{"id":124089,"date":"2019-03-05T10:34:48","date_gmt":"2019-03-05T08:34:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124089"},"modified":"2019-03-05T10:34:48","modified_gmt":"2019-03-05T08:34:48","slug":"madaxweyne-farmaajo-argagaxisada-way-daciifeen-tabar-ma-lahan-cod","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-argagaxisada-way-daciifeen-tabar-ma-lahan-cod\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo &#8221; Argagaxisada Way daciifeen Tabar ma Lahan&#8221; + COD"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay in awooda Argagaxisada Al shabaab ay daciiftay isla markaana aysan dagaal kala hor imaan Karin Ciidanka Xoogga Dalka, iyagoo Qaraxyo u adeegsanaya Wiilal ay maskaxda ka xadeen<\/p>\n<p>\u201cWay daciifeen Tabar badan ma lahan, waxaaa ka soo haray kaliya is qarxis meel ciidankeena geesiyiinta ay iskaga hortageen oo ay iska difaaceen malahan, meeshay ciidankeena ku arkaan way ka cararaan iyadoo laga yaabo in ciidankeena aysan heysan qalab ka fiican, waxaa usoo haray inay Baabuurta wax kusoo dhex qariyaan Wiilal ay maskaxda kasoo xadaan dhahaan Janaad galeysaa is dil\u201d.ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shacabka Soomaaliyed ayuu Madaxweyne Farmaajo ugu baaqay inay la shaqeeyaan Ciidamada Amaanka maadaama dal kasta oo amniga ka hormaray ay shacabkiisa sabab u yihiin.<\/p>\n<p>\u201cCiidanka kaligood waxba ka maqan karaan Howl wadareed waaye dagaalkan, hadaan laga wada shaqeyn amniga dhalinyaradaas kaligood waxba ma qaban karaan, ciidanka marka wax loo soo sheego ayay wax qabtaan laakiin Magalooyinka Caalamka waxay ku hormariyeen amnigooda Shacabka oo Ciidamada la shaqeeyay\u201d.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Dagaalka lagu ciribtirayo cadwoga uu u baahan yahay Geesinimo iyo qof kasta inuu Waajib iska saaro ka hortaga cadowga umadda xasuuqaya.<\/p>\n<p>\u201cDagaalka Al shabaab wuxuu u baahan yahay Geesinimo sida Ciidankeena Geesiyiin u yihiin waa in Shacabkana ay geesiyo noqdaan, waa bini\u2019aadan haday diyaar u yihiin inay dhintaan anaguna waa inaan ogolaanno inaanu dhimano, annagu hadaan dhimano waan shahiidnay maxaa yeelay waxaan u dhimaneynaa wax xaq ah\u201d.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaka Soomaaliya ayaa hadalkan ka jeediyay kullan uu xalay a qaatay hawl wadeennada caafimaadka, hay\u2019adaha Amniga iyo kuwa gurmadka degdega ah, Maamulka Gobolka Banaadir iyo Masuuliyiin kale oo ay ku jiraan Wasiirro.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-124089-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/DHAGEYSO-Madaxweyne-Farmaajo\u201cArgagaxisada-Way-daciifeen-Tabar.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/DHAGEYSO-Madaxweyne-Farmaajo\u201cArgagaxisada-Way-daciifeen-Tabar.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/DHAGEYSO-Madaxweyne-Farmaajo\u201cArgagaxisada-Way-daciifeen-Tabar.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay in awooda Argagaxisada Al shabaab ay daciiftay isla markaana aysan dagaal kala hor imaan Karin Ciidanka Xoogga Dalka, iyagoo Qaraxyo u adeegsanaya Wiilal ay maskaxda ka xadeen \u201cWay daciifeen Tabar badan ma lahan, waxaaa ka soo haray kaliya is qarxis meel ciidankeena geesiyiinta ay iskaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124090,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124089","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweyne Farmaajo &quot; Argagaxisada Way daciifeen Tabar ma Lahan&quot; + COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-argagaxisada-way-daciifeen-tabar-ma-lahan-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweyne Farmaajo &quot; Argagaxisada Way daciifeen Tabar ma Lahan&quot; + COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay in awooda Argagaxisada Al shabaab ay daciiftay isla markaana aysan dagaal kala hor imaan Karin Ciidanka Xoogga Dalka, iyagoo Qaraxyo u adeegsanaya Wiilal ay maskaxda ka xadeen \u201cWay daciifeen Tabar badan ma lahan, waxaaa ka soo haray kaliya is qarxis meel ciidankeena geesiyiinta ay iskaga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-argagaxisada-way-daciifeen-tabar-ma-lahan-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-05T08:34:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Farmaajo.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"460\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-argagaxisada-way-daciifeen-tabar-ma-lahan-cod\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-argagaxisada-way-daciifeen-tabar-ma-lahan-cod\/\",\"name\":\"Madaxweyne Farmaajo \\\" Argagaxisada Way daciifeen Tabar ma Lahan\\\" + COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-argagaxisada-way-daciifeen-tabar-ma-lahan-cod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-argagaxisada-way-daciifeen-tabar-ma-lahan-cod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Farmaajo.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-05T08:34:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-argagaxisada-way-daciifeen-tabar-ma-lahan-cod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-argagaxisada-way-daciifeen-tabar-ma-lahan-cod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-argagaxisada-way-daciifeen-tabar-ma-lahan-cod\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Farmaajo.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Farmaajo.jpg\",\"width\":660,\"height\":460},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-argagaxisada-way-daciifeen-tabar-ma-lahan-cod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweyne Farmaajo &#8221; Argagaxisada Way daciifeen Tabar ma Lahan&#8221; + COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweyne Farmaajo \" Argagaxisada Way daciifeen Tabar ma Lahan\" + COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-argagaxisada-way-daciifeen-tabar-ma-lahan-cod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweyne Farmaajo \" Argagaxisada Way daciifeen Tabar ma Lahan\" + COD - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay in awooda Argagaxisada Al shabaab ay daciiftay isla markaana aysan dagaal kala hor imaan Karin Ciidanka Xoogga Dalka, iyagoo Qaraxyo u adeegsanaya Wiilal ay maskaxda ka xadeen \u201cWay daciifeen Tabar badan ma lahan, waxaaa ka soo haray kaliya is qarxis meel ciidankeena geesiyiinta ay iskaga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-argagaxisada-way-daciifeen-tabar-ma-lahan-cod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-05T08:34:48+00:00","og_image":[{"width":660,"height":460,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Farmaajo.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-argagaxisada-way-daciifeen-tabar-ma-lahan-cod\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-argagaxisada-way-daciifeen-tabar-ma-lahan-cod\/","name":"Madaxweyne Farmaajo \" Argagaxisada Way daciifeen Tabar ma Lahan\" + COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-argagaxisada-way-daciifeen-tabar-ma-lahan-cod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-argagaxisada-way-daciifeen-tabar-ma-lahan-cod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Farmaajo.jpg","datePublished":"2019-03-05T08:34:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-argagaxisada-way-daciifeen-tabar-ma-lahan-cod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-argagaxisada-way-daciifeen-tabar-ma-lahan-cod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-argagaxisada-way-daciifeen-tabar-ma-lahan-cod\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Farmaajo.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Farmaajo.jpg","width":660,"height":460},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-farmaajo-argagaxisada-way-daciifeen-tabar-ma-lahan-cod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweyne Farmaajo &#8221; Argagaxisada Way daciifeen Tabar ma Lahan&#8221; + COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124089"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124089"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124089\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124092,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124089\/revisions\/124092"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124090"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124089"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124089"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124089"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}