsanaa-dilalka-qorsheysan-ee-muqdisho-oo-lasoo-bandhigay-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-04T11:52:32+00:00","og_image":[{"width":602,"height":274,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/3-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-alshabaab-u-qaabilsanaa-dilalka-qorsheysan-ee-muqdisho-oo-lasoo-bandhigay-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-alshabaab-u-qaabilsanaa-dilalka-qorsheysan-ee-muqdisho-oo-lasoo-bandhigay-sawirro\/","name":"Rag Alshabaab u qaabilsanaa dilalka qorsheysan ee Muqdisho oo lasoo bandhigay + sawirro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-alshabaab-u-qaabilsanaa-dilalka-qorsheysan-ee-muqdisho-oo-lasoo-bandhigay-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-alshabaab-u-qaabilsanaa-dilalka-qorsheysan-ee-muqdisho-oo-lasoo-bandhigay-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/3-1.png","datePublished":"2019-03-04T11:52:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-alshabaab-u-qaabilsanaa-dilalka-qorsheysan-ee-muqdisho-oo-lasoo-bandhigay-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-alshabaab-u-qaabilsanaa-dilalka-qorsheysan-ee-muqdisho-oo-lasoo-bandhigay-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-alshabaab-u-qaabilsanaa-dilalka-qorsheysan-ee-muqdisho-oo-lasoo-bandhigay-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/3-1.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/3-1.png","width":602,"height":274},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-alshabaab-u-qaabilsanaa-dilalka-qorsheysan-ee-muqdisho-oo-lasoo-bandhigay-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rag Alshabaab u qaabilsanaa dilalka qorsheysan ee Muqdisho oo lasoo bandhigay + sawirro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124051"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124051"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124051\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124056,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124051\/revisions\/124056"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124054"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124051"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124051"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124051"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}