{"id":124093,"date":"2019-03-05T10:48:08","date_gmt":"2019-03-05T08:48:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=124093"},"modified":"2019-03-05T10:48:08","modified_gmt":"2019-03-05T08:48:08","slug":"dowlada-soomaaliya-oo-war-cusub-kasoo-saartay-khilaafka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-war-cusub-kasoo-saartay-khilaafka-kenya\/","title":{"rendered":"Dowlada Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay khilaafka Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ku gacan seertay dalabka dowladda Kenya ay ku dooneyso in wada-xaajood lagu dhammeeyo khilaafka labada dal ee ka dhashay badda Soomaaliya ee Kenya ay sheegatay.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo arrintan ka ayaa shaaca ka qaaday in Soomaaliya weli ku adkeysaneyso go\u2019aankeedii hore, isla markaana lagu kala bixi doono maxkamada caalamiga ah ee cadaaladda ee ICJ.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya aysan marnaba wadahadal ka galeyn arrinta badda, hase yeeshee uusan saameyn ku yeelaneyn khilaafka jira xiriirkii iskaashi ee ka dhaxeeyey labada dowladood.<\/p>\n<p>Hadalka Mahad ayaa niyadjab kale ku ah dowladda Kenya, oo dhowaan wasiirkeeda arrimaha dibedda, Monica Juma ay sheegtay in Kenya ay diyaar u tahay inay wada-xaajood la gasho dowladda Soomaaliya, si arrintan xal looga gaaro.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa naga go\u2019an in xiisaddan lagu xaliyo wada-hadal, waxaana ku rajo weynahay in xal la heli doono oo walaalaheen derisk nala ah iyo annaga aan is-fahmi doonno\u201d ayey tiri Monica.<\/p>\n<p>Kenya ayaa dadaal xooggan ugu jirta in laga laabto kiiska dacwada badda Soomaaliya ee yaalla maxkamadda caalamiga ah ee cadadaaladda ee magaalada Hague, laguna dhameeyo wada-hadal, hase yeeshee waxaa muuqata in dowladda Soomaaliya aysan arrintaas ka dhaadhaceyn.<\/p>\n<p>Wasaaradda arrimaha dibedda Kenya, ayaa dhowaan warbixin ku saabsan \u201cmuranka badda\u201d ee kala dhaxeeysa Soomaaliya, kuna xoojineyso dooddeeda u gudbisay qaar ka mid ah dalalka xubnaha QM iyo Golaha Ammaanka Midowga Afrika.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ku gacan seertay dalabka dowladda Kenya ay ku dooneyso in wada-xaajood lagu dhammeeyo khilaafka labada dal ee ka dhashay badda Soomaaliya ee Kenya ay sheegatay. Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo arrintan ka ayaa shaaca ka qaaday in Soomaaliya weli ku adkeysaneyso go\u2019aankeedii hore, isla markaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":124094,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-124093","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowlada Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay khilaafka Kenya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-war-cusub-kasoo-saartay-khilaafka-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowlada Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay khilaafka Kenya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ku gacan seertay dalabka dowladda Kenya ay ku dooneyso in wada-xaajood lagu dhammeeyo khilaafka labada dal ee ka dhashay badda Soomaaliya ee Kenya ay sheegatay. Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo arrintan ka ayaa shaaca ka qaaday in Soomaaliya weli ku adkeysaneyso go\u2019aankeedii hore, isla markaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-war-cusub-kasoo-saartay-khilaafka-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2019-03-05T08:48:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"238\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"212\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-war-cusub-kasoo-saartay-khilaafka-kenya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-war-cusub-kasoo-saartay-khilaafka-kenya\/\",\"name\":\"Dowlada Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay khilaafka Kenya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-war-cusub-kasoo-saartay-khilaafka-kenya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-war-cusub-kasoo-saartay-khilaafka-kenya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index.jpg\",\"datePublished\":\"2019-03-05T08:48:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-war-cusub-kasoo-saartay-khilaafka-kenya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-war-cusub-kasoo-saartay-khilaafka-kenya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-war-cusub-kasoo-saartay-khilaafka-kenya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index.jpg\",\"width\":238,\"height\":212},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-war-cusub-kasoo-saartay-khilaafka-kenya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowlada Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay khilaafka Kenya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowlada Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay khilaafka Kenya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-war-cusub-kasoo-saartay-khilaafka-kenya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowlada Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay khilaafka Kenya - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ku gacan seertay dalabka dowladda Kenya ay ku dooneyso in wada-xaajood lagu dhammeeyo khilaafka labada dal ee ka dhashay badda Soomaaliya ee Kenya ay sheegatay. Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo arrintan ka ayaa shaaca ka qaaday in Soomaaliya weli ku adkeysaneyso go\u2019aankeedii hore, isla markaana [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-war-cusub-kasoo-saartay-khilaafka-kenya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2019-03-05T08:48:08+00:00","og_image":[{"width":238,"height":212,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-war-cusub-kasoo-saartay-khilaafka-kenya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-war-cusub-kasoo-saartay-khilaafka-kenya\/","name":"Dowlada Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay khilaafka Kenya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-war-cusub-kasoo-saartay-khilaafka-kenya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-war-cusub-kasoo-saartay-khilaafka-kenya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index.jpg","datePublished":"2019-03-05T08:48:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-war-cusub-kasoo-saartay-khilaafka-kenya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-war-cusub-kasoo-saartay-khilaafka-kenya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-war-cusub-kasoo-saartay-khilaafka-kenya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/index.jpg","width":238,"height":212},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-soomaaliya-oo-war-cusub-kasoo-saartay-khilaafka-kenya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowlada Soomaaliya oo war cusub kasoo saartay khilaafka Kenya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124093"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=124093"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124093\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":124095,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/124093\/revisions\/124095"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/124094"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=124093"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=124093"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=124093"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}